08/07/2022
.
Waxaan farxada la qaybsanaynaa dhamaan umadda soomaaliyeed munaasabadda ciidul adxa owgeed, waxaanan allah ka baryaynaa in munaasabadaan mida xigta in farxad, barwaaqo iyo caafimaad allah nagu gaarsiiyo🐑🐑.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ورزقنا في عيد الأضحى المغفرة والرحمة.. كل عام وأنتم بخير.