Dr.Diiriye

Dr.Diiriye Isbitaalka Takhasusiga Ah Neerfaha & Dhimirka Ee Al-Hilaal. Waxaa isbitaalka diyaar kuugu ah dhaqaat

31/07/2024
27/07/2024

Wargalin Muhiim ah.
Dr. Mohamed Abdirahman Diriye (DR. Dirie) oo horay uga howl gali jiray qaar kamid ah isbitaalada magaalada muqdisho ayaa dalka dib ugu soo laabtay.
Dr. Dirie ayaa kutaqasusay Daaweynta Nerfaha iyo Qaliimada Madaxa iyo Dhabarka ayaa dib uga howl galay isbitaalka jaale siyaad ee magalaada muqdisho.

waxii faahfaahin ah kala xiriir.
Tel:0615797493/0618009181

Dr. Diiriye oo dalka dib ugu Soo noqday asaga oo ku taqasusay daaweynta xanuunada ku dhaco neerfaha iyo qaliimada madaxa...
05/12/2023

Dr. Diiriye oo dalka dib ugu Soo noqday asaga oo ku taqasusay daaweynta xanuunada ku dhaco neerfaha iyo qaliimada madaxa iyo lafdhabarka
Dr. Diiriye waxa uu idinka daaweynayaa:
1. Walwalka
2. Hurdo yarida
3. Waalida
4. Madax xanuunka
5. Dhabarnxanuunka
6. Kabuubyada.
7. Hurdo la'aanta
8. Iyo dhamaan xanuunada neerfaha
Wixii fah fahin ah kala xiriir
0618009181
0615777493

War galin mohiim ahDhaqtarka neerfaha   Dr Mohamed abdirahmaan diiriye, Dr diiriye ayaa dalka dib uga so laabtay Dr waxa...
02/12/2023

War galin mohiim ah
Dhaqtarka neerfaha Dr Mohamed abdirahmaan diiriye, Dr diiriye ayaa dalka dib uga so laabtay Dr waxa uu ka holgalayaa
Isbitaalka takhasusiga ee jaalle siyaad
DR DIIRIYE waxa uu kaa dabeynayaa in shaa allah

1. Madaxa oo dhiig kufurto
2. Hordu la aanta
3.walwalka
4.qalalka
5. Stroke
6.dhabarxanuunka
7.Luga xanuunka
8. Waalida
9.iskubuuqa
10 jugta kudhacda madaxa xididada neerfaha
11. Jugta ama dhibka soo gaara dhabarka lugaha seedaha murqo xanuunka kala gooysyada

12. Qaliinada naadirka ah ee aan dalka lagu sameeyn tusaale Burooyinka laga soo saaro madaxa iyo lafdhabarta pituitaire adenome Cranioplastic iyo nooyco cusub oo qaliinada kamid ah
Dhakhterka wuxuu is ticmaali doonaa in shaa Allah

Microscopic iyo endoscopic layser
Wixii fah faahin ah kala xiriir
0618009181
0615797493

28/11/2023

War galin Mohamed ah

Dhamaan dadweynhaha ku nool gobalka banaadir iyo nawaxigiisa waxa lagu war galinayaa in uu Dib ugu soo laabtay dalka Dr Mohamed Abdirahman Dirie Dr diriye oo ku ta khadusay Qaliinka madaxa iyo lafdhabarta iyo daweeyntooda Dr ka wuxuu kaa daweeynaa in shaa allah
1. madaxa oo dhhig kufurto
2. jugta ku dhacda madaxa iyo laf dhabarta
3. hurdo la aanta
4. Istareeska ama walwalka
5. jajabka ku dhaca lafdhabarta iyo kabideeda
6. ilamaha madaxa biyaha oo ga jiraan
7. ilmaha aan soconkarin ama fariisan karin
8. soosaarida burooyika madaxa iyo lafdhabarta
9. paralayzka
10. daaweeynta dhimirka maskaxda iyo waalida
11. qalalka
12. sameynta lafaha cusub ee madaxa marka ay bur buraan loo sameeynaayo plastic surgery
13. dhakhtetka wuxuu is ticmaalayaa qalab casri ah
Fadlan Nagala soo xiriir wixii faahfaahin ah:
0618009181 ama 615797493

Case Meningiome brain surgery Waa buro madaxa aan kasoo bixinay qaliin aan kusameeynay.Dr. Diiriye
04/02/2023

Case Meningiome brain surgery
Waa buro madaxa aan kasoo bixinay qaliin aan kusameeynay.

Dr. Diiriye

Asc All, Jumca Mubarak  shaqo wacanDr. Diiriye
03/02/2023

Asc All, Jumca Mubarak

shaqo wacan

Dr. Diiriye

03/01/2023

Mashaa allah

12/09/2022

Waa bukaan labo cudur is kugu dar santay
1. Buro ooga taalay 3vintricular
2.biyo madaxa ooga jiray

Kusoo dhawaada Al-hilaal hospital
18/08/2022

Kusoo dhawaada Al-hilaal hospital

24/06/2022
01/03/2022

Asc dhamaan macaamiisha iyo Asxaabta markale alhilaal hospitaal kusoo dhawaada iyo Dr ka Neerfaha Dr Diriye

08/02/2022

Waa ilmo yar oo Codka kaxirnaa xanuun kalena ugu darsanaa oo caafimaaday
Waxaa nooga warbixisay hooyadiis ku soodhawaada

08/02/2022

Asc dhamaantiin
Waa bukaano Aad u xanuunsanaa
Qayb codka Ayaa kaxirnaa qalalna waalasocday
Qaybna waali ayaa haysay

Intaba mudu kooban bay ku caafiaadeen

03/02/2022

Badqabka Maskaxda Waxay Muhiim utahay Dhamaan Jirka Bini Aadamka Kusoo Dhawaaw Drka Neerfa Ee Al Hilaal Specialist Hospital
Dr-Mohamed Abdurahman Diriye

Address

KM5 ZOPE Street
Mogadishu
252

Telephone

+252618009181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Diiriye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Diiriye:

Share