Mr herbal, broduct

Mr herbal, broduct 0611489089

Maka Cawaneysaa  cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso              ๐Ÿ‘‰Na...
16/02/2026

Maka Cawaneysaa cagaarshowga Waxaan kuu heynaa daawo herbal ah dhaman wasaqda Jirka oo dhan kadhaqeyso
๐Ÿ‘‰Nagala soo xirii what's up :htt:wa,me: +252611 489089

29/01/2026
28/01/2026

https://wa.me/0611489089

Maxay Gale (Varicocele)?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele".

sababa xanunkan?
Waxa sababa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

lagu dareemo
- Bararka arooriyayaasha xuubka xaniyaha.
- Dhalma la'aan.
- Xaniinta oo xanunta.
- Culeys dhanka xaniyaha.


Waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, Daawo,herbal ama dabecii,safi,ah 100% waye kabtan insha allah laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.

Whatsappka:https://wa.me/+25261 1489089

Astaamaha gaas calooleedkaCalool barar โ€“ caloosha oo buufata ama weynaataCalool xanuun โ€“ xanuun imaanaya mararka qaarkoo...
15/01/2026

Astaamaha gaas calooleedka

Calool barar โ€“ caloosha oo buufata ama weynaata

Calool xanuun โ€“ xanuun imaanaya mararka qaarkood oo tagaya

Calool adkaansho โ€“ dareen culays ama ciriiri ah

Dhawaq caloosha ka imanaya โ€“ caloosha oo guuxaysa

Gaaska oo soo baxa (dabaysha) si badan

Laab-jeex / calool gubasho

Lalabbo ama matag yar mararka qaarkood

Cunto ka dib calool kacsan

Qufac ama neef yaraansho (haddii gaasku bato) halis waxa ugu jirtaa inuusan xanuuno badan sii sababo oo cunaba cuni way so waxan idin kenay dawoyin dabiici ah oo ka ciribtiraya xanuunkaa gaaska mudo gaaban gudaheed .
Wixii fahfahin dheeri ah nagala soxariir qaybta What's app /www/htt:wa:me+25261 1489089

Astaamaha gaas calooleedkaCalool barar โ€“ caloosha oo buufata ama weynaataCalool xanuun โ€“ xanuun imaanaya mararka qaarkoo...
15/01/2026

Astaamaha gaas calooleedka

Calool barar โ€“ caloosha oo buufata ama weynaata

Calool xanuun โ€“ xanuun imaanaya mararka qaarkood oo tagaya

Calool adkaansho โ€“ dareen culays ama ciriiri ah

Dhawaq caloosha ka imanaya โ€“ caloosha oo guuxaysa

Gaaska oo soo baxa (dabaysha) si badan

Laab-jeex / calool gubasho

Lalabbo ama matag yar mararka qaarkood

Cunto ka dib calool kacsan

Qufac ama neef yaraansho (haddii gaasku bato) halis waxa ugu jirtaa inuusan xanuuno badan sii sababo oo cunaba cuni way so waxan idin kenay dawoyin dabiici ah oo ka ciribtiraya xanuunkaa gaaska mudo gaaban gudaheed .
Wixii fahfahin dheeri ah nagala soxariir qaybta What's app +25261 1489089

biisharo bisharo umada islamka waxan adiin heynadawada AiDS/ HIV cudurkaan wuxuuburburiyaa difaaca jirka ee qofka kadibn...
07/11/2025

biisharo bisharo umada islamka waxan adiin heyna
dawada AiDS/ HIV cudurkaan wuxuu
burburiyaa difaaca jirka ee qofka kadibna
unuglaada dhamaan nuucyada
Kala duwan ee cudurada waxyaabaha lagu garta waxaa kamida ahrabitaanka cunada oo yaraada miisaanka qofka
oo yarada madax xanuun joogta ah iwn matahay bugaan lakama xishod malahan cafiimadka so dhawaaw na Kala so xarir whatspka/www:htt:me,wa/.com 61 1489089

13/10/2025

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

๐ŸฉบExpulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir WhatsApp

+252611489089//www//htt:wa:me/whatspp๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ’

U Garey walahada la dhibatey san xanunkan

07/09/2025
02/09/2025

Xanuunka gaska iska daawe Adiga lacagta badan baxiin insha alla/lasoo xariir whatsppka/htt:w:me:+252611489089

Address

Mogadishu
MUQDISHO

Telephone

+252611489089

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr herbal, broduct posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mr herbal, broduct:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category