Dr qadaas alqalami

Dr qadaas alqalami Dawooyinka dhamaan cudurada guud waa ka helay

Biya baxa dag daga ah ee raga???         (Premature ej*******on )biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caad...
27/08/2021

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay kala so xiriir WhatsApp

👎👎👎👎👎👎👎
+252 617484888 👍👍👍📞📞

U sheer Garey walahada la dhibatey san xanunkan

Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalk...
27/08/2021

Urta aan fiicnayn ee dadka qaar afkooda ku arkaan waxa ay keentaa culays iyo diiqad badan oo ku timaadda bulsho dhexgalkooda iyo u dhowaanshiyaha dadka.

macmiil ku bishaareyso waxaan idiin keenay dawada loogu tala galay af urka iyo ilko dhiiga
hadaba hadaad ka cabaneyso xanuunada afka Laxariir WhatsApp number ama +252617484888
Soodhawaada waadna mahadsantihn

Matahay qof laxuunsan cudurka Babasiirka Hadaba calaamadaha cudurka bawasiirka waxa kamid ah finan ka soo baxa dawada da...
19/08/2021

Matahay qof laxuunsan cudurka Babasiirka
Hadaba calaamadaha cudurka bawasiirka waxa kamid ah finan ka soo baxa dawada dabada oo soo quusato xiliga uu qof ka saxaroon nayo saxarada oo dhiig casa ah soo raaca hadaba hadii aad isku aragtay calamadahaas waxa ku haya cudurka baabasiirka
# # hadaba waxa kuu heynaa xal fudud oo aad isku daweykarto # #
Hadaba madooneysaa inaad iska cirib tirto
# # Hadaba waxa aan kuu heynaa # #
**Daawooyin dabiici ah ama herbal ah # #
Nabigeena mohammed S C W wuxuu yiri
ILLahey masoo saaro cudur ilaa uu daawadiisana soo dajiyo
Ogoow caafimaadku waa muhiim
Haddii ay jawaabtaadu haa tahay nagala soo xeriir
Whatsapp
+252617484888

Caado wareerka waa xaalad aad u badan, badanaa dumarkane boqolkiiba illaa 30% ay ka sheegtaan, waxaa loo kala qaybiyaa i...
17/08/2021

Caado wareerka waa xaalad aad u badan, badanaa dumarkane boqolkiiba illaa 30% ay ka sheegtaan, waxaa loo kala qaybiyaa illaa 4 qeybood:
A- Caadada oo kala fogaato (35 maalmood iyo wixii ka badan)
B- Caadada oo isku soo dhawaato (bishii laba jeer ama ka badan)
C- Caadada oo mudadeeda dheeraato (dhiig bax leh)
D- Caadada oo la waayo (saddax illaa lex bilood ama ka badanba)

Waxyaabaha aan cudurka ahayn oo keeni karo waxaa ka mid ah:

1- Diiqada, welwelka, caadifadda iyo cabsida ama naxtinta
2- Caadada marka ay cusubtahay waxay qaldantaa dhowr bilood inta ay ka tooseyso
3- Cunno xumida iyo mataga joogtada ah
4- Jimicsiga badan (badanaa haweenka jimicsiga badsada caadadooda way qaldantaa).
5- Daawooyinka qaar sida kuwa uurka looga hortago.
6- Cabsi uur ama qofka inuu ka welwelo in uu uur qaadi waayo markii arooska uu cusub yahay oo kale.
7- Sigaarka iyo cabidda aalkoloda ama maandooriyayaasha kale.
8- Naasnuujinta.
9- Xilliga h**e ee dhalmo dheyska.
10- Haddii aad xiran tahay qalabka uur ka hortagga.
11- Miisaankaaga oo si dhakhso ah u koro ama u dhaco.
12- Haddii mar dhow aad dilantay ama lagu soo xaaqay.

Waxyaabaha cudurka ah oo keeni karo caado wareerka waxaa ka mid ah:
1- Xaaladaha uu kacsanyahay ama uu dhacsan yahay qanjirka thyroodhka (Ka akhriso halkaan)
2- Xanuunada haweenka sida caabuqa minka, tubooyinka ama ugxansidayaasha.
3- Khalal ku dhaca hormoonada khaas ahaan kuwa kontoroola caadada.

4- Haddii aad qabtidxanuunka "ugxansidaha fiixda leh" (Ka akhriso halkaan)

Sida caadiga ah, haddii caadada la waayo xilligeeda waxa ugu h**eeyo oo lagu fekiro waa in uur uu jiro iyo in kale.
Haddii uusan uur jirin waxaa muhiim ah in qofka la gala taliyo waxyaabaha sida dabiiciga u keeno caado wareerka oo aan kor ku soo xusnay.
Haddii qofku daawo qaato caadada saamayn karto waa in lala socodsiiyo, cunno dheellitiran lagula dardaarmo, welwelka iyo walbahaarka la yareeyo, jimicsiga siyaadada ah laga fogaado IWM.

daweyaa cado wareer ka?

Walal waxa lo is tic malaa dawo yinka shashada kaga muqda wadawoyin herbal ah lana soo war shadeeyey hablo badan ay qateen dawoyinkaan uu alle kucafiyey wamahad alle.

kuhelikaraa?

Waxad naga lasoo xiriiri kartaa

+252617484888

Soo dhawaada
11/08/2021

Soo dhawaada

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA    Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha ....
08/08/2021

GAASKA IYO BOOG CALOOLEEDKA
Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha(qeybta daloolka caloosha soo xigta) ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
• Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
• Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)

HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka dhaqeyso Xanuunka i.a
KALA XARIIR what'sapp

+252617484888

29/07/2021
Sida ugu fiican  ee loo daaweeyo finanka wejiga?Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira...
28/07/2021

Sida ugu fiican ee loo daaweeyo finanka wejiga?

Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.

Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.

Balse muxuu yahay, nooca ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
SPERULINA waa daawo dabiici ah soona martay tijaaboyin caalami ah
waxey sitoos ah ula falgashaa (u suulisaa) xasaasiyada Nuuc kasta ey tahay
sida xasasiyada ku dhacda 👉 wajiga gudaha dhuunta indhaha
laxariir WhatsApp ka

+252617484888

✅polycystic kidney desease (PKD)✅waa cudur la iska dhaxlo oo ku dhaca kelyaha, waxaana sababta boog ka buuxdo dheecaan (...
28/07/2021

✅polycystic kidney desease (PKD)✅

waa cudur la iska dhaxlo oo ku dhaca kelyaha, waxaana sababta boog ka buuxdo dheecaan (fiix) oo ku sameesmata kilyaha, waxayna keeni karaan inay shaqada kilyaha daciifiso ugu dambeyna sababto in kilyaha ay shaqeen waayan, manalaha wax daawo ah ee kaliya wuxuu leeyahay daawo lagu contoroolo heerka uu marayo.

Calaamadaha uu leeyahay PKD:
waxaa laga yaabaa qofka isagoo qaba cudurkaan sanadooyin inay kasoo U dhagaxaan galaan 6- xanuun ama culees dhabarka ah 7- miirkoo daboolba qofka 8- xanuun kalagoysyada ah 9- cidiyahoo qofku ka xumaaadaan

waxyaalaha sababa PKD:
waxaa loo qaybiyaa xanuunkaan 3 qaybood, qayb walibina waxay leedahay waxyaalo gooni u ah oo sababa.

1. Autosomal dominant PKD
waa nooca ugu badan marka loo eego labada nooc oo kale, waxaana lagu qiyaasaa 90% dadka xanunka uu ku dhaco inuu noocan yahay.
qof uu waalidkii qabay xanuunkan, 50% waxaa loo badinayaa inuu qaado isagana.
calaamadihiisa badanaa waxay soo muuqdaan xilli dambe, gaar ahaan qofku markuu jiro 30 ilaa 40, inkastoo ay jiraan dad ayagoo caruur ah ay kaso muuqdaan calaamadaha cudurkan

2.Autosomal Recessive PKD
Noocaan wuu ka yaryahay dadka uu ku dhaco marka loo eego noocii h**e, waxaana laga dhaxlaa waalidka inkastoo ay tahay shardi in labada waalid ay qabaan cudurka, lakin mid ka mid ah waalidka haddu qabo wax dhib ah malaha.

3. Acquired cystic Kidney desease
noocaan la iskama dhaxlo badanaana wuxuu ka dhaca qofka markuu weenaado (markuu da' noqdo)
🔗badanaana wuxuu ku dhaca dadka ay markii h**eba ka jiranaa kilyaha, wuuna ku badan yahay dadka kilyaha xanuuna.

✅Daawada kaa sifeynesaa si aad uhesho kala soo xiriir what's app 0617484888

14/07/2021

Asc wlal maku dhibeyn finaka wajiga sidoo kale saliida wajiga sidoo kale gadgaduudka wajiga iyo timaha daadanaya markii add shaleysaneyso hadaba rag iyo dumar waxaan idiin haynaa dawa kuhaboon taasoo kaa ciribtireyso dhamaan waana lahubaa 100% dad badan ku caafimaadeen hadava kala soo xiriir what's app oo taabo halkaan���https://wa.me/message/YW65JEXNCVKZA1

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr qadaas alqalami posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr qadaas alqalami:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram