SOVAC Health Center.

SOVAC Health Center. We care you

Itโ€™s Time for Action Maalinta Cagaarshowga  caalamiga Sanad waliba maanta oo kale waxaa lo asteeyay maalinta caalamiga c...
28/07/2024

Itโ€™s Time for Action

Maalinta Cagaarshowga caalamiga

Sanad waliba maanta oo kale waxaa lo asteeyay maalinta caalamiga cagaarshowga oo ah maalin la xuso isla markaan la sameyo wacyigelin la xiriirta xanuunka Iyo dhibaatadisa.

Inkasto qaadashada magaca cagaarshowga ee ay ku keentay bulshadeena mara habaabin badan hoosna u dhigtay taxadarka ku aadan ka hortaga caabuq dhaliyaasha beerka, hadana weli Waa dhibaato taagan oo u baahan wax ka qabasho.

Sanad waliba waxay haayada caalamiga ee caafimadka (WHO) sameysa hal ku dhig ku aadan maalintan , waxaana sanadkan hal kudhiga yahay , Waa xiligi la talaabo qaadi lahaa ama ficil la sameyn lahaa.

Wacyigelinta inkasto asaaas tahay mar waliba hadana Waa lagama maarmaan in la tilaabo qaado.

Cagaarshowga nuucyada B Iyo C Waa kuwa ugu badan ee dhimashada sabab caalamka waxaana in lagu qiyaaso 1.2 milyan u dhintaan sanad waliba, dalkeena inkasto xog rasmiya oo la xiriirta heerka dhimashada la haynin hadana dad fara badan ayaa u dhinta .

Hadaba si tilaabo aan u qaado fadlan raac qodobadani.

1. Iska baar xanuunka madaama wax astaamo lahayn.

2. Qaado talaalka oo ha sugin intu kugu dhaco.

3. Hooyo hadaad uur leedahay xanunkana qabto fadlan la kulan dhaqtarka beerka si loga hortago gudbinta xanuunka..

4. Hadii lagugu sheego xanuunka fadlan ku xirnow dhaqtarka beerka weliga ha aaminin in lagu dhaho Waa ki dhiiga raaco oo ha is dhigan.

Si lo gaaro himilada guud ee ah ciribtirka xanuunka cagaarshowga 2030, waa muhim inaynu qaadno talaaboyin muhim u ah yareynta xaaladaha xanuunada cusub iyo daaweynta dadka la nool xanuunkan.

Madaama dalkeena uusan lahayn haayado ku filan hagida caafimadka iyo sameynta siyaasado lagu xakamenayo xanuunada faafa guud ahaan gaar ahaan cagaarshowga waxaa muhim inaan isku tashano oo qaadno talaaboyinkan.

1. Dhiirogelinta ka hortaga xanuunka .
A. In lo kordhiyo wacyigelinta xanuunka iyo qatarihisa .
B. In qof waliba iska baaro xanuunka taas oo kor u qaadi karto ogaanshaha xanuunka .

Hadaba si lo dhiirogeliyo baarista Waa asaas in la sameyo siyaasad guud oo hagto, Tusaale;

- waa in qof waliba arday iskuul, jaamacad dhigta lagu daro documents inay ku jiraan baarista xanunadan.

- Waa in qof waliba oo shaqaalo private ama mid dowladeeda lagu xiro warqada caafimadka oo muhim ay ka yihin xanunadan.

- Waa in darwalada Sidoo kle lagu xiraa qaadashada shatiga warqada caafimadka.

- Waa in kireystaha guriga lagu xiraa warqada cafimadka.

Qodobadasi waxay sahlayaan in baarista ay badato taasna fududayso ogaanshahah xanuunka.

Si dadka ay ugu fududaato Waa lagama maarmaan in la helo xarumo la isku haleyn karo tayada baarista Iyo qiimaha baarista taas oo Asaas u ah inay hirgasho talooyinka kor ku xusan.

2. Daaweynta Iyo la socoshada dadka la nool xanuunka

Arinta wa talaabo kale oo muhim u ah xakameynta xanuun ka Iyo la socoshadisa taas oo yareyn karto Qatarta gudbinta iyo faafida xanuun ka.

3. Helida Siyaaasad guud oo wasaarada caafimadka oo ku salaysan hagida xirfadlayaasha caafimad iyo kor u qaadinta aqoonta daaweynta xanuunka iyo hab raac guud oo lo marayo hanaanka dhimista qatarta xanunkani.

4. Dhiirogelinta cilmi baaris sax oo sheegayso heerka xanuunka oo Somalia ka yahay iyado laga samenayo dhamaan magaaloyinka waaweyn ee Somalia si ay u noqoto cilmi baaris Sal u noqon karto goโ€™aan qaadashada wax ka qabashada xanunkani.

Inkasto ay adagtahay xogaha muhimka in halkan lagu so wada qoro hadana talaabooyinka kor ku xusan waxay wax ka qaban karaan dhibaatada cagaarshowga ee Somalia .

Dr Mohamed warsame
Dhaqtarka beerka iyo uur kujirta .

MD gastroenterology and hepatology

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa cadeynta ilkaha.๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-Tell: 0612540737WhatsApp: https://wa.me/+25261522...
08/07/2024

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa cadeynta ilkaha.

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

Sanad wacan 1446H
07/07/2024

Sanad wacan 1446H

06/07/2024

Noolasha Duurka

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa ilkaha Zirconium & Crown๐ค๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐จIs bedel la'aanCadaanShiir la'aanQurux badan๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ...
29/06/2024

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa ilkaha Zirconium & Crown

๐ค๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐จ
Is bedel la'aan
Cadaan
Shiir la'aan
Qurux badan

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

JUMA MUBARAKุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ
27/06/2024

JUMA MUBARAK

ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaad ka helaysaa gudniinka caruurta.๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-Tell: 0612540737WhatsApp: https://wa.me/+2526...
25/06/2024

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaad ka helaysaa gudniinka caruurta.

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa daryeelka afka iyo ilkaha.๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐šBuuxinta IlkahaGelinta IlkahaDaawe...
24/06/2024

๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa ka helaysaa daryeelka afka iyo ilkaha.

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ˆ๐ฅ๐ค๐š๐ก๐š
Buuxinta Ilkaha
Gelinta Ilkaha
Daaweynta Ilkaha
Xerida Biraha Ilkaha
Dabarka Ilkaha
Cadeynta Ilkaha

๐Š๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ซ๐จ ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐Ÿ๐ŸŽ$ ๐จ๐จ ๐ค๐ž๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

S๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa kugu diyaar ah dhaqtarka haweenka oo daaweynaya cudurada haweenka.๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-Tell: 06125...
22/06/2024

S๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa kugu diyaar ah dhaqtarka haweenka oo daaweynaya cudurada haweenka.

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa kugu diyaar ah talaalka cagaarshowga.๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-Tell: 0612540737WhatsApp: https://wa.me/...
20/06/2024

๐’๐Ž๐•๐€๐‚ ๐‡๐„๐€๐‹๐“๐‡ ๐‚๐„๐๐“๐„๐‘ waxaa kugu diyaar ah talaalka cagaarshowga.

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:-
Tell: 0612540737
WhatsApp: https://wa.me/+252615229822
Degmada Xamar-Jajab, Wadada Israac, Ka soo Horjeedka Xarunta Degmada X/jajab, Area Ex-Simad , Gahayr..

๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง.

Address

Tanzania Road, X/jajab District
Mogadishu
MEDICALSERVICES&SUPPLY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOVAC Health Center. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram