03/07/2025
Trimetabol Syrup – Xalka Rabitaanka Cuntada iyo Miisaanka!
Ma qabtaa rabitaan yaraan cunista? Ilmahaagu ma rabo inuu wax cuno?
Trimetabol Syrup waa sharabaad caafimaad oo kor u qaada rabitaanka cuntada, dhiirrigelisa miisaanka, isla markaana ka caawiya jidhka inuu helo tamar iyo caafimaad buuxa.
✨ Waxaa ka kooban:
L-Lysine & Carnitine – tamar iyo kobcin
Vitamin B1, B6, B12 – dheefshiid wanaagsan iyo xoog
Metopine – fududeeya calool-fadhiga & rabitaanka cuntada
U fiican:
Carruurta aan cunto rabin
Dadka miisaankoodu hoos u dhacay
Qof kasta oo u baahan tamar iyo nafaqo dheeri ah
🛒 Weydiiso hadda Trimetabol Syrup – tallaabada ugu horreysa ee caafimaadka!
Dalbo Oo Hada Hel