Kaaraan Community Hospital

Kaaraan Community Hospital KCH

Warsaxaafadeed kaso baxay isbitaalada gaarka looleyahey
18/08/2024

Warsaxaafadeed kaso baxay isbitaalada gaarka looleyahey

29/07/2024

Bishaaaro bishaaro waxan bulshoyinka ku nool muqdisho iyo nawaaxigeda ugu bishaareynenaa bixinta adeeg indhi fiiqis oo free.
Is diwan galinta waxey ka socota Kaaraan Community Hospital oo ku yaalo is gooska jiirada ka so horjeedka xarunta dagmada kaaran
Waxi faahfahin intas dheer kala xiriir
0611402514 ama 0611402516 ama wac lambarka gaban 2404
FG: tirada indha fiqista way koban tahay e fadlan h**e ugaar kaaran community hospital
KCH wa kalsonida bukaanka iyo kaalmenta maskiinka

Jimca xilwa walalayaalKaaraan Community Hospital Hooyga daryeelka caafimaadkada
28/06/2024

Jimca xilwa walalayaal
Kaaraan Community Hospital
Hooyga daryeelka caafimaadkada




Waxan idila qeybsaneynaa Hambaliyada maalinta xuriyada 26 jun Kaaraan Community Hospital Hooyga daryeelka caafimaadkada ...
26/06/2024

Waxan idila qeybsaneynaa Hambaliyada maalinta xuriyada 26 jun Kaaraan Community Hospital
Hooyga daryeelka caafimaadkada



Kaaraan Community Hospital Hooyga daryeelka caafimaadkada
25/06/2024

Kaaraan Community Hospital
Hooyga daryeelka caafimaadkada



Waxaa bilaaban doona waji 1aad ee qaliimada baabasiirka laga bilaawo 25/6/2024 ilaa 25/7/2024... isdiwaangalinta wexe ka...
24/06/2024

Waxaa bilaaban doona waji 1aad ee qaliimada baabasiirka laga bilaawo 25/6/2024 ilaa 25/7/2024... isdiwaangalinta wexe kasocota Kaaraan Community Hospital
qaliimada wa free ama lacag la'aan



Lakulan dhaqterka neerfaha siaad xal ugu heshaan dhabar xanuunkan soo laablaabte
18/06/2024

Lakulan dhaqterka neerfaha siaad xal ugu heshaan dhabar xanuunkan soo laablaabte



 Kaaraan Community Hospital
15/06/2024


Kaaraan Community Hospital


Jimca xilwa walaalayaal
14/06/2024

Jimca xilwa walaalayaal




Maxaad ka ogthy in xernaashaha duleelka dhagta ay kenikarto maqal yari, dhagajig ?Kaaraan Community Hospital
14/06/2024

Maxaad ka ogthy in xernaashaha duleelka dhagta ay kenikarto maqal yari, dhagajig ?
Kaaraan Community Hospital





Haa wa la dawenkaraa caruurta isku kaadisa fadlan so booqo Kaaraan Community Hospital  oo ah hoyga daryeelka caafimaadka...
09/06/2024

Haa wa la dawenkaraa caruurta isku kaadisa fadlan so booqo Kaaraan Community Hospital oo ah hoyga daryeelka caafimaadkada.
Lana kulan dhaqterka caruurta khabiir latacaalidona caruurta isku kaadisa.




Address

Kaaraan Distict
Muqdishow

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaraan Community Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category