Dr jicib

Dr jicib Dr Jicib wa doctor ku taqasusay daweenta xanuunada kala duwan ee ku dhaca Maqaarka, Cidiyaha iyo Timaha.

Dr ka waxaa ka heleysaa talooyin ku saabsab sida loo daryeeelk maqaarka cidiyaha iyo timaha.

Wa Maxay Kor qaleeel❓🗒 Korqaleelka Waa lakabka sare ee maqaarka o aan laheyn dufan Ku Filan, waxaana Lagu dareemaa taaba...
29/01/2022

Wa Maxay Kor qaleeel❓

🗒 Korqaleelka Waa lakabka sare ee maqaarka o aan laheyn dufan Ku Filan, waxaana Lagu dareemaa taabashada, waxa kabdhasha in u maqaarka dildilaaco Ama bilicdiisa dhunto

Maxaa keena kor qaleelka⁉️

📜 Kor qaleeylka waxaa keenikara wax yaabo badan sida:

1️⃣- qubeeyska oo bata, Caadiyan qubeeyska waxa ah inu halmar maalinti ahaado, Ama labo jeer haddu daruuri noqdo, waana inuuna ahaada qubeys fudud.

2️⃣-joogteynta isticmaalka saaabuunta: Isticmaalka saabuunada qaar waxay keenaan in lakabka sare e maqaarka dufanka ka dhamaado.

3️⃣- Da’da, Da’da marwalba kor u socto waxa dabciyan qofka Ka yaraadada dufanka, waana sababta loo dhaho qofka waayeelkaa ha joogteeyo isticmaalka cream ka jirka.

4️⃣-Qaadashada daawooyinka qaar, Isticmaalka daawooyinka qaar o waqti dheer la qaato waxa ka dhalankara kor qaleel, qaasatan dadka waa weyn taas o xaalado cafimaad daro ku hogaamin karta.

5️⃣-Cimilada oo qaboow, waxaa maqaarka iyo bishimaha lagu arkaa dildilaac ama jeex jeex xiliyada qabowgu jiro taas o ka tarjumeysa in uu jirka dufan ubaahan yahay.

⛔ ku dadaaal daryeelka maqaarkaaga oo

Kala tasho doctor maqaar sida loola tacaalo ama looga hortago kor qaleelka.

♻️✅WAQTI GASHO MAQAARKAAGA SI MUUQAAALKAAGA U QURUX BADNADO.

# .

Address

Mogadishu

Telephone

+252614461263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr jicib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category