11/10/2022
Salaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaatuhu,Waxaan Halkakan Salaan Qaalia Hawada Umarinayaa Walaasheen Hani Yuusuf Muxumad Dabaqe iyo Dhamaan Asxaabta kale Ee Saaxiibadedah Rag Iyo Hawenba,
Khar-qabe/qabto Ka qayb
Qaado Dhismaha Baytka Alle Masjid sheekh Abaadiri cumar ridaa dagmada kaxda waaxda shinbiraale
Somalia Masjidka sheekh Abaadir waa Masaaji goob muhimah kuyaala oo Ayna masaajid kudhowayn baahiwayna looqabo Waxaan walaaladda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan, ku bogaadinaynaa oo leenahay ku tartama ka qayb’qaadashada dhismaha Masjidka sheekh Abaadir oo ka socda Degmada kaxda muqdishow
في الصحيحين أن النبي صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قال: مَنْ بَنَى مَسْجِدًا يَبْتَغِي بِهِ وَجْهَ اللَّهِ بَنَى اللَّهُ لَهُ مِثْلَهُ فِي الْجَنَّةِ
Walaalayaal nabigeena xabiibkeena sallalaahu-calleyhi -wasallaam wuxuu leeyahay
(Qofkii Dhisa masjid asigoo ula jeedo allaah dartii Allaah waxaa uu guri ugu dhisaa Janada )
Su aaal ?!!
Ma Dooneysaa in Uu Allaah guri kaaga dhiso Janada ?
Jawaab
Haa haa- Qofkastoo mu’min ah ayay Jawaabtiisa noqoneysaa ma Qof aan dooneyn ayaa jira in uu allaah subxanahu watacaalaa uu guri uga dhiso janada so mahan sababta aan u tukanayno u somayno sababta aan allaah u cabsanaayo.
Walalayaal allah subxanahu watcalaa wuxuu nagu yaboohayaa Janadii aan raaraadinaynay in aan ka qeyb qaadano dhismaha masajidka alle.
Waa sadaqo jaariya ah, sida nabigena sallalaahu-calleyhi -wasallaam ka sugan!
عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ إِنَّ مِمَّا يَلْحَقُ الْمُؤْمِنَ مِنْ عَمَلِهِ وَحَسَنَاتِهِ بَعْدَ مَوْتِهِ عِلْمًا عَلَّمَهُ وَنَشَرَهُ، وَوَلَدًا صَالِحًا تَرَكَهُ، وَمُصْحَفًا وَرَّثَهُ، أَوْ مَسْجِدًا بَنَاهُ، أَوْ بَيْتًا لِابْنِ السَّبِيلِ بَنَاهُ، أَوْ نَهْرًا أَجْرَاهُ، أَوْ صَدَقَةً أَخْرَجَهَا مِنْ مَالِهِ فِي صِحَّتِهِ وَحَيَاتِهِ يَلْحَقُهُ مِنْ بَعْدِ مَوْتِهِ. رواه ابن ماجه وحسنه الألباني
Waa camal aan kaa go’aynin, oo kuu soconaya adigoo nool iyo haddii aad dhimataba adoo qabriga ku jira.
Waxaad kaloo wax ugu dari kartaa waalidkaa haddii uu noolyahay, iyo haddii uu dhintay,Markaa walaalayaal, waa fursad-qaali ah, ee halaga faa’iideysto oo Ilaahay aktiisa wax hala dhigto
Walaal Ma ogtahay in maalka aad hadda bangiga ku heyso ama guriga dhigtay in aadan ku waareyn laakin haddii aad sadaqo masjidka kaga bixiso waad la waareysa lacagtaada jaa’izo tan ugu qiimaha badan Boqorka uunka Alle sub-xanahu watacaalaa bixinaayo ayaad ku heleysaa
Masjidka cabirkiisu wuxuu dhan-yahay sideed boqol oo mitir waa laba boos oo 20×20=40
Sidoo kale,waxaan walaalaha aan awoodin in ay lacag ugu qeyb-qaataan masjidka waxaan ka codsaneynaa in ay walaalahooda u uguubaabiyaan dhismaha masjidka amam in ay waqti-kasto ducada nagu kaalmeeyaan in uu allaaah masjidkan inoo dhameestiro insha alllaah
Fadlan la soo xiriiir guddi-ga ku howlan dhismaha masjidka oo uu aasaaskiisu hadda meel fiican maraya
SalaaM Somali Bank
Acc: *799*33664363*Lacagta #
EVC PLUS: 0614912466
Dahab: 625620189.
Ama lasoxidhiidh gudiga masjidka :
1-dr Sheekh ibraahim sheekh cabdi Tel: +252616465253
2-sheekh Abuu bakar xassan shire .
Tel:+252615620189 .