Dr Mahad Herbal Medicine

Dr Mahad Herbal Medicine HERBAL MEDICINE �

21/08/2023

𝗢𝗨𝗥 𝗟𝗢𝗥𝗗 𝗣𝗥𝗢𝗧𝗘𝗖𝗧 𝗨𝗦, 𝗙𝗢𝗥𝗚𝗜𝗩𝗘
𝗨𝗦 𝗔𝗡𝗗 𝗛𝗔𝗩𝗘 𝗠𝗘𝗥𝗖𝗬 𝗢𝗡 𝗨𝗦,
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

21/08/2023

𝗦𝗔𝗕𝗔𝗕𝗔𝗛𝗔 𝗞𝗘𝗘𝗡𝗢 𝗫𝗔𝗡𝗨𝗨𝗡𝗞𝗔 𝗨𝗥𝗜𝗡𝗔𝗥𝗬 𝗧𝗥𝗔𝗖𝗧 𝗜𝗡𝗙𝗘𝗖𝗧𝗜𝗢𝗡 (𝗨𝗧𝗜) 𝗜𝗬𝗢 𝗗𝗔𝗔𝗪𝗘𝗘𝗬𝗡𝗧𝗜𝗜𝗦𝗔.

𝑴𝒂𝒙𝒂𝒂 𝑲𝒆𝒆𝒏𝒐 𝑪𝒂𝒂𝒃𝒖𝒒𝒂 𝒌𝒂𝒂𝒅𝒊-𝒎𝒂𝒓𝒆𝒆𝒏𝒌𝒂?
Caabuqa kaad mareenka waxaa laga yaabaa
iney keenaan jeermisyada ka yimaada:
🔜Kaadi ku harta kaadi haystaada marka
aad kaadiso ka dib.
🔜Xannibaad kellida ka dhex jirta ama dhagxaan kellida gala
🔜 Lur ka yimaada suun isku dhuujin, nigis layloon ah ama wax u dhigma.
🔜Nadaafad darro guud oo naftaada ah.
🔜Tubbooyinka la is geliyo sida / Kateetar (Catheter) si ay kaadida u soo saarto.

𝑾𝒂𝒂 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒚 𝑪𝒂𝒂𝒍𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂 𝑳𝒂𝒈𝒖 𝑮𝒂𝒓𝒕𝒐 𝑿𝒂𝒏𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂𝒂𝒏?
🔸️Gubasho ama xanuun marka la kaadinayo
🔸️Qandho leh qarqaryo ama dhaxan.
🔸️ Kaadi badnaan ama si lama filaan ah qofka u qabato.
🔸️Kaadi dhiig leh, daruur oo kale ah, ama ur xooggan leh.
🔸️Xanuun dhabarka qaybta hoose ah iyo daqnasho bisqenlayda ah.
🔸️Daal dareemid ama jirrasho

𝑸𝒂𝒂𝒃𝒌𝒂 𝑼𝒈𝒖 𝑯𝒂𝒃𝒐𝒐𝒏 𝑬𝒆 𝑳𝒐𝒐 𝑩𝒂𝒂𝒓𝒐 𝑿𝒂𝒏𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂𝒂𝒏.
Takhtarkaagu wuxuu kuu diri doonaa
baaris kaadi, kadb waxaa la ogaan karaa in infekshan ku hayo iyo heerka uu gaarsiisan yahay, marmarka qaar, waxaa dhici karto in
takhtarkaagu kuu diro beeris kaadi si loo ogaado, infakshanka bakteeriyada kuu keentay
nooceeda iyo daawada wax ka tari karta.
badanaa waxaa midaan dambe la sameeyaa
markii caabuqa kaadi mareenka uu kaa
bxi diido ama kugu soo laalaabto

𝑺𝒊𝒅𝒆𝒆 𝑳𝒐𝒐 𝑫𝒂𝒂𝒘𝒆𝒆𝒚𝒂𝒂 𝑿𝒂𝒏𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂𝒂𝒏?
🔹️Cabidda ugu yaraan 8 koob oo biyo ah
maalin kasta.
🔹️Ka fogaanshada cabitaannada kafeyiintu ku
jirto, sida qaxwada, shaaha iyo cabitaannada
fudud.
🔹Qaadashada ️Antibiyootik oo qofku uu
joogteeyo.

𝑸𝒂𝒂𝒃𝒌𝒂 𝑼𝒈𝒖 𝑭𝒊𝒊𝒄𝒂𝒏 𝑬𝒆 𝒍𝒐𝒐𝒈𝒂 𝑯𝒐𝒓𝒕𝒂𝒈𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒐.
◼️Nadiifi cawradaada si guud.
◼️Kaadi haystaada faaruqi dhowrkii
saacadood ee kasta xataa haddii aadan dareensaneyn iney buuxdo.
◼️Bannee kaadi haystaada galmada
ka hor iyo ka diba.
◼️Xiro nigis suuf ah iyo surwaal dabacsan.
◼️Cab 8-10 koob oo cabitaan ah maalintiiba.
◼️Ka fogow Cabitaanada Aisidka leh.
--------------------------------------------------------------------------------
👉𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢 Ama 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ku Dheh
Asxaabtaada si Aan Uga Wada
Faaideystaano Fursadaan Caafimaad👈
--------------------------------------------------------------------------------
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

17/08/2023

𝗪𝗔𝗟𝗜 𝗠𝗔𝗞𝗨 𝗦𝗔𝗙𝗔𝗥𝗧𝗔𝗬 𝗕𝗨𝗨𝗥𝗔𝗛𝗔 𝗘𝗬𝗟❓️
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

16/08/2023

“🅜🅤🅡🅤🅖🅞 🅘🅨🅞 🅧🅐🅝🅤🅤🅝 🅐🅨🅔🅨 🅘 🅑🅐🅓🅔🅔🅝 🅚🅤🅦🅘🅘 🅘 🅐🅓🅞🅞🅝🅢🅐🅓🅐🅨”
__________________________________________________
🅀- 6-🄰🄰🄳

Odeygii gabadha aabaheed oo madax ahaa masraxana saarnaa ayaa yiri war waxani muxuu ahaa isagoo kuwii h**ena lahaa oo weeydiinayey maxaad caddeyn haysataa balse Goerge uu ku yiri maxaad tahay.
George wuxuu hal mar ku dhawaaqey inuu yahay wiilka la raadinayo ee gabadhaas halkaas jaceylka la jiifta uu ku abuuray dabeedna dadkii oo dhan ayaa dhafoorrada qabsaday Qaarna afka ayay qabsadeen Qaarna hoos ayay u jeedsadeen cajaaib Naxdin Oohin qaarna waa ku qoslayeen waxayna noqotay arrin aad loola yaabo.
Ninkii daanyeerka ay ku sheegeyeen ee Gabadhii ka carari jirtey in maantay jacayl uu ku abuurayo aad ayay layaab u noqotay.
Kaddib aabbeheed waxa uu weydiiyay Maxaad caddeyn ah haysataa waxa uu George lasoo baxay waraaqadihii oo uu jeebka ku haystay isagoo leh Tani waa tan tani waa tan.
Gabadhii oo maqlaysa ayaa indhaha kor u taagtay iyadoo kor u eegaysa Kaddib gabadhii ayaa soo booddey waxayna xabadka galisey George Dadkii oo dhan ayaa istaagay waana loo sacbiyay iyadoona aad loola yaabban yahay arrinkaan waxayna aheyd arin aad usoo jiidatay dad badan.
Halkaas ayaa gabadhii lagu goddoon siiyay George Gabadhana waxa lagu magacaabi jidhey Mariya halkaas ayaana la isugu guuriyay isagoo mudo ka dibna dhameystay waxbarashadiisii jaamacadeed.

DULUCDA SHEEKADA WAXA WAAYE, DADAALAA WUU GAARAA, WAXAADNA OGAATAA WAX WALBA OO AAD ISKU DEYDO INAAD GAAREYSID HADAADSE ISKA AAMINTO QOF LIITA SIDAAS AYAAD WALIGAA AHAAANAYSAA OO MEELNA GAARI MAYSID HADDAAD ISKU DEYDO DADKA DHAN INAAD KA SAREEYSID HORAAD U SOCONAYSAA.

𝘿𝙃𝘼?61 5400157?𝘼𝘿. 𝙈𝘼𝙃𝘼𝘿𝙎𝘼𝙉𝙄𝘿𝙄𝙄𝙉.
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

16/08/2023

𝗪𝗔𝗟𝗜𝗚𝗔𝗔 𝗠𝗔 𝗨 𝗗𝗔𝗟𝗫𝗜𝗜𝗦 𝗧𝗔𝗚𝗧𝗔𝗬
𝗞𝗛𝗢𝗢𝗥𝗜𝗚𝗔 𝗗𝗘𝗚𝗠𝗔𝗗𝗔 𝗤𝗔𝗡𝗗𝗔𝗟𝗔❓️
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

16/08/2023

𝗦𝗔𝗕𝗔𝗕𝗔𝗛𝗔 𝗞𝗘𝗘𝗡𝗢 𝗦𝗛𝗨𝗕𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗨𝗨𝗥𝗧𝗔 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗫𝗜𝗟𝗜𝗚𝗔 𝗖𝗨𝗡𝗧𝗔 𝗤𝗔𝗔𝗗𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔:
--------------------------------------------------------------------------------
1️⃣-𝒊𝒏 𝑨𝒂𝒅 𝑺𝒊 𝑿𝒂𝒅-𝒅𝒉𝒂𝒂𝒇 𝑨𝒉 𝑪𝒖𝒏𝒂𝒅𝒂 𝑼 𝑺𝒊𝒊𝒅𝒊𝒅.
2️⃣-𝒊𝒏 𝑨𝒂𝒏 𝑾𝒂𝒙 𝑵𝒂𝒇𝒂𝒒𝒐 𝑳𝒆𝒉 𝑳𝒂𝒔𝒊𝒊𝒏𝒊𝒏 𝑻𝒂𝒂𝒔 𝑶𝒐
𝑲𝒆𝒆𝒏𝒊 𝑫𝒐𝒐𝒏𝒕𝒂 𝑺𝒉𝒖𝒃𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑵𝒂𝒇𝒂𝒒𝒂 𝑫𝒂𝒓𝒂𝒅𝒂.
3️⃣-𝑪𝒖𝒏𝒏𝒐 𝑿𝒖𝒎𝒐 𝑺𝒊𝒅𝒂 𝒊𝒏 𝑨𝒂𝒅 𝑩𝒂𝒅𝒂𝒔𝒉𝒐 𝑵𝒖𝒖𝒄𝒂 𝑪𝒂𝒂𝒏𝒐 𝑨𝒂𝒅 𝑺𝒊𝒊𝒅𝒐 𝑨𝒎𝒂 𝑰𝒏𝒂𝒂𝒅 𝑺𝒊𝒊𝒅𝒐 𝑪𝒂𝒂𝒏𝒐 𝑼𝒖𝒔𝒂𝒏 𝑸𝒂𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒊𝒏 𝑪𝒖𝒏𝒖𝒈𝒂𝒂𝒅𝒂.
4️⃣-𝑫𝒂𝒂𝒘𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏𝒌𝒂 𝑸𝒂𝒂𝒓 𝑨𝒚𝒔𝒂𝒏 𝑸𝒂𝒂𝒅𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒓𝒆𝒏 𝑪𝒂𝒓𝒖𝒖𝒓𝒕𝒂.
5️⃣-𝑺𝒉𝒖𝒃𝒂𝒏 𝑲𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒔𝒉𝒂 𝑵𝒂𝒅𝒂𝒂𝒇𝒂𝒅 𝑫𝒂𝒓𝒂𝒅𝒂, 𝑺𝒊𝒅𝒂 𝒊𝒏𝒂𝒂𝒅 𝑾𝒆𝒆𝒍 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒒𝒆𝒚𝒔𝒂𝒏 𝑲𝒖𝒔𝒊𝒊𝒔𝒐 𝑪𝒖𝒏𝒂𝒅𝒂, 𝑺𝒊𝒅𝒐 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒌𝒆𝒆𝒏𝒊 𝒌𝒂𝒓𝒂 𝒊𝒏 𝒎𝒂𝒔𝒂𝒂𝒔𝒂𝒅 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒒𝒆𝒆𝒚𝒔𝒂𝒏 𝑪𝒖𝒏𝒖𝒈𝒂 𝑪𝒂𝒂𝒏𝒐 𝑳𝒂𝒈𝒖 𝑺𝒊𝒊𝒚𝒐.

ꜰɢ: ᴡᴀʟᴀᴀʟ ᴄᴀʀᴜᴜʀᴛɪɪɴᴀ ʜᴀꜱɪɪɴɪɴᴀ
ᴅᴀᴀᴡᴏ ᴀᴀɴᴀɴ ᴅʜᴀQᴛᴀʀ ᴜ Qᴏʀɪɴɪɴ:
--------------------------------------------------------------------------------
👉𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢 Ama 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ku Dheh
Asxaabtaada si Aan Uga Wada
Faaideystaano Fursadaan Caafimaad👈
--------------------------------------------------------------------------------
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

16/08/2023

𝗗𝗛𝗜𝗕𝗔𝗔𝗧𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗟𝗔𝗚𝗔
𝗗𝗛𝗔𝗫𝗟𝗢 𝗤𝗨𝗥𝗔𝗔𝗖 𝗟𝗔'𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔:

----------------------------------------------------------------------------------
Waxaa Jirto Dhibaatooyin Badan
Oo Aaney Ku Baraaruksaneyn Bulshadeenu
Taasoo Laga Dhaxlo Quraac La'aanta,
Waxaana jiro Cuduro Halis Ah Oo Aad
Qatar Ugu jirto Hadii Subixi Aadan Quraacanin,

𝑫𝒉𝒊𝒃𝒂𝒂𝒕𝒐𝒐𝒚𝒊𝒏𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒅𝒉𝒂𝒔𝒉𝒐
𝒒𝒖𝒓𝒂𝒂𝒄 𝒍𝒂 𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒌𝒂𝒎𝒊𝒅 𝒂𝒉:-
📦-In Ilaawshahaaga Ama Hilmaamkaga Uu Bato
📦-in Uu Kugu Dhaco Nooc Kamid Ah Madax Xanunka Kaasoo Lagu Magacaabo
📦-Waxaad Halis Ugu Jirta Cudurka Macaanka
📦-waxaa kalood Halis Ugu Jirtaa Jn Ay Timahu Ku Daataan
📦-Ma Ogtahay in Quraac La'anta Laga Dhaxlo Caloosha Oo Ay Ku Sameeysanto xaydha?
📦-Ma Ogtahay in Quraac La'aanta Laga Qaado Stress (Isku buuq)?
📦-Ma Ogtahay in Quraac La'aanta Aadka Dhaxli Karto Cudurka Halista Ah Ee Kansarka?
📦-Ma Ogtahay in Quraac La'aanta Laga Dhaxlo Cudurada Ku Dhaca Wadnaha?
📦-Mase Ogtshay in Quraac La'aan Ay Kugu Sababi Karto Dhiig Karka?
📦-Ma Ogtahay in Quraac La'anta Aadka Dhaxli Karto Suuxdin Ama jareeys?
⏺️Maadaama Aad Aragtay Dhibaatooyinka
Ay Leedahay Quraac La'anta Maanta Kadib
Aanku Dadaalno in Aan Quraacano Subixii
Si Aan Uga Hortagno Cudurada Halista Ah
Ee Aan Kor Kuso Xusnay.
𝒙𝒊𝒍𝒊𝒈𝒂 𝒒𝒖𝒓𝒂𝒂𝒄𝒅𝒂 𝒖𝒈𝒖 𝒘𝒂𝒏𝒂𝒂𝒈𝒔𝒂𝒏 𝒔𝒖𝒃𝒊𝒙𝒊 𝒘𝒂𝒂 𝟕-𝟖𝑨𝒎

ᵂᵃˣᵃʸ ᴵⁱ ᵀᵃʰᵃʸ ᶠᵃʳˣᵃᵈ ⁱʸᵒ ᴰʰⁱⁱʳᵃ ᴳᵉˡⁱⁿ ᴴᵃᵈⁱⁱ ᴬᵃᵈ ᴹᵃᵃⁿᵗᵃ ᴷᵃᵈⁱᵇ ᴮⁱˡᵃᵃʷᵈᵒ ⁱⁿᵃᵃᵈ Qᵘʳᵃᵃᶜᵃᵗᵒ ᵂᵃqᵗⁱ ᴴᵒʳᵉ'.
--------------------------------------------------------------------------------
👉𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐬𝐢𝐢 Ama 𝐌𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 ku Dheh
Asxaabtaada si Aan Uga Wada
Faaideystaano Fursadaan Caafimaad👈
--------------------------------------------------------------------------------
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

16/08/2023

“🅜🅤🅡🅤🅖🅞 🅘🅨🅞 🅧🅐🅝🅤🅤🅝 🅐🅨🅔🅨 🅘 🅑🅐🅓🅔🅔🅝 🅚🅤🅦🅘🅘 🅘 🅐🅓🅞🅞🅝🅢🅐🅓🅐🅨”
__________________________________________________
🅀- 5-🄰🄰🄳

Ugu dambayntii waxaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu qabtay Jaamacadda California iyadoo ay ka soo qeyb galeen ardey badan oo caddaan ah marti, macallimin iyo madax kale oo faro badan.
George oo ka mid ahaa ardeyda Jaamacadda ayaa macallimiintiisa waxa ay ka codsadeen Inuusan is tusin Martida meesha isugu yimid ee cadaanka ah waayo waxaa laga yaaba in lagu canaanto oo la yiraahdo qofkan ma idinkaa meesha soo galiyay waxayna galiyen qol aad u kulul halkaas ayuuna ku dulmanaa xaqqiisana sidaa laga yeelay.
Kadib safkii markii si quruxbadan loo fariistay ayaa waxa la guda galay in bal la is weeydiiyo wiilka gabadha usoo qori jirey waraaqaha waxaana loo ballan qaadey haddii uu wiilkas isa sheego in la siinayo oo loo guurinayo gabar aad u qurux badan oo qoys ladan ama hanti leh ka dhalatay sidoo kale lacag badan la siin doono.
Xaqiiqdii damac ayaa galay dhalinyaradii mid walba lacagtaas iyo gabadhaas quruxda badan inuu isku helo ayuu doonayey.
Dhawr ayaa isa soo qaddimay mid ayaa bilaabay oo yiri aniga ayaa usoo qori jirey waraaqaha waxaa la weydiiyay caddeyn maxaad haysataa dabeedna madaxa ayuu timaha xoq xoqday waayo wax caddeyn ah mahayo ilaa 5 wiil oo dhalinyaro cadaan ah ayaa fashilantay oo keeni waayey wax caddeyn ah.
Wax yar ka dib ayaa qolkii waxa kasoo baxay wiilkii George iyadoo Dadku marka ay dhalinyarada cadaanka ah hor istaagayeen u sacbinayeen hase ahaatee markii isaga la arkay sacabkii ayaa joogsaday indhihii oo dhan ayay taageen dadkii dhiniciisa ayayna u taageen waxaana la is lahaa talow kani muxuu samayn doonaa dadkii ayuu soo dhexmaray qof walba oo uu soo dhaafo waxa uu uu lahaa war naga fadhiiso ceeb kugu dhacday oo yaan nalagu kaa arage.
George waa socdey waxaana uu fuuley goobtii masraxa ahayd.
Odeygii gabadha aabaheed oo madax ahaa masraxana saarnaa ayaa yiri........

𝑳𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒐 𝒒𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 6𝒂𝒂𝒅, 𝒍𝒂𝒏𝒂-𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒈 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒂𝒃𝒕𝒂𝒂𝒅𝒂.
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

"𝐖𝐢𝐢𝐥 𝐘𝐨𝐡𝐨𝐰 𝐉𝐢𝐛𝐛𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐢𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐚𝐚!𝐌𝐢𝐬𝐞 𝐖𝐚𝐚 𝐉𝐚𝐫𝐝𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚𝐉𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐞𝐞𝐊𝐮 𝐀𝐫𝐨𝐨𝐫𝐚 𝐉𝐚𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐦𝐚!"...
01/08/2023

"𝐖𝐢𝐢𝐥 𝐘𝐨𝐡𝐨𝐰 𝐉𝐢𝐛𝐛𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐢
𝐉𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐀𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚
𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐌𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐝𝐡𝐚𝐚!
𝐌𝐢𝐬𝐞 𝐖𝐚𝐚 𝐉𝐚𝐫𝐝𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚
𝐉𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐞𝐞
𝐊𝐮 𝐀𝐫𝐨𝐨𝐫𝐚 𝐉𝐚𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐦𝐚!"
------------------------------------------------------------------------------------
ᴬᵇʷᵃᵃⁿ ᶜᵃᵇᵈⁱqᵃⁿⁱ ᴬᵍᵃᵃᵇᵉᵉʸᵉ
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

01/08/2023

“🅜🅤🅡🅤🅖🅞 🅘🅨🅞 🅧🅐🅝🅤🅤🅝 🅐🅨🅔🅨 🅘 🅑🅐🅓🅔🅔🅝 🅚🅤🅦🅘🅘 🅘 🅐🅓🅞🅞🅝🅢🅐🅓🅐🅨”
__________________________________________________
🅀- 4-🄰🄰🄳

Maalintii dambe waxay gabadhii keentay in ay jaamacadda ka harto iyadoo uu qalbigeedu uu ku abuurmey Jacayl xad dhaaf ah iyadoo qof aan la aqoon waraaqo usoo qoraya.
Geogre waxaa guul u aheyd in Gabadhii doonaysay in waxbarashada ay u diido oo ka reebto uu iyadoo si farsameysan ugu diido in ay waxabarato jaamacadana ka tagto.
Waxaa dhacday in gabadhii uu ku lixaad saday jacaylkii wuxuuna isu badalay xanuun iyadoo Aabbaheed xaaladda gabadhiisa uu aad uga naxay waxaana uu u geeyay dhakhaatiir farabadan oo Gobalka California iyo adduunka ba ah waxaana markii baaritaan lagu sameeyey loo sheegay inuusan hayn xanuun jirka ah.
Markii dambe waxaa loo geeyay Dhakhtar u dhashay dalka Faransiiska ah oo joogay caasimada dalkaas ee Paris waxaana dhakhtarkii uu sheegay in ay gabadhan wax ka maqan yihin ? haddii ay heshana waxa ka maqan Gabadha ay caafimadayso kadibna odeygii aabaheed wuxuu u tagay gabadhiisi wuxuna weeydiiyay waxa ka maqan.
Waxay u sheegtay inuu jiro wiil usoo qori jirey waraaqo isla markaasna uu san sheegin cidda uu yahay wiilkas oo qalbigeeda hantay ayna rabto wiilkaas in ay hesho.
Haddii ay wiilkas ay heshana waxay sheegtay in ay waxbadan iska badalayaan nolosheeda waxaana xaqiiqdii cudurkaas uu ahaa cudur in ay u dhimato ku sigatay oo aabbeheed na kala cararayay.
Waxa ay kusoo laabteen Odeygii iyo gabadhiisii Gobolka California waxaana uu iclaamiyay in lagu qabto xalfado kiniisadaha iyo Jaamacadaha waxa kaliya uu raadinayo waa wiilkii waraaqaha usoo qori jirey Gabadhaas si gabadha nolosheeda loo bad baadiyo. Ugu dambayntii waxaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu qabtay Jaamacadda California iyadoo ay ka soo qeyb galeen ardey badan oo......

𝑳𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒐 𝒒𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 5𝒂𝒂𝒅, 𝒍𝒂𝒏𝒂-𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒈 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒂𝒃𝒕𝒂𝒂𝒅𝒂.
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

01/08/2023

𝗧𝗜𝗜𝗥𝗞𝗔 𝗨𝗚𝗨 𝗪𝗘𝗘𝗬𝗡 𝗘𝗘 𝗡𝗢𝗟𝗢𝗦𝗛𝗨
𝗪𝗔𝗔 𝗜𝗡𝗔𝗔𝗡 𝗛𝗔𝗔𝗬𝗦𝗔𝗡𝗢 𝗞𝗨𝗡𝗔 𝗙𝗔𝗔𝗡𝗜
𝗞𝗔𝗥𝗡𝗢 𝗡𝗔𝗕𝗔𝗗 𝗜𝗬𝗢 𝗕𝗔𝗥𝗪𝗔𝗔𝗤𝗢:
-----------------------------------------------------------------------------------
𝑰𝒏𝒂𝒚 𝑵𝒂𝒃𝒂𝒅𝒖 𝑮𝒖𝒓𝒊 𝑯𝒐𝒐𝒚𝒐 𝑻𝒊𝒉𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒐𝒈𝒐𝒔𝒉𝒊 𝑲𝒖𝒖𝒕𝒊𝒊𝒍𝒂𝒚,
𝑪𝒂𝒒𝒍𝒊𝒈𝒊𝒊 𝑮𝒖𝒓𝒂𝒏 𝑩𝒂𝒂𝒏 𝑶𝒈𝒂𝒚𝒏 𝑮𝒖𝒖𝒍 𝑰𝒏𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒉𝒂𝒚𝒆'
𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒐𝒐𝒅𝒂𝒏 𝑩𝒂𝒓𝒘𝒂𝒂𝒒𝒐𝒐 𝑹𝒊𝒎𝒂𝒂𝒏 𝑮𝒂𝒂𝒘𝒂 𝑳𝒐𝒐𝒔𝒊𝒅𝒂𝒚𝒆'
𝑲𝒐𝒍𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒂𝒃𝒂𝒂𝒅 𝑳𝒂𝒈𝒖 𝑵𝒂𝒔𝒕𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒂𝒎𝒂’𝒂 𝑳𝒂𝒔𝒆𝒆𝒙𝒅𝒂𝒂𝒚𝒆'
𝑲𝒐𝒍𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒂𝒔𝒊𝒊𝒏 𝑳𝒂𝒈𝒖 𝑸𝒖𝒖𝒕𝒊𝒚𝒐 𝑴𝒂𝒂𝒍 𝑨𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒂𝒈𝒖𝒓𝒊𝒏𝒆'
𝒌𝒐𝒍𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒖𝒇𝒂𝒂𝒄𝒂𝒅𝒂 𝑯𝒂𝒓𝒕𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒐𝒍𝒊𝒉𝒊 𝑹𝒐𝒐𝒃𝒂𝒂𝒅𝒆'
𝑴𝒂𝒓𝒏𝒆 𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒖’𝒈𝒊𝒊 𝑯𝒐𝒐𝒓𝒂𝒚 𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒆𝒆𝒅𝒂 𝑺𝒐𝒐 𝑩𝒂𝒙𝒂𝒚𝒆'
𝑲𝒐𝒍𝒏𝒂 𝑾𝒂𝒂 𝑮𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏 𝑲𝒂𝒂𝒈𝒊 𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒆𝒆𝒏𝒚𝒂 𝑺𝒉𝒂𝒂𝒙𝒊𝒎𝒂𝒏𝒆'
𝑲𝒐𝒍 𝑯𝒂𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑮𝒂𝒅 𝑳𝒂𝒈𝒖 𝑫𝒐𝒐𝒓𝒔𝒂𝒅𝒊𝒚𝒐 𝑵𝒂𝒃𝒂𝒅 𝑳𝒂𝒈𝒂𝒂𝒓𝒂𝒚𝒏𝒊𝒏,
𝐆𝐚𝐧𝐤𝐚𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐊𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐔 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐠 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞'.
--------------------------------------------------------------------------------
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

31/07/2023

“🅜🅤🅡🅤🅖🅞 🅘🅨🅞 🅧🅐🅝🅤🅤🅝 🅐🅨🅔🅨 🅘 🅑🅐🅓🅔🅔🅝 🅚🅤🅦🅘🅘 🅘 🅐🅓🅞🅞🅝🅢🅐🅓🅐🅨”
__________________________________________________
🅀- 3-🄰🄰🄳

Copy caadi ah ma jirin laakiin waraaq walba markuu qorayo mid kale oo la mid ah oo la far ah ayuu qorayay oo dhiganayay qolkiisa isaga oo og waxa imaan karo maxaa yeelay wa nin cilmi nafsiga bartay.
kadib waraaqo jacayl ah oo saameyn leh oo Qalbigeeda taabanaya ayuu ku qorey warqadahaas uu qorayo ma ahayn oo kuma qornayn waxay ka socdaan ama ka timi hebal balse waxaa ku qorna waxay ku socdaan hebla markaa lama garan karo cidda soo qortay Kadib sanduuqeeda ayuu ugu ridaa maalin walba oo khamiis ah.
Gabadhii cadaanka aheyd waraaqihii waa ay aragtay waana ay akhrisay waxaana ay la yaabtay erayada jaceylka ee ku qoran oo aad u qiimo badnaa.
Maalinkii labaad ayuu kuwa kale ugu ridey isagoo cidna arkayn kadib maalin walboo ay aragto waraaqo lagu soo rido waxay aragtaa waraaqo kasii qurux badan waraaqihii h**e oo ka farshaxamaysan kaasoo qalbigeediina soo jiitey waxayna u qaadatay in mid kamid ah ardeyda jaamacadda ee caddaanka ah uu usoo qorey warqaddaas isla markaasna uu u yeelay qof jacel iyadiina jacayl ku abuurey.Laakiin ma oga inuu soo qorey Goerge waraaqahaas.
Mudo ka dib Gabadhii saameyn ayay ku yeesheen waraaqahaas waxyna ku kalliftay in ay gabadhii fasalka kasoo daahdo muddo markey soo daaheysay markii dambe waxay bilowday iney maalinna goyso maalinna timaaddo jaamacadda iyadoo ku mashquulsan waraaqahaas isla markaasna waxaa maskaxdeeda ka guuxayay in ay ogaato ruuxa soo qorey warqadahan nasiib darro kuma aysan guuleysan.
Maalintii dambe waxay gabadhii keentay in ay jaamacadda ka harto iyadoo uu qalbigeedu uu ku abuurmey Jacayl xad dhaaf ah iyadoo........

𝑳𝒂 𝒔𝒐𝒄𝒐 𝒒𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 4𝒂𝒂𝒅, 𝒍𝒂𝒏𝒂-𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒈 𝒂𝒔𝒙𝒂𝒂𝒃𝒕𝒂𝒂𝒅𝒂.
__________________________________________________
Dr Mahad Herbal Medicine
𝗖𝗮𝗹𝗹+𝘄𝗵𝗮𝘁'𝘀 𝗮𝗽𝗽 61 5400157

Address

Maka Almukaramah Road
Mogadishu

Telephone

+252615400157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahad Herbal Medicine posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Mahad Herbal Medicine:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category