Thirty Two Dental Clinic

Thirty Two Dental Clinic 32 ๐Ÿฆท clinic wa xarun caafimad oo aad ka heleyso dhamaan adeegyada caafimad ee la xirira afka iyo ilk

Waxaan kordhinay qiimadhimistii bisha ramadaan ila 31 march waad ka faaideysan kartaa
22/03/2026

Waxaan kordhinay qiimadhimistii bisha ramadaan ila 31 march waad ka faaideysan kartaa

19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
Dhamaan umadda Muslimiinta ah waxaan idiin leenahay farxad ku ciida.
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒุŒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿค


๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
12/03/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐

Ku daryeel afkaaga iyo ilkahaaga caafimaadkaaga bilowga waa dhoola cadeyn, Thirty Two Dental Clinic  ayaa ku siinaya dar...
10/03/2026

Ku daryeel afkaaga iyo ilkahaaga caafimaadkaaga bilowga waa dhoola cadeyn, Thirty Two Dental Clinic ayaa ku siinaya daryeel xirfad leh iyo talooyin caafimaad oo joogto ah.

Gelinta ilkaha waxay ka caawisaa in la xoojiyo difaaca afka iyo in la ilaaliyo caafimaadka ilkahaaga, Daaweynta saxda ah...
08/03/2026

Gelinta ilkaha waxay ka caawisaa in la xoojiyo difaaca afka iyo in la ilaaliyo caafimaadka ilkahaaga, Daaweynta saxda ah waxay keentaa dhoola cadeyn caafimaad leh oo qurux badan.

Happy womenโ€™s day
08/03/2026

Happy womenโ€™s day

02/03/2026

Wargalin muhiim ah ๐Ÿšจ
Munaasabada Bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaan idin sameynay qiimo-dhimis 25% dhamaan adeegyada afka iyo ilkaha.
Ka faaโ€™iidayso fursaddan muhiimka ah.




02/03/2026

Caqabadaha la kulmay iyo sida ay bulshada uga falcelisay.

28/02/2026

Caadooyinka aan u wanaagsaneyn caafimaadka afka ee ay dadka intooda badan sameeyaan xiliga soonka.
Maka mid tahay dadka sidaan sameeyo?

Ma doonaysaa ilko nadiif ah, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic waxaan kuu diyaarinay adeegyo casri ah oo kor loogu...
21/02/2026

Ma doonaysaa ilko nadiif ah, nagu soo booqo Thirty Two Dental Clinic waxaan kuu diyaarinay adeegyo casri ah oo kor loogu qaadayo bilicda iyo caafimaadka ilkahaaga.

Dad badan waxay u maleeyaan in cirrid dhiiga uu yahay wax iska caadi ah, balse ma aha!Cirrid dhiiggu waa calaamad muujin...
18/02/2026

Dad badan waxay u maleeyaan in cirrid dhiiga uu yahay wax iska caadi ah, balse ma aha!
Cirrid dhiiggu waa calaamad muujin karta dhibaato caafimaad oo afka ah.
Hadii aan si deg-deg ah loo daaweyn wuxuu sababi karaa dhibaatoyin cafimad, Ilaali caafimaadka iyo bilicda ilkahaaga adigoo helaya nadiifin iyo daryeel sax ah.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 10:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252614222260

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Thirty Two Dental Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Thirty Two Dental Clinic:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram