Galax Company

Galax Company GALAX waa Shirkad keynta Dawada Xoolaha iyo Beeraha & Agab guri. "Alaab tayo lahubo leh noogu imow".

Galax waa Shirkad dalka keynta Dawada Xoolaha iyo Beeraha, Waxaa kaloo leenahay qeyb Carwo oo laga heli karo wax-kasto oo guriga laga isticmaalo sida :- Shumac, Daahyo, Barkin, Sali, Cagasaar i.w.l. " Alaab tayo lahubo leh noogu imow "

《Business Experience Since 1997》

13/03/2025

OGEYSIIS oo ha moogaan❗️

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax oo horey noogu bartay dawooyinka Xoolaha iyo beeraha oo aad utayo badan, had...
13/03/2025

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax oo horey noogu bartay dawooyinka Xoolaha iyo beeraha oo aad utayo badan, hadda waxaan idiin soo kordhinay kaniinigaan hoose:-

1. Tetracycline 250Mg “Halal Cap”
2. Tetracycline 250mg Gasac " Halal Cap "

‼️F:G:‼️
Aan idinkugu daree mudo 10 sano kabadan waxaa cilmi baaris kuwadnay dawooyinka dadka ee qolofka leh, oo ugu caansan yahay Tetracycline-ka, qolofkaas oo laga helo maado gelatin ah oo laga sameeyo doofaarka sidaa owgeed kuwaan waxay beri ka yihiin doofaar waana xalaal.

Qiimuhuna waa macquul
Wixii faahfaahin ah laxiriir 615054416 / 611113180 Mahadsanid.

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-1. Alb...
20/11/2024

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-

1. Albevet 1L - Jordan
2. Albevet 500ml - Jordan
3. Spray ( Bahasha dhaawacyada lagula tacaalo ).
Qiimuhuna waa macquul

Wixii faahfaahin ah laxiriir

Mogadishu ( H.Q ):- 615054416 / 611113180.
Hargeysa :- 063 7388886

Mahadsanid.

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-1. Shu...
24/10/2024

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-

1. Shumac Qafiif 30Y ( Naqshado Cusub )
2. Dhamaan agabka Guryaha sida : Sansiyeeri, daah, Cagasaar, iskoobe, aarado I.W.L.

Qiimuhuna waa macquul

Wixii faahfaahin ah laxiriir

Mogadishu ( H.Q ):- 616-999-330 / 614922022
Gaalkacyo Branch :- 061 4883777
Call center :- 61 9650101
Mahadsanid.

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-1. Con...
23/10/2024

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah badecadaan cusub sida:-

1. Concord 500ml, 250ml, 100ml
2. Chlorosos 500ml, 250ml, 100ml
3. Fanzuat 250ml, FORTO, 100ml
4. Famfos ( kaniini badarka )
5. Galcom Cawsdile
6. Birimo Cawsdile
7. Bitiso 250ml, 100ml

Qiimuhuna waa macquul

Wixii faahfaahin ah laxiriir

Mogadishu ( H.Q ):- 615054416 / 611113180.
Hargeysa :- 063 7388886
Call center :- 61 9650101
Mahadsanid.

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah birta xoolaha lagu dhufaano a...
20/10/2024

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax waxaa hada xarumaheena dhan idinkugu diyaar ah birta xoolaha lagu dhufaano ama qoorojabis

1. Qooro jabis waweyn / Burjiso ww
2. Qooro jabis Yaryar / Burjiso Yy

Qiimuhuna waa macquul

Wixii faahfaahin ah laxiriir 619155969 / 615054416 / 615248584 / 611113180 Mahadsanid.

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax oo horey noogu bartay dawooyinka Xoolaha iyo beeraha oo aad utayo badan, had...
14/10/2024

OGEYSIIS dhamaan macaamiisha shirkada Galax oo horey noogu bartay dawooyinka Xoolaha iyo beeraha oo aad utayo badan, hadda waxaan idiin soo kordhinay dawooyinka dadka qaar kamid ah sida:-

1. Tetracycline 250Mg “Halal Cap”
2. Empicillin 500Mg
3. Amoxicillin 500Mg
4. Omeprazole 40Mg
5. Paracetamol 500Mg

‼️F:G:‼️
‼️Aan idinkugu daree mudo 10 sano kabadan waxaa cilmi baaris kuwadnay dawooyinka dadka ee qolofka leh, oo ugu caansan yahay Tetracycline-ka, qolofkaas oo laga helo maado gelatin ah oo laga sameeyo doofaarka sidaa owgeed kuwaan waxay beri ka yihiin doofaar waana xalaal.‼️

Qiimuhuna waa macquul
Wixii faahfaahin ah laxiriir 619155969 / 615054416 / 615248584 / 611113180 Mahadsanid.

CIID WANAAGSANDhamaan Macaamiisha shirkadda Galax waxa aan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa Hambalyo Ku aadan Munaasaba...
09/04/2024

CIID WANAAGSAN

Dhamaan Macaamiisha shirkadda Galax waxa aan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa Hambalyo Ku aadan Munaasabada ciidul Fidriga, kulu caam wa antum bil kheyr, taqabalalaahu minaa wa minkum saalixal acmaal ( Ciid wanaagsan ).
‘’Tayadu waa no 1 xageena.’’

Contact us:-
Hargeysa Branch: 521110 / 637388886
Mogadishu Branch: 615054416 / 616999330
Kismayo Branch: 617242450
Info@galax.so



Ciid mubarak Dhamaan umada muslimiinta ah, gaar ahaan umada Soomaaliyeed si qaas ah macaamiisheena sharafta leh.HARGEYSA...
20/04/2023

Ciid mubarak Dhamaan umada muslimiinta ah, gaar ahaan umada Soomaaliyeed si qaas ah macaamiisheena sharafta leh.

HARGEYSA BRANCH :- 0637388886
XAMAR BRANCH :- 0615054416

"Dawo tayo lahubo leh noogu imow".


Address

Isgoyska Galax, Inta Udhaxeyso Suuqa Khalifa Iyo Masjidka Daawada, Bakaaro Market
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+2521651187

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galax Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Galax Company:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram