Dr Abdulahi shekh mohamoud

Dr Abdulahi shekh mohamoud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Abdulahi shekh mohamoud, Mogadishu.

Xaflad gaaban oo lagu dhiira-gellinaayey Ardayad: Sumaya Cabdixakiin Maxamed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho....
21/07/2023

Xaflad gaaban oo lagu dhiira-gellinaayey Ardayad: Sumaya Cabdixakiin Maxamed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Sumaya Cabdixakiin ayaa kamid ah ardaydii uu Ururka ku wareejiyey Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Al-anwaar. Waxa ayna Sanad kasta Kaalinta 1aad u geli jirtay Fasalkeeda iyada oo Kalkaan kaalinta 1aad u gashay Guud ahaan Ardayda Iskuulka Al-anwaar.
Sumaya ayaa Sanad-dugsiyeedka soo socda ee 2023/2024 waxa ay noqon doontaa Fasalka 12aad iyada oo Wejihi doonta Imtixaanka Qaran ee 12aad-ka (Form 4).
Waxa aan u rajeynayaa Guul insha Allaah.
Hambalyo... Hambalyo... Hambalyo...

  dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed.Farxad kuciida🥰
28/06/2023

dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed.
Farxad kuciida🥰

Bismilaah Manta oo ay tarikhdu tahay 27-ramadan 1444 waxa noso dhamadey tartan,qur'ank karimka ah bisha barakysan ee ram...
18/04/2023

Bismilaah
Manta oo ay tarikhdu tahay 27-ramadan 1444 waxa noso dhamadey tartan,qur'ank karimka ah bisha barakysan ee ramadanka ee Al Rabwah primary and secondary school qeybtisa taxfidka.
Waxana hadiyado guddonsiyay tartamayashi kaalmaha h**e ka galay tartanka.
Waxan umahadcelinya macalin qali ah
Abdi Fatah Mohamed Alturaabi oo Juhdi ku bixiyay barista quranka karimka ah
Waxan leyahay Hambalyo Hambalyo

Guushu way dhawdahay allaha rumeeyo aaamiin🎓🎓🎓
12/02/2023

Guushu way dhawdahay allaha rumeeyo aaamiin🎓🎓🎓

15/11/2022
Bismilaah, ka dib maalmo, bilo, iyo sanado adag , waxaa iisoo gabagaboobay heer kamid ah herarka  waxbarashada.Waxaan ha...
28/10/2022

Bismilaah, ka dib maalmo, bilo, iyo sanado adag , waxaa iisoo gabagaboobay heer kamid ah herarka waxbarashada.

Waxaan halkan uga mahadcelinayaa Alle, oo fursad aan ku dhameysto isiiyay.

Waxaan sidoo kale u mahadcelinayaa waalidinteyda, oo marwlba talo, taageero, iyo duco ila garab taagnaa. Waxaana si gaar ah ugu mahadcelinaya habaryarteyda maamo Abdulahi. oo tan iyo bilaabashadeydii safarkana i garab taagnaa alle haka abalmariyo maamo dadaalkaga .

Waxa sido kale xusid igamudan saxibadii qaaliga aha ee Igarab taagnaa oo aan la,antoda halkan so gaari lahen

Ugu dambeyn, waxaan rajeynayaa in Alle igu anfaco cilmiga, uuna ii noqdo wadadii aan cilmiga ku kasban lahaa, nafteyda iyo dadkeygana wax kutari lahaa.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdulahi shekh mohamoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram