HAYAT Hospital

HAYAT Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HAYAT Hospital, Hospital, jidka stadium ka muqdisho saraha xamar bile, Mogadishu.

Hayaat hospital ugu imow daryeelka hooyada iyo dhalaanka waa goob aad ka heli doonto dhamaan adeegyada caafimaad kugu diyaarsan yihiin dhakhaatiir aqoon sare ,waayo aragnimo iyo takhasus caafimad oo dhameystiran Leh

Maanta iyo Gandhiga Xayaat.  hospitalka daryeelka  hooyada iyo dhalaanka ee Dr mohamed dhere specialist hospital.Waxaa  ...
30/04/2026

Maanta iyo Gandhiga Xayaat.

hospitalka daryeelka hooyada iyo dhalaanka ee Dr mohamed dhere specialist hospital.

Waxaa ka hawl gala dhakhaatiir aqoon durugsan leh. Allah baa wax daweeyee Daawo iyo adeeg hubsan oo tayo sare leh ayaa idinku diyaara

🌸 Hooyo kasta caafimaadkeedu waa mudnaanteenna 🌸πŸ₯ Hayat Hospital wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo gaar ah oo loogu tal...
12/03/2026

🌸 Hooyo kasta caafimaadkeedu waa mudnaanteenna 🌸

πŸ₯ Hayat Hospital wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo gaar ah oo loogu talagalay haweenka, gaar ahaan hooyooyinka uurka leh.

Adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:
βœ”οΈ Daryeelka hooyada uurka leh (Antenatal Care)
βœ”οΈ Dhalmada caadiga ah
βœ”οΈ Qalliinka dhalmada (Cesarean Section)
βœ”οΈ Baaritaannada iyo daaweynta cudurrada haweenka
βœ”οΈ Ultrasound iyo kormeerka caafimaadka ilmaha
βœ”οΈ Daryeelka hooyada iyo ilmaha kadib dhalmada

πŸ‘©β€βš•οΈ Dhakhaatiir khibrad leh iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

πŸ“ Booqo Hayat Hospital – Warta Nabada, Mogadishu

πŸ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho daryeel caafimaad oo badbaado leh adiga iyo ilmahaaga. +2526163330884-+252616333081

✨ Hayat Hospital – Daryeelka Hooyada iyo Badbaadada Ilmaha

Hooyo kasta caafimaadkeedu waa muhiim. 🀱Hayat Hospital waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo loogu talagalay haweenka uurka l...
06/03/2026

Hooyo kasta caafimaadkeedu waa muhiim. 🀱

Hayat Hospital waxay bixisaa adeegyo gaar ah oo loogu talagalay haweenka uurka leh iyo dhalmada.
Waxaan ku siineynaa daryeel caafimaad oo ammaan ah, kalsooni leh, iyo dhaqaatiir khibrad leh.

βœ”οΈ Baaritaanka uurka
βœ”οΈ Daryeelka hooyada uurka leh
βœ”οΈ Qalliinka iyo dhalmada caadiga ah
βœ”οΈ La-talinta caafimaadka hooyada iyo ilmaha

Nagu soo booqo Hayat Hospital – Warta Nabada-calikamiin
Caafimaadka hooyada iyo ilmaha waa mudnaanteena

17/02/2026

Ramadan Mubaarak

πŸŒ™ Ramadaan MubaarakHayat Hospital waxay idiin rajaynaysaa bisha barakeysan ee Ramadaankacaafimaad, nabad iyo khayr badan...
17/02/2026

πŸŒ™ Ramadaan Mubaarak

Hayat Hospital waxay idiin rajaynaysaa bisha barakeysan ee Ramadaanka
caafimaad, nabad iyo khayr badan.

Alle ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada,
hana ka dhigo bil naxariis iyo cafis leh.

πŸ•Œ Ramadaan Kariim dhammaan bulshada.

16/02/2026

Goorma ayaa kugu dambeysay baaritaan caafimaad?

Haddii aad xasuusan weydo… waa waqtigii aad iman lahayd Hayat-Hospital

05/01/2026

Hayat Hospital  CALI KAMIIN SARAHA xamar Bille Dagmada Warta Nabada
23/12/2025

Hayat Hospital CALI KAMIIN SARAHA xamar Bille
Dagmada Warta Nabada

πŸ©ΊπŽπ†π„π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ  🩺HAYAT HOSPITAL – XAYAAT HOSPITALWaxaan ku wargelinaynaa dhammaan bulshada sharafta leh inDhaqtarka Ha...
21/12/2025

πŸ©ΊπŽπ†π„π˜π’πˆπˆπ’ πŒπ”π‡πˆπˆπŒ 🩺

HAYAT HOSPITAL – XAYAAT HOSPITAL

Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan bulshada sharafta leh in
Dhaqtarka Haweenka & Dhalmada
πŸ”΅ 𝐃𝐑. 𝐌𝐨𝐑𝐚𝐦𝐞𝐝 π€π‘π¦πžπ 𝐌𝐨𝐑𝐚𝐦𝐞𝐝 πƒπ‘πžπ«πžπŸ”΅
(Dhaqtarka Haweenka & Dhalmada)
uu dib ugu soo laabtay dalka, kadib safar shaqo oo uu dibadda ku maqnaa.

Hadda wuxuu si buuxda uga shaqeynayaa:
πŸ₯ Hayat Hospital

✨ Adeegyada la bixiyo:
πŸ”΄ DARYEEL
πŸ”΄ NAXARIIS
πŸ”΄ FARXAD

πŸ“ Xamar Bille – Calikamiin
πŸ“ž 616333084 / 616333081

Caafimaad tayo leh & dhaqaatiir qibrad sare leh

Dr MOHAMED DHERE  WAA YIMAADAY
21/12/2025

Dr MOHAMED DHERE WAA YIMAADAY

π‡π€π˜π€π“ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹Waxaan kuu haynaa daryeel, naxariis, iyo farxad.Kusoo dhowow adeeg caafimaad oo tayo sare leh, ay bixiyaan...
01/11/2025

π‡π€π˜π€π“ π‡πŽπ’ππˆπ“π€π‹
Waxaan kuu haynaa daryeel, naxariis, iyo farxad.
Kusoo dhowow adeeg caafimaad oo tayo sare leh, ay bixiyaan dhaqaatiir khibrad leh. πŸ₯✨
πŸ“ž 616333084 / 616333081

Hayat Hospital
30/10/2025

Hayat Hospital

Address

Jidka Stadium Ka Muqdisho Saraha Xamar Bile
Mogadishu

Telephone

+252616333081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAYAT Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category