19/08/2024
Asc dhamaan bulsha weynta soomaaliyeed
Waxaan rabaa 2 aragti oo aan ka qabo cashuurta lasoo kordhiyey
1. Marka h**e waxaan isleeyahay cashuurta in ganacsi hoos loogu dhigayo ganacsi kalane kor loogu qaadaayo tusaale ahaan
Dhamaan ganacsiyada badankood waxay leeyihiin merchent Hormuud Telecom ah taas ayaa sababtay in dadka badankood u isticmaalaan howlaha ay fududeysey hormuud
Hadii dukaan kastaa lagu qasbo merchents kala duwan kuwa hada aan macaamiil heysanin waxay helaayaan macaamiil badan hormuud iyo kuwa kasoo ag dhowne waxay dareemaayaan tartan adag
FG: fikirkeyga lee waye
Xoriyatu qowlku hala tixhaliyo si hormar loo gaaro