31/03/2024
Dr. Social Specialist Hospital Waa mid kamid ah isbitaalada ugu casrisan ee daryeela caafimaadka Araga lana tacaala cudurada guud sida xanuunada ku dhaca maqaarka cunaha dhagaha iyo sanka β¦
π’Dhaqaatiirta ka howlgasha isbitaalka iyo adeygyada ey qabtaan
Dr abdulqaadir & Dr Abdurahman Omar Mohamud waa dhaqatiir ku takhasusay daweynta iyo daryeelka indhaha waxa uu khibrad balaaran u leeyahay latacaalida xanuunada ku dhaca indhaha iyo qaliimadooda
Dhaqaatiirta ayaa waxa ay kaa daaweynayaa xanuunada ku dhaca indhaha sida:
infectionka..
xasaasiyada indhaha
dhaawacyada indhaha so gaara sida dabka iyo shilalka,
cabirka araga
sixida aragga isaga oo isticmaalaya kambiyutaro casri ah.
Qorista ookiyaalaha araga,
sixida indhaha qaloocan,
Daweynta madax xanuunka joogtada ah
Daweynta dadka iftiinku dhibayo,
Sameynta dhamaan nuucyada kala duwan ee qaliimada indhaha sida fiiqista caadka indhaha, xirista biyaha indhaha ku furma.
la talinta xaga aragga iyo caawinta dadka danyarta ahβ¦
Waxaa ka howlgala Dr Abdiaziz Abdiwahid Abdullahi waa dhaqtarka ku takhasusay daweynta xanuunada ku dhaca maqaarka
Waxa uu kaa daweynayaa dr diinle dhamaan xanuunada ku dhaca maqaarka timaha iyo cidiyaha sida:
Haaraha wejiga
Finanka wejiga,
Xasaasiyada maqaarka ,
Qawidka,
Daadashada timaha,
Cambaarta
Daweynta cidiyaha
Dhaqtar diinle waxa uu si gaar ah kaaga caawinayaa Daryeelka maqaarka skin care, isaga oo uu ku siin doonaa dawoyinka maqaarka iyo careemadooda oo tayadoodu aad u sareyso.
Waxa ka howlgala dhaqtarka ku takhasusay cunaha dhegaha iyo sanka dhaqtar.
Dr Abuukar Abdullahi . dhaqtarku waxa uu kaa daweynayaa xanuunada ku dhaca cunaha dhagaha iyo sanka sida:
Quumanka,
Hilbaha sanka xira,
Ciladaha xaga maqalka saameeya,
Bixinta walxaha gala dhegaha sanka iyo dhuunta .
Dhaqtarku waxa uu adeegsanayaa computerka maqalka iyo endescopy..
Isbitaalku waxa uu ku qalabeysanyahay farmashi casri ah oo ey kuugu diyaarsanyihiin dawooyinka tayadoodu aad u sareyso oo lugu ilaaliyay heer kul ku haboon
Isbitaalku waxa uu ku yaala degmada dharkeynley gaar ahaan isgoyska tabakaayo madow horay u gaar oo u doono daryeel caafimaad.