Wellness Vitamin & derma care

Wellness Vitamin & derma care Wellness Vitamins & Derma Care: Holistic wellness, radiant skin. Quality products, science-backed.

28/07/2025

Macdanta Magnesium maxaad ka ogtahay?
Halkeese ayaa laga helaa?
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

25/07/2025

Waa maxay macdanta Zinc?
Sidee qofka macdantan ku yartahay lagu ogaan karaa?

Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

21/07/2025

Waa maxay Glutathione?
Bulshadeena fikrad noocee ah ayay ka qabtaa?
Waxa aan ku sharxeynaa muuqaalkan.

16/07/2025

Farxiya oo ka mid ah macamishena oo aan kaa caawiney in aan xal u helno cabashadeeda.
VitaWellness waxa ay mar walba diyaar kula tahay in ay kaa haqabtirto dhamaan adeegyada la xiriira vitaminatka.
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

11/07/2025

Waxa aan maanta xariga ka jarney xarunta 3-aad ee ๐•๐ข๐ญ๐š ๐–๐ž๐ฅ๐ฅ๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐ฏ๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐š๐ง๐ ๐๐ž๐ซ๐ฆ๐š ๐œ๐š๐ซ๐ž magaalada ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ.
Waxa aad ka heleysaa dhamaan adeegyada la xiriira vitamins-ka iyo minerals-ka jirka.

Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

10/07/2025

Maxay tahay faa'iidada Vitamins-ka ay u leeyihiin caafimaadka guud ee dadka?
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐‚ (๐š๐ฌ๐œ๐จ๐ซ๐›๐ข๐œ ๐š๐œ๐ข๐) waa vitamin muhiim ah oo jirku u baahan yahay, gaar ahaan difaaca jirka iyo caafimaadka guud. ...
09/07/2025

๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐‚ (๐š๐ฌ๐œ๐จ๐ซ๐›๐ข๐œ ๐š๐œ๐ข๐) waa vitamin muhiim ah oo jirku u baahan yahay, gaar ahaan difaaca jirka iyo caafimaadka guud. Waxa uu leeyahay faaโ€™iidooyin badan, oo ay ka mid yihiin:

๐Ÿ. ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š (๐ˆ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ž ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ):
Vitamin C wuxuu xoojiyaa nidaamka difaaca jirka, wuxuuna ka caawiyaa jirka inuu iska difaaco caabuqyada iyo infekshannada sida hargabka.

๐Ÿ. ๐ƒ๐š๐š๐ฅ ๐ฒ๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š:
Wuxuu gacan ka geystaa yareynta daalka, wuxuuna kordhiyaa tamarta jirka.

๐Ÿ‘. ๐Š๐š๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐Ÿ๐š๐š๐Ÿ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ง๐Ÿ๐ž๐ค๐ฌ๐ก๐š๐ง๐ง๐š๐๐š:
Waxaa lagu tiriyaa antioxidant โ€“ wuxuu ka hortagaa waxyeellada ay keeni karaan xag-jirayaasha bilaashka ah (free radicals), taasoo yareyn karta halista kansarka iyo cudurrada kale.

๐Ÿ’. ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐š:
Wuxuu kor u qaadaa soo saarista collagen โ€“ taasoo maqaarka ka dhigta mid adag oo dhalinyaro ah.
Waxa kale oo uu yarayn karaa finan (acne), midab kaladuwanaanta maqaarka, iyo calaamadaha gabowga.

๐Ÿ“. ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š๐Ÿ๐ญ๐š:
Collagen-ka uu soo saaro wuxuu muhiim u yahay lafaha, ilkaha, iyo unugyada kale ee jirka.

๐Ÿ”. ๐Š๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐›๐ข๐ซ๐ญ๐š (๐ˆ๐ซ๐จ๐ง ๐š๐›๐ฌ๐จ๐ซ๐ฉ๐ญ๐ข๐จ๐ง):
Vitamin C wuxuu caawiyaa jirka inuu si fudud u nuugo birta laga helo cuntooyinka dhirta (plant-based iron).

๐Ÿ•. ๐๐จ๐ ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ง๐š๐›๐š๐ซ๐ซ๐š๐๐š:
Wuxuu dedejiyaa bogsashada nabarrada iyo dhaawacyada maqaarka.

07/07/2025

Mid ka mid ah macaamiisheena oo ka faa'ideysatay qiimo dhimista aan u sameyney dhamaan dadka inagu xiran Bishii August.
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

Halkan kaga bogo Vitamin D iyo faa'idooyinka uu leeyahay.๐–๐ž๐ฅ๐ฅ๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ซ๐ฆ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ž waxa ay diyaar kula tahay Vitam...
24/06/2025

Halkan kaga bogo Vitamin D iyo faa'idooyinka uu leeyahay.
๐–๐ž๐ฅ๐ฅ๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ซ๐ฆ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ž waxa ay diyaar kula tahay Vitamin Check Up iyo adeegyada kale ee la xiriira.
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

19/06/2025

Waa maxay Vitamin D, Maxayse tahay faa'idadiisa?
Bulshadeena Soomaaliyeed baraarug intee la eg ayay ka heystaan.
Muuqaalkan kaga bogo intaas iyo in kasii dheerba.
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

17/06/2025

Wax ka ogow vitaminaatka iyo macdanta jirka u baahanyahey iyo inta ay u kala baxaan.
๐–๐ž๐ฅ๐ฅ๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐•๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐š๐ง๐ ๐ƒ๐ž๐ซ๐ฆ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ž waxa ay idiin sameyneysaa adeegyada la xiriira vitamiinatka.
Wixii faahfaahin dheeri ah waxa aad nagala soo xiriirtaa:
๐Ÿ“ž Call Center: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ-๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ
๐Ÿ“ Location: ๐€๐ ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐™๐จ๐จ๐›๐ž, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ฆ๐ข๐ข๐ซ๐š - ๐ƒ๐š๐›๐š๐ช๐š ๐’๐ญ๐š๐ซ๐ก๐จ๐ฆ๐ž.

๐…๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐ฎ waa maaddooyin muhiim u ah koritaanka, hagaajinta unugyada, iyo ilaalinta caafimaadka guud. Jirka wuxuu u b...
14/06/2025

๐…๐ข๐ญ๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ง๐š๐๐ฎ waa maaddooyin muhiim u ah koritaanka, hagaajinta unugyada, iyo ilaalinta caafimaadka guud. Jirka wuxuu u baahan yahay tiro yar oo fitamiinno ah, balse aad muhiim u ah.

Address

Km5 Zoobe, Mogadishu
Mogadishu
RIOPLACA

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wellness Vitamin & derma care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category