Dr abaas ote

Dr abaas ote Health

19/02/2022

✍️✍️✍️✍️✍️✍️

Ka faa’iideeyso ducooyinkaan Uguna faa’iidey walalkaaShare dheh Mahadsanid
28/07/2021

Ka faa’iideeyso ducooyinkaan
Uguna faa’iidey walalkaa

Share dheh
Mahadsanid

16/04/2021
09/02/2021

Farqiga u dhexeeyo Kaadida Wiilasha iyo Gabdhaha.

Diinta iyo Seyniska.

Rasuulkeena Runlooga ahaa SCW, Run ayuu noo sheegay. Xadiithka laga soo wariyay Umu Qeys ee Muslim iyo Bukhari isku raaceen. Umu Qeys waxa ey tiri: Wiilkeeyga oo yar oo weli aan quudan wax caana ka badan, ayaa ku kaadiyay Rasuulka SCW dharkiisa, Lamana dhaqin ee Biyo ayaa lagu shushubay.
Fiiri, Xadiithka kale ee uu soo xigtay Tarmadi: oo leh Wiilasha kaadidoodu haddii ey dharka kaa gaarto biyo ayaa lagu shushubaa, laakin Gabdhaha kaadideedu haddii ey dharka kaa gaarto waa la dhaqaa.
waxa laga hadlayo waa kaadada Ubadka aan quudan wax Cabitaan iyo Caano ka badan ee Saxaradu kuma jirto.

Sabab

Xaqiiqda Allaah ayaa ku cilmi leh. Culimada qaar ayaa leh Caruurta iyaga oo yar yar Rasuulku uu dhabta saaray ee ku kaadiyay dharkiisa, waxaa ka mid ah: Xassan, Xusein, Cabdullahi bin xubeyd, Suleymaan bin Haashim iyo Wiilkii Umu Qeys, Biyo ayuuna ku shushubay ee lama dhaqin dharkii.

Culimada qaar oo Fasirayay Xadiithkaan, ayaa leh, sababtu waxa ey tahay, Asalkii uumista Wiilasha waxaa laga abuuray, Biyo iyo Carro dhoobo ah "Nabi Aadam RC" Labada laga uumay midna ma ahan Nijaas.

Gabadha waxaa laga sii abuuray jirkii Nabi Aadam . Cad hilib ah iyo dhiig, Dhiigu waa Nijaas waana in laga dhaqo hadduu gaaro Dharka.

Tan kale Wiilku waxaa uu ku Qaan gaaraa Markii "Maniyadu" ka timaad, Maniyadu Nijaas ma ahan, haddii ey dharka kaa gaarto uma baahno in la dhaqo. laakin Gabadhu waxa ey ku qaan gaartaa, markii dhiiga Caado uu ka yimaad waana Nijaas Dhiiga Caado dharkana waa in laga dhaqo.

Culumada Seyniska ee Casrigaan, waxa ey leeyihiin : Gabadha hadda dhalatay Kaadideeda waxaa ku jiro Jeermiga ( E. Coli bacteria) oo ah 96%, Kaadida Wiilka hadda dhashay waxaa ku jiro, 46% ( E.Coli Bacteria), Laba laab ayeey Bacteria-da Gabartu ka badan tahay tan Wiilka.
Taa ayaa u muuqato Sababta midna loo dhaqo midna Biyo loogu shushubo.
Inta Badan Bacteriada E.Coli, Bacteria ahaan iyadu male wax dhibaata ah, Laakin waxa ey fududeysaa Cuduro kale sida Shubanka.

Bacteria daan ilmuhu waxa ey ka soo qaadi karaan Hooyada haddii Bacteria daani ey h**e jirkeeda ugu jirtay. Bacteriadaan waxaa looga faa'iideeystaa marka Hidda sidaha dhiiga DNA, marka in la baaro oo la ogaado la doonayo ,E.Coli waa Nuucya badan tahay.( F.S: 1- 3aad)

Mar h**e ayaa Diinteenu noo sheegtay in Kaadida Wiilka iyo Tan Gabadhu marka ey dhashaan ey kala duwan yihiin, habka looga daahiriyo Dharkuna ey kala duwan tahay.
Maanta ayey Culumada Seeynisku Ogaadeen in uu jiro Farqi u dhexeeyo Kaadida Dhalaanka Markaa dhashay ee Lab iyo Dhidig kala ah.

FG: Allaah ayaa ku Cilmi leh, Rasuulkeenuna Runta ayuu noo sheegay, Wixii aan khalday iga sax, wixii ka dhimanna ku dar.

MAHADSANIDIIN

02/02/2021

Cilmiga aduunka ku cusub ee (Feminist Psychology) Cilmi nafsiga hawenka ee bilawday 1970kii , Aya hada bayaaninaya murugada so wajahda Hawenka in ay Aad u qotadheertahay darenkedana sidaa okale yahay, iyagoo hawenka noqden kuwa u jilcan murugada ,dhibta,cabsida ,caayda ,kaftanka,kufsiga iyo farxadaba,halka raga marka loo fiiriyo in uu cadeysto shucuurtis sida xanaqa okale haba ku kala duwanadan qaabka ay uso bandhigtan labada Jinsiba.

Hadii aad fiiriso quraanka ilahay subxanahu watacala dhowr meel ayuu kuso qaatay murugada hawenka,ayadahaas waxad ka dhehankartaa murugadooda in ay tahay mid hoos u qodon sidaas okale shucurtoda ama darenkoda
في سورة مريم ( فناداها من تحتها الا تحزني )
في سورة الأحزاب(ان تقرأ اعينهن ولا يحزن )
في سورة القصص ( كي تقر عينها ولا تحزن )
في سورة القصص( ولا تخافي ولا تحزني )

waxay kalo sheegen in hawenku murugada jilciso,quruxdoda ay lumiso,tabardari u kento iyo cilmi ahaana ay sameyn ku yeelato dhacamada ama hormonada hawenka quseyo iyago sheegay gabdho badan oo murugeysna in ay waxba dhali wayen, kuwa kale midabkoodii is badalay ,midkale timihii ka daateen.

murugadas waxa sabab u ah bulshada ay la nooshahay ilaa yarantedii.

Dulucda:- Hooyada hadal haku mudin,walasha haku adkeynin, gabadhada ha dilin ,xaaskada ha dayicin , gabdhaha kale ha qalbi jabinin.

ilahay marnaba lama donin murugada adigana ka ilaali

فلا يكرمهن الا الكريم ❣
ولا يهينهن الا اللئيم 💔

Asc asxaabta ku xeran pagekan Maanta waxaa kahadli donaa      Waxtarka mooska uu uleeyahayMooska waa qudaar si maalinle ...
15/02/2020

Asc asxaabta ku xeran pagekan
Maanta waxaa kahadli donaa
Waxtarka mooska uu uleeyahay

Mooska waa qudaar si maalinle ah aad u isticmaasho hadaba wax ka ogow maanta waxyaabaha uu u wanagsan yahay

▪Moosku waxa uu leeyahay faa'iidoyin aad u tiro badan, lamana tirin karo faa'iidoyinka uu mooska leeyahay axaa lagu tiriyaa
Fawaakih hodon ku ah fatamiinada
kala ah A,B and D

▪Sidoo kale mooska aya hodon ku ah qaar kamid ah macdanta muhiimka u ah jirka
Sida potassium carbohydrate sidoo kale waxa
Ku jira aash*tooyin jirka faa'iido u leh

▪hadaba faa'iidoyinka uu mooska leeyahay
Ku waas oo wax ku ool u ah cafimaadka jirka waxaa kamid ah

1• yareenta miistaanka qofka
2• awood siinta jirka
3• wax uu daawo uyahay hab dhiska dheefshiidka iyo calool fadhiga
4• waxa uu daawo uyahay aash*tada
5• sido kale dadka caba sigaarka iska caabin buu siiya si ay naftoda u wangsanaato
6• wadnaha cafimaad ayuu uyahay
7• mooska waxa uu ilaaliyaa cafimaadka kilyaha
8• waxa uu ladagalamaa gabowga qofka

Hadab like share dheh
sido kale nala wadaag waxayaaba aad ubahan tahay in laguu sharaxo
MAHADSANID

Wax ka ogow faa'iidada iyo wax yaabaha ay qani kutahay liin dhanaanta ama (lemonade) ■Liin dhanaanta waxay qani ku tahay...
31/01/2020

Wax ka ogow faa'iidada iyo wax yaabaha ay qani kutahay liin dhanaanta ama (lemonade)

■Liin dhanaanta waxay qani ku tahay
vitamin C-ga
Sidoo kale waxaa laga helaa maadoyin muhiim u ah caafimaadka sida vitamin B , phosphorus,
Proteins, iyo carbohydrate, dhaman waxay kor uqaadaan caafimaadka

■Cilmi baaris ay sameysay hay'ad aan dowli aheyn ee layiraahdo 《American Urological Association》 ayaa sheegtay in liin dhanaanta lagu daaweyn karo dhagax kilyoodka iyadoo nadiifisa kaadi mareenka iyo tubooyinka kaadida qaada

■Hadaba xanunadee lagu yareyaa ama lagu daweyaa liin dhanaanta

1-Qandhada (fever)
2-Gaaaska
3-Ilkaha iyo cirid xanuunka (dental care)
4-Shuban biyoodka (cholera)
5-Dhiig karka (high blood pressure)
6-Liinta baruurta way yaresaa
7-Dhuun xanuunka ama quunka (tonsils)
8-Calool adeega iyo saxarada adag
9-Naqas yaraanta (respiratory disorders)
10-Romatiisimada (rheumatism)

Please, like,shere,
MAHADSANID

Maxaad ka ogatahy faa'iidooyinka badan ee laga helo karootada ama (carrot)  ■Karootada waxee kamid tahay cuntooyinka ugu...
30/01/2020

Maxaad ka ogatahy faa'iidooyinka badan ee laga helo karootada ama (carrot)

■Karootada waxee kamid tahay cuntooyinka ugu caansan uguna waxtarka badan dhanka caafimaadka ee laga isticmaalo guud ahaan caalamka.

■Karootadu ama (carrot) waxey leedahay faa'iidooyin badan oo aan ahayn kaliya in ay araga wax utarto .

Hadaba faa'iidooyinkeda waxa kamid ah

♧waxa ay wanaajisaa cafimaafka indhaha iyo araga
♧waxee kor uqaadaa difaaca jirka
♧waxey nadiifisaa beerka
♧waxee dhalaalisaa maqaarka
♧waxa ay caawisaa xoojinta lafaha
♧waxa ay ilaalisaa cafimaadka ilkaha
♧waxa ay kahoragtaa cudurka storke-ga
♧waxay kobcisaa cafimaadka wadnaha

Hadaba like share dheh si aad ula socoto
waxyaabo badan oo ku anfici doona

MAHADSANID

Maanta waxa idiin hayaa faa'iidooyinka ■(TUUNTA) ■ama ■[TOONTA]■  TUUNTA ama TOONTA_ waxaa kujira maado looyaqano [[Alli...
29/01/2020

Maanta waxa idiin hayaa faa'iidooyinka ■(TUUNTA) ■ama ■[TOONTA]■

TUUNTA ama TOONTA_ waxaa kujira maado looyaqano [[Allicin]] oo kaqeb ka ah carafta iyo daawada ku jirta tuunta
• waxyaaba nafaqada leh oo tuunta laga helo waxaa ugu h**eeyo, magnase, vatamin B6, vitamin C iyo maadada selenium waxaa kaloo ku jira qadar yar oo calcium ah

Faa'iidooyinka tuunta qubarada caafimaad waxa ay shegeen in tuunta ay daawo utahy.

Cuduro farabadan oo ay kamid yihiin.

1

28/01/2020

FAA'IIDADA CAAFIMAAD BIAYAHA LACABO KA HOR QURAACDA

Faa'iidooyinka ay leyihiin biyaha lacabo salaadda h**e, markaasi oo qofka calooshiisa madhan tahay
Oo aanu quraacan ayaa lacadeye inay ledahay cafimaad badan iyo inay waliba daaweyso
Xaanuuno badan oo dhib kuhaya aadamiga.

Sida ay cadeyeen dhaqaatiir iyo quburo caafimaad oo India udhashay
Waxa ay sheegeen in biyaha lacabo kahor quraacda, kuwaasi oo midkasta ay siiyaan mudo u go'an oo xanuunka ay daaweyneso.

Xanuunada ay biyaha daweyaan waxaa kamid ah
Madaxwareerka joogtada ah,
Kaadi macaanka,
Tiifodhka,
Shubanka,
Garaaca sare ee wadnaha,

Waad ku mahadsan thy aqriskaga hadii aad wax kafaa'iidayna Like dheh page kani
MAHADSANID

26/12/2019

Waa hadl xaqiiq ah
Xikmadna ay ku jirto
Like, shere

Address

Mogadishu
MOGADHISHU

Telephone

+252616454076

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr abaas ote posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram