
08/01/2025
Aad bey ii xanuujineysa inaan halkaan ku qoro Tacsida walaasheen Farxiya, laakiin waa xaq Qof walbana wuu dhimanayaa. Waxaan murugta la qeybsanayaa Ehelka dhammaan, si gaar ah waxaan ugu tacsigeynayaa walaalkey Dayax..
Aan u wada duceyno