Bureqo Healthcare Solutions

Bureqo Healthcare Solutions Bureqo Healthcare Solutions (BHS) is a consultancy company specialized in preventive medicine and health protection solutions.

We are the authorized distributor of GERMAGIC THYME (MAP-1) products in East African Countries.

Shirkada Bureqo Healthcare waxay dalka keentay jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS...
29/07/2021

Shirkada Bureqo Healthcare waxay dalka keentay jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS-CoV-2) iyo in ka badan +100 nooc oo virusyo & bacteriyo ah. Jeermis dilahan ma lahan wax ur ah, midab & dhibaatooyin caafimad toona. GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology.

Waxaad ka dalban kartaa telefanadan: +252617669992 / +252613000355 / +252616443422.

12/05/2021

Eid Mubarak, we wish our clients, partners, friends and their families happy Eid Mubarak.

Bureqo Healthcare Solutions wish to congratulate its employees, honorable clients, and the Muslim Community on the occas...
10/04/2021

Bureqo Healthcare Solutions wish to congratulate its employees, honorable clients, and the Muslim Community on the occasion of the beginning of the holy month of Ramadan. We ask Allah (swt) to accept our fasting, qiyam, and all worships; many happy returns.

يسر شركة البراقو لحلول الرعاية الصحية أن تهنئ جميع السادة العاملين والعملاء والأمة الاسلامية جميعا بحلول شهر رمضان الكريم أعاده الله علينا وعليكم بالخير والمن والبركات
وكل عام وانتم بخير

07/04/2021

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions iyadoo isticmaalaysa jeermisdilaha casriga ah ee Germagic (MAP-1) waxay adeeg buufis jeermis dilis ah u sameeysay ‘Light Travel Agency.’ Germagic waa maado dili karta bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2). GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology. Light Travel Agency way ku mahadsan yihiin isticmaalka adeegeena.
------------------------------------------------------------------

Bureqo Healthcare Solutions has provided smart long-term disinfectant coating (MAP-1) service to Light Travel Agencyto together - Mogadishu, Somalia. Germagic Thyme (Multilevel Antimicrobial Polymer-MAP1) is a coating spray that was developed by researchers at the Hong Kong University of Science and Technology.


Waa jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS-CoV-2) iyo in ka badan +100 nooc oo virusy...
01/04/2021

Waa jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS-CoV-2) iyo in ka badan +100 nooc oo virusyo & bacteriyo ah. Jeermis dilahan ma lahan wax ur ah, midab & dhibaatooyin caafimad toona. GERMAGIC waxaa soo saartay Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology.

Waxaad ka dalban kartaa telefanadan: +252613000355 / +252616443422 / +252617669992.

Shirkada Bureqo Healthcare waxay dalka keentay jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS...
01/04/2021

Shirkada Bureqo Healthcare waxay dalka keentay jeermis dile casri ah oo la dhaho Germagic kaaso dili kara Covid-19 (SARS-CoV-2) iyo in ka badan +100 nooc oo virusyo & bacteriyo ah. Jeermis dilahan ma lahan wax ur ah, midab & dhibaatooyin caafimad toona. GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology.

Waxaad ka dalban kartaa telefanadan: +252613000355 / +252616443422 / +252617669992.

International Medical Corps and Concern WorldwideIyadoo lagu juro rogaal celiski labaad ee Covid-19, Shirkada Bureeqo He...
31/03/2021

International Medical Corps and Concern Worldwide

Iyadoo lagu juro rogaal celiski labaad ee Covid-19, Shirkada Bureeqo Healthcare Solutions waxay adeeg buufis jeermis dilis casri ah u sameeysay ‘International Medical Corps’ iyo ‘Concern Worldwide’ oo ka mid ah hayadaha samafalka caalamiga ah ee xarumaha ku leh magaalada Muqdisho.

Shirkada Bureqo waxay dalka ay keentay jeermisdilaha Germagic Thyme disinfectant oo ah maado dili karta bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2). GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology. IMC iyo Concern labaduba way ku mahadsan yihiin isticmaalka adeegeena.
---------------------------------------------------------------------

Bureqo Healthcare Solutions has provided smart long-term disinfectant coating (MAP-1) service to premises of ‘International Medical Corps’ and ‘Concern Worldwide – international humanitarian organizations, country offices in Mogadishu, Somalia – to together.


26/03/2021

Guddiga Olombikada Soomaliyeed (GOS):

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions iyadoo isticmaalaysa jeermisdilaha casriga ah ee Germagic (MAP-1) waxay adeeg buufis jeermis dilis ah u sameeysay Guddiga Olombikada Soomaliyeed (GOS). Germagic waa maado dili karta bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2). GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology. Guddiga Olombikarada Soomaliyeed (GOS) way ku mahadsan yihiin isticmaalka adeegeena.
--------------------------------------------------------------------------

Bureqo Healthcare Solution (BHS) provided smart long-term disinfectant coating (MAP-1) service to National Olympic Committee of Somalia (NOC) to .

26/03/2021

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions iyadoo isticmaalaysa jeermisdilaha casriga ah ee Germagic (MAP-1) waxay adeeg buufis jeermis dilis ah u sameeysay Haramaayo Gym . Germagic waa maado dili karta bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2). Haramaayo way ku mahadsan yihiin isticmaalka adeegeena.
------------------------------------------------------------------

Bureqo Healthcare Solution (BHS) has provided smart long-term disinfectant coating (MAP-1) service to Haramaayo Gym (Mogadishu-Somalia) to .

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions iyadoo isticmaalaysa jeermisdilaha casriga ah ee Germagic (MAP-1) waxay adeeg buuf...
13/03/2021

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions iyadoo isticmaalaysa jeermisdilaha casriga ah ee Germagic (MAP-1) waxay adeeg buufis jeermis dilis ah (fumigation) u sameeysay Bangiga caanka ah ee Premiar Bank oo ka mid ah bangiyada ugu casrisan ee dalkeena. Germagic waa maado dili karta 99.9% bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2). Way ku mahadsan yihiin isticmaalka adeegeena.
---------------------------------------------------------------
Bureqo Healthcare Solution (BHS) thanks to Premier Bank of Somalia choosing Germagic smart long-term disinfectant coating to fightcovid19. Premier bank is a private banks operating in Somalia.

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions oo dalka keentay jeermisdilaha caanka ah ee la yiraahdo Germagic Thyme ( ) waxay a...
13/03/2021

Shirikada Bureqo Healthcare Solutions oo dalka keentay jeermisdilaha caanka ah ee la yiraahdo Germagic Thyme ( ) waxay adeeg buufis jeermis dilis casri ah u sameysay isbitaalka Jazeera Specialist Hospital oo ka mid ah isbitalada ugu caansan magaalada xamar. Germagic waa maado dili karta 99.9% bakteeriyada & feyrusyada uu ka mid yahay Covid-19 (SARS-CoV-2).

GERMAGIC waxaa soo saaray Jaamicadda Hong-Kong University of Science & Technology. Way ku mahadsan yihiin Jazeera Specialist Hospital isticmaalka adeegeena.
----------------------------------------------------------------

Bureqo Healthcare Solution (BHS) is grateful to Jazeera Specialist Hospital for choosing Germagic smart long-term disinfectant coating to . Germagic Thyme (Multilevel Antimicrobial Polymer-MAP1) is a coating spray that was developed by researchers at the Hong Kong University of Science and Technology. It can kill viruses, bacteria, and spores on surfaces for up to 90 days.

Bureaqo is grateful to Germagic, Chiaphua and the Hong Kong University of Science and Technology (HKUST) for making this possible.

Address

104 ARAGSAN COMPOUND, NEXT TO SAFARI BUILDING
Mogadishu
HODANDISTRICT

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bureqo Healthcare Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bureqo Healthcare Solutions:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram