30/01/2022
waa maxay caado?
waa taxane waxyna imaataa bilkasta , waxay ka dhalatay is badalo badan o ka dhaca jirka dumarka , isbadaladaas oo uduyaariya jirka dumarka suurta galnimada inay uur qaado .Hormoonada ayaa diyaariya ilmo galeenka,hadii ukumuhu ay soo dayso ugxanta aan la bacrimin waxsoo daata xuubka ilmo galeenka taaso ah dhiig ka yimaada dumarka xiliga caadada.
Hadaba anagoo og inay habluhu ku xanuunsadaan ha waynaado ama ha yaraado xanuunkaas ayaa ay waqtigaas oo qaadata 5-10 bari ayaa ay hadba si u waajahaan waxan kuso gudbin doonaa tilaaboyin ay muhiim tahay inaad samayso iyo kuwo ay muhiim tahay inaadan samayn si xanuunka uu kaaga khafiifo una xakamaysid xanuunada ka dhalankara .
SAMEE TALOYINKAAN
*CAB SHAAH DIIRAN.
cabida shaaha diiran adoo ku daraya SANJABIIL, QORFE,FILFIL,DHAGE YARE waxuu kaa caawinayaa inuu khafiifiyo xanuunka siiba saacadaha ugu horaysa inaad cabtid adoo dhor koob cabaya.
*NASIINO SAMEE.
waxaa caadiya inaysan hurdo kaa iman xanuunka ku haya owgii lakin muhiimadu waa inaad dareentid nasiino ,iskala bixin iyo inaad naftaada u turto adoona wax shaqa ah samaynay intuu dhiiga wareega wado adoo xiranaya dhar aad raaxo ku dareemaysid sida baatiga iwm.
*CAB BIYO BADAN
maadama waxa kaa baxaya ay yihiin dareere waxaa khasaba inaad badsatid cabida waxyalaha dareeraha ah sida biyaha iyo shaaha , ama caado diiran ugu yaraan 8glass oo biya ah isku day inaad cabtid maalinkii.
*QAADO DAWOYINKA organic ah
qaadashada dawoyinka waana daawoyin gooni ah oo tayadooda Aad LOO ilaaliyo
, waxey ka hortagayaan infection-ka inuu kugu dhasho. Hadii uu horay u dhashayna wey ciribtiraayaan
⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️
HA SAMAYN TILAABOYINKAN
HA CABIN WAX QABOW🚫
*Ha cabin cabitaanka qabow ama jalaatada ama cabitanka ash*tada ah oo qasacaysan iyo qumbaha , sababtoo ah waxay yaraynayaan qulqulka dhiigu waaday.
*HA CUNIN QAJAARKA.🚫
qajaarku waxuu darbiga ilmo galeenka ku xiraa qayb ka mida ah dhiiga wasakhda ah taasoo halis kuu ah.
*JIRKAAGA KA ILAALI JUGTA.🚷
ka ilaali jirkaaga jugta ama wax lagu dhufto , hana qaadin wax culus ama howl adag, hana ka boodin meelaha dhaadheer waayo waxay sababi karaan inuu ilmo galeenka qarxo oo aad dhiig matagtid.
*HA DHAQIN MADAXAGA🚯⚠️
xilliga caadad ha dhaqin madaxaaga siiba shaampo haku dhaqin, waayo duleelada maduxu way furanyihiin xilliga caadada waxyna sababi karaan madax xanuun jooto ah.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
N.B FIIRO GAAR AH
WAXAA JIRA DAAWOYIN ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA WAXKASTA OO
KEENI KARA QAL QALKA CAADADA AMA XANUUN KA FADLAN DOCTOR KU TAQASUSAY LA XIRIIR AMA FARIIN INO REEB DHANKA COMMENTS KA. MAHADSANID