Mama Amina College of Health Science

Mama Amina College of Health Science College ka barashada culuumta cafimadka ee Mama Amina waxu kuu diyaariyay adeeg waxbarasho caafimaad

24/01/2026

โณ Fursad xaddidan โ€“ Ha moogaan!

Mama Amina College of Health Science waxay ku siinaysaa qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay ardayda cusub.

Ha seegin fursadda aad ku bilaabi karto mustaqbal caafimaad oo ifaya.

๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso qiimo-dhimista 30%

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda

+252 61 1105941 / +252 61 2494800

ama nagala soo xiriir whatsup ka https://wa.me/252612494800

Mama Amina College of Health Sciences waa:

โœจ Halka lagu Dhiso Mustaqbalka Ardayda Barata Caafimaad ka โœจ

Fundamental Nursing and Scrub Nursing
22/01/2026

Fundamental Nursing and Scrub Nursing

Mama Amina College of Health Science waxay ku siinaysaa qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay ardayda cusub. Ha seegin...
20/01/2026

Mama Amina College of Health Science waxay ku siinaysaa qiimo dhimis gaar ah oo loogu talagalay ardayda cusub. Ha seegin fursadda aad ku bilaabi karto mustaqbal caafimaad oo ifaya.

โณ Fursad xaddidan โ€“ Ha moogaan!

๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso qiimo-dhimista 30%

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda

+252 61 1105941 / +252 61 2494800

ama nagala soo xiriir whatsup ka https://wa.me/252612494800

Mama Amina College of Health Sciences waa:

โœจ Halka lagu Dhiso Mustaqbalka Ardayda Barata Caafimaad ka โœจ

MUHIMADA BARASHADA CAAFIMAAD KA โ€œCaafimaadku wax walba ma aha, balse haddii caafimaad laโ€™aan jirto, wax walba waa waxba ...
20/01/2026

MUHIMADA BARASHADA CAAFIMAAD KA

โ€œCaafimaadku wax walba ma aha, balse haddii caafimaad laโ€™aan jirto, wax walba waa waxba k**a jiraan.โ€

Waxay muujinaysaa in caafimaadku yahay asaaska nolosha. Haddii qofku caafimaad darro ku noolaado, wax kasta oo kale oo uu haysto โ€” lacag, shaqo, qoys, iyo riyooyin โ€” waxay lumiyaan qiimahooda.

Halkaas ayaa muhiimadda barashada caafimaadku ka soo baxaysaa:

1- Barashada caafimaadka waxay hubisaa in bulsho ay hesho xirfadlayaal aqoon leh oo ilaalin kara caafimaadka dadka.

2- Ardayda barata caafimaadka waxay noqdaan dhakhaatiir, kalkaaliyeyaal, farmashiistayaal, iyo khubaro caafimaad kuwaas oo bulshada u horseeda nolol caafimaad leh.

3- Waxbarashada caafimaadku waa maalgashi mustaqbal: qof kasta oo wax barta wuxuu ka qayb qaadanayaa ilaalinta nolosha iyo horumarinta bulshada.

Sidaas darteed, caafimaadku waa furaha wax kasta, halka barashada caafimaadka ay tahay jidka lagu gaadho furahaas.

๐ŸŒŸ Mama Amina College of Health Science ๐ŸŒŸ

"Ku bilow mustaqbal caafimaad oo ifaya!"

TARTAN AQOONEEDKA SANADLAHA AH 2025-2026                                        SEMI-FINALIsaraga 3aad ee Semi-Final ka ...
10/01/2026

TARTAN AQOONEEDKA SANADLAHA AH 2025-2026

SEMI-FINAL

Isaraga 3aad ee Semi-Final ka ee Tartan Aqooneedka Sanadlaha ah ee u dhaxeeya Ardayda Mama Amina College of Health Science oo sanadkaan loogu magac daray AQOONKAAL.

15/1/2026 oo ku beegan maalinnta khamiis, waxaa tartami doona kooxaha kala ah: Kooxda Daryeelka oo ka socota xarunta Dharkenley iyo Kooxda Lafdhabarta oo ka socota xarunta Afgoye.

Tartanka oo ka dhicidoonta xarunta Kaxda

waxaan u rajeenayaa laba kooxood Guul.

MAMA AMINA COLLEGE WAA HOYGA BARASHADA CULUUMTA CAFIMAADKA OO MESSEGE KEEDU YAHAY (I TUSI OO I TAABSII).

MAHADSANIDIIN

HAMBALYO.... HAMBALYO....HAMBALYO                                        SEMI-FINALWaxaa si habsama leh u soo dhamaaday ...
10/01/2026

HAMBALYO.... HAMBALYO....HAMBALYO

SEMI-FINAL

Waxaa si habsama leh u soo dhamaaday Maalinta 2aad ee Semi-Final ka Tartan Aqooneedka sanadlaha ah kaas oo loogu magac daray AQOONKAAL oo uu soo qabanqaabiyay Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka ee Mama Amina.

Tartan ka oo u dhaxeeyay Kooxaha kala ah kooxda Wacyagelinta oo ka socday xarunta Dharkenley iyo Kooxda Lafdhabarka oo ka socday xarunta Afgoye, oo dhacday 8 JAN 2026.

Kooxda Lafdhabarta waxay keensatay 9 dhibcood halka Kooxda Wacyigalinta keensatay 6 dhibcood sidaa waxay guusha ku raacday kooxda lafdhabarta oo ku badisay 3 dhibcood kana soctay baranjiga Afgoye.

MAMA AMINA COLLEGE WAA HOYGA BARASHADA CULUUMTA CAFIMAADKA OO MESSEGE KEEDU YAHAY (I TUSI OO I TAABSII).

MAHADSANIDIIN

TARTAN AQOONEEDKA SANADLAHA AH 2025-2026                                        SEMI-FINALIsaraga 2aad ee Semi-Final ka ...
07/01/2026

TARTAN AQOONEEDKA SANADLAHA AH 2025-2026

SEMI-FINAL

Isaraga 2aad ee Semi-Final ka ee Tartan Aqooneedka Sanadlaha ah ee u dhaxeeya Ardayda Mama Amina College of Health Science oo sanadkaan loogu magac daray AQOONKAAL.

8/1/2026 oo ku beegan maalinnta khamiis oo berita ah, waxaa tartami doona kooxaha kala ah: Kooxda Wacyagelinta oo ka socota xarunta Dharkenley iyo Kooxda Lafdhabarta oo ka socota xarunta Afgoye.

Tartanka oo ka dhicidoonta xarunta Kaxda

waxaan u rajeenayaa laba kooxood Guul.

MAMA AMINA COLLEGE WAA HOYGA BARASHADA CULUUMTA CAFIMAADKA OO MESSEGE KEEDU YAHAY (I TUSI OO I TAABSII).

MAHADSANIDIIN

Mama Amina College of Health Sciences๐Ÿ’ฅ QIIMO DHIMIS 30% (100kiiba 30) ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ“š Ku baro xirfadaha caafimaadka๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Ku kasbo shah...
06/01/2026

Mama Amina College of Health Sciences

๐Ÿ’ฅ QIIMO DHIMIS 30% (100kiiba 30) ๐Ÿ’ฅ

๐Ÿ“š Ku baro xirfadaha caafimaadka
๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Ku kasbo shahaado la aqoonsan yahay
๐ŸŽ“ Ku dhis mustaqbal shaqo leh

โณ Fursad xaddidan โ€“ Ha moogaan!
๐Ÿ‘‰ Isdiiwaangeli maanta oo ka faaโ€™iidayso qiimo-dhimista 30%

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda

+252 61 1105941 / +252 61 2494800

ama nagala soo xiriir whatsup ka https://wa.me/252612494800

Mama Amina College of Health Sciences waa:

โœจ Halka lagu Dhiso Mustaqbalka Ardayda Barata Caafimaad ka โœจ

๐ŸŽ‰ WAR FARXAD LEH! ๐ŸŽ‰Mama Amina College of Health Science                       ๐Ÿ’ฅ QIIMO DHIMIS 30% (100kiiba 30) ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’™ Ma jec...
06/01/2026

๐ŸŽ‰ WAR FARXAD LEH! ๐ŸŽ‰

Mama Amina College of Health Science

๐Ÿ’ฅ QIIMO DHIMIS 30% (100kiiba 30) ๐Ÿ’ฅ

๐Ÿ’™ Ma jeceshahay inaad dadka caawiso?

๐Ÿ’‰ Ma rabtaa xirfad qiimo leh oo mustaqbal leh?

Mama Amina College of Health Sciences waa halka riyadaada caafimaad ay ka bilaabato.

Waxbarasho tayo leh, tababar gacanta ah, iyo fursad aad ku noqon karto xirfadle bulshada wax ku biiriya.

๐Ÿ‘‰ Dooro waxbarasho wax ka beddesha noloshaada!

โณ Muddadu way xaddidantahay

๐Ÿ“ Ka faaโ€™iidayso fursaddan oo bilow safarkaaga caafimaad

HAMBALYO.... HAMBALYO....HAMBALYO                                        SEMI-FINALWaxaa si habsama leh u soo dhamaaday ...
06/01/2026

HAMBALYO.... HAMBALYO....HAMBALYO

SEMI-FINAL

Waxaa si habsama leh u soo dhamaaday Maalinta 1aad ee Semi-Final ka Tartan Aqooneedka sanadlaha ah kaas oo loogu magac daray AQOONKAAL oo uu soo qabanqaabiyay Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka ee Mama Amina.

Tartan ka oo u dhaxeeyay Kooxaha kala ah kooxda Wacyagelinta oo ka socday xarunta Dharkenley iyo Kooxda Daryeelka oo ka socday xarunta Dharkenley, oo dhacday 5 JAN 2026.

Kooxda Daryelka waxay keensatay 8 dhibcood halka Kooxda Wacyigalinta keensatay 4 dhibcood sidaa waxay guusha ku raacday kooxda Wacyagelinta oo ku badisay 4 dhibcood kana soctay baranjiga Dharkenley.

MAMA AMINA COLLEGE WAA HOYGA BARASHADA CULUUMTA CAFIMAADKA OO MESSEGE KEEDU YAHAY (I TUSI OO I TAABSII).

MAHADSANIDIIN

MAMA AMINA COLLEGE OF HEALTH SCEINCE - ูƒู„ูŠุฉ ู…ุงู… ุขู…ู†ุฉ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุตุญูŠุฉ             ISKU AADKA KOOXAHA U SOO GUDBAY SEMI-FINA...
30/12/2025

MAMA AMINA COLLEGE OF HEALTH SCEINCE - ูƒู„ูŠุฉ ู…ุงู… ุขู…ู†ุฉ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุตุญูŠุฉ

ISKU AADKA KOOXAHA U SOO GUDBAY SEMI-FINAL KA

ISKU AADKA SEMI-FINAL KA EE TARTAN AQOONEEDKA EE SANADLAHA AH EE MAMA AMINA COLLEGE 2025-2026.

GUUL WACAN DHAMAAN

MAMA AMINA COLLEGE OF HEALTH SCEINCE - ูƒู„ูŠุฉ ู…ุงู… ุขู…ู†ุฉ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุตุญูŠุฉ                                           Hambalyo .....
28/12/2025

MAMA AMINA COLLEGE OF HEALTH SCEINCE - ูƒู„ูŠุฉ ู…ุงู… ุขู…ู†ุฉ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุตุญูŠุฉ

Hambalyo .... Hambalyo .... Hambalyo

SEMI-FINAL

Maaamulka Kulliyadda Barashada Culuumta Caafimaadka ee Mama Amina waxuu u hambalyeenayaa 3 ta Kooxood ee u soo gudubtay Semi-Final ka Tartan Aqooneedka loogu magac daray AQOONKAAL tartankaa oo uu soo qabanqaabiyay Kulliyadda Mama Amina ee Barashada Culuumta Caafimaadka (ูƒู„ูŠุฉ ู…ุงู… ุขู…ู†ุฉ ู„ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุตุญูŠุฉ), kuwaa oo kala ah:

1- Kooxda Daryeelka, oo ka socdaan xarunta Dharkenley
2- Kooxda Wacyagelinta, oo ka socdaan xarunta Dharkenley
3- Kooxda Lafdhabarta, oo ka socdaan xarunta Afgoye

Maaamulka waxuu kaloo u mahadcelinayaa Jamciyada Al-Rahma iyo Xarunta Cafimaadka ee Mama Amina oo taabagelinaya Tartan Aqooneedkan.

waxaan u rajeynaynaa 3da Koox ee soo gudubtay wareega koobaad dadaal wacan iyo guul.

Mahadsanidiin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mama Amina College of Health Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram