Cuuke Specialist Hospital

Cuuke Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cuuke Specialist Hospital, Medical Lab, Hodan District Wadada Wadnaha KPP-Sheikh Ali Sufi, Mogadishu.

14/03/2023

Cuuke Specialist Hospital Mamulak iyo Shaqalaha oo ka Mid yahay Dr Moahamed Abdirahman Salad Howl wadenada ispitalka . Waxa ay Guul urajeyneysa dr. Mohamed Abdirahman Salad oo usharaxan ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed.

Give the name
29/11/2021

Give the name

29/11/2021
Sara uqaad Aqoontada adigo kashanaya Maskaxda Alle ku siyey
28/11/2021

Sara uqaad Aqoontada adigo kashanaya Maskaxda Alle ku siyey

25/09/2021

Maamulka sare ee Cuuke Specialist Hospital waxa uu tacsi tiiranyo leh udirayaa lana qaysanayaa murugada maamulka sare ee jaamacadda Daarusalaam Oo maanta waxyeelo kasoo gaartay qaar kamid ah maamulka iyo ardayda jaamacadda qarax ka dhacay magaalada mogadisho

Waxaan allah ka raynaynaa in uu inta dhimatay u naxariisto inta dhaawaca ahana bogsiiyo.

عيد سعيد لجميع عملائنا الكرام  أينما كنتم Allah isku kana cafiyo Dhamaanteen meel walbon jogno iyo marwalba
19/07/2021

عيد سعيد لجميع عملائنا الكرام أينما كنتم
Allah isku kana cafiyo Dhamaanteen meel walbon jogno iyo marwalba

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis:waxa la ogeysiina dhaman bulsha weynta somaliyeed mel walboy joganIn uu soo kordhiyeyCuuke Sp...
17/07/2021

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis:

waxa la ogeysiina dhaman bulsha weynta somaliyeed mel walboy jogan
In uu soo kordhiyey
Cuuke Specialist Hospital
QEEYB LOGU TALAGAY IN LAGU TABABARO DHAMAN DENEYAASHA WAX BARASHO
.


Dalbo 1 ama 2 Course oo aad Jeclaan lahayd inaad ka qaadato Specialist Hospital ,kadibna Laxariir :+252618461344

Garee Page ka :
CUUKE SPECIALIST HOSPITAL




⚠️Ogowna Courses kaan Dhamaan waa online Waana Kuwa maqal Iyo Muuqaal ah oo Afkaaga Hooyo Laguugu Sharaxaayo⚠️

Ardayga Waxa uu Heli Doonaa
DHAMAAN COURSE MATERIAL KA SIDA:-
1️⃣.Power Points
2️⃣.Videos( Afkaaga Hooyo laguugu Sharaxaayo Cashirada)
3️⃣.Shahahadooyinka courses uu dalbaday Course Kaste Iyo Shahaadadeeda.

Comment ga Ugu wac Mid Iyo Labo Sxbkaa/Sxbtaa haka faaideysataane.
.

Specialist hospital
.
WhatsApp 0618461344/0619524624
Waxii fah faahin ah kala xarir mahadsanid

05/05/2021

Cuuke Specialist Hospital
Bal dawo video gan oo arag xalada ispitalka marka dhameysato maxey kula tahay wey ka maqan yihiin wll nagu reeb comminte ga ado Mahadsan

Glb wngsn Rmadan kariim dhaman macaamiishena Sharafta leh
04/05/2021

Glb wngsn Rmadan kariim dhaman macaamiishena Sharafta leh

Malinta shaqalaha aduunka
02/05/2021

Malinta shaqalaha aduunka

Address

Hodan District Wadada Wadnaha KPP-Sheikh Ali Sufi
Mogadishu

Telephone

+252618461344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cuuke Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category