Dr Afrah

Dr Afrah Dhaqtarka CUDARADA GUUD

Dhaqtarka Cudurrada Guud ee Cusbitaalka takhasusiga ah ee Soomaaliya (Somali specialist Hospital)
Dhaqtarka wuxu ka daweynayaa cudurada kala
Gaaska
Dhagxanta xametida Gala
Dhagxanta kelyaha kusameysma
Neefta
Qaarjexa
Sokorta
Dhiga karka
Cudurada wadnaha ku dhaca
Xinjirowga dhiiga

28/05/2025
Sawiro:- the Best Internal Medicine Doctor of the Year 2024, Dr Maxamed Hassan Ahmed Dr Afrah,
17/04/2025

Sawiro:- the Best Internal Medicine Doctor of the Year 2024, Dr Maxamed Hassan Ahmed Dr Afrah,




Sawiro:- the Best Internal Medicine Doctor of the Year 2024 Dr Maxamed Hassan Ahmed Dr Afrah,
17/04/2025

Sawiro:- the Best Internal Medicine Doctor of the Year 2024 Dr Maxamed Hassan Ahmed Dr Afrah,




09/04/2025

Muqaal:- Maamo Sucaado waxay igu Timaday Isbitalka capital ayadoo la dhibaneed
- Bog Xanuun
- Kor Hur
- waxaaa ku tagnaa Ootin
kadib daawoyinkaa u qoray hada way caafimaad qabtaa, waatanaa ayadoo ka warbixinaysa Xaladeeda Cafimaad.





Waxan halkan ugu Hambalyeynayaaa Dr Hodan Cabdi Xasan oo so dhameysay taqasuskeda OBGY ( CUDURADA HAWEYNKA IYO QALIMADOO...
07/04/2025

Waxan halkan ugu Hambalyeynayaaa Dr Hodan Cabdi Xasan oo so dhameysay taqasuskeda OBGY ( CUDURADA HAWEYNKA IYO QALIMADOODA )

Alle haka dhigo mid cilmigeda bulshada wax ugu qabato

06/04/2025

Muuqal H**e:- Waxay la dhibaneed Bukaan kaan mudo badan :-
- Bog xanuun
- Lalabo
- Matag badan
- Cuno Xumi





05/04/2025

Muuqal H**e:- Waa mid kamida bukanadii h**e oo ka warbixinaayo Sida uu u xanuunsanaa iyo Markaan la tacallay Sida ay xaladiisa isku badashay.





03/04/2025

Muuqal H**e:-bukankaan wuxuu mudo 3 sano la dhibanaa Cudurka Gaaska,wuxuuu ka mid ahaa Dadka igalla Socda Baraha Internate ka Qasatan facebook.



02/04/2025

Muuqal H**e:- Hodan waxay ladhibaneed markay ii imanaysay Xanuuno Dhowr ah ay kamid yihiin:-
- Bog xanuun
- Kor Hur
- lablabo
- Dibir.



02/04/2025

Muuqal H**e:- Aamino Cali" waxay ka mid eheed Bukanada igu soo Booqday Isbitalka waxayna la dhibaneed Cudurka Gaaska.



02/04/2025

Muuqal H**e:- Aabahan Wuxu ka mid ahaa Bukanadayda Marka la ii kenayey waxaa dhacsanaa Lug iyo Gacan ma socon karin, waakan Asiga iyo wilkiisa oo ka warbixinayaan Xalada Caafimaad.



02/04/2025

Muuqal H**e:- Xamdi Xassan " waxaan tagay isbitallo badan waxaa la iisheegay in xamiitada dhagaxaan iga jiraan, kadib Qalliina tahay ayaa liidhahay Waxaan u imaaday Dr Afrah, wuxuu isiyay dawoyin dhagaxanta xamitada ka babi'inayaan Alx hada wan caafimad qabaa "



Address

Capital Hospital Waxa Uu Ku Yallaa Banadir Ex Xawa Abdi Gurigeda Ee Degmada Hodan
Mogadishu

Telephone

+252615051375

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Afrah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Afrah:

Share