Ayaanle Medical Center

Ayaanle Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayaanle Medical Center, Medical Center, Weydow/Garasbaaley, Mogadishu.

We offer a comprehensive range of medical treatments, prescription medications, and advanced laboratory testing, ensuring that all individuals have access to the care they need without financial burden.

Adoo isku daaweyn kara $4 dollars maxaa lagaaga qaataa Boorso LacagaAdiga, caruurtaada iyo xaaskaaga Noogu imaada daawo ...
23/06/2025

Adoo isku daaweyn kara $4 dollars maxaa lagaaga qaataa Boorso Lacaga

Adiga, caruurtaada iyo xaaskaaga Noogu imaada daawo leysku haleyn karo misna jeebka uroon

23/06/2025

Xarunta Ayaanle Medical Center waxaa ka banaan 3 Boos oo Farmashiisteyaal ah

Shuruudaha shaqada
✅ Waa inuu heystaa shahaado caafimaad oo farmashiye ah (Pharmacology) ama mid laxiriirta
✅ Waa inuu leeyahay ugu yaraan 2 ama 3 sano oo qibrad shaqo ah
✅ Waa inuu wax ka yaqaan sheybaarka gaar ahaan isticmaalka "Strips" ka
✅ Waa inuu yaqaanaa tolmada Dhaawacyada & Dhayitaankooda (Dressing)
✅ Waa inuu ku fiican yahay durista xididada gaar ahaan kuwa caruurta (Injections & Cannula)
✅ Waa inuu ka shaqeyn karaa xaruntii looga bahdo maadama aan xarumo kala duwan leenahay
✅ Waa inuu shaqeyn karaa habeen iyo maalin maadaama xaruntu shaqeyso habeen & maalin

F.G:
1. Codsigu wuxuu ku Egyahay: 27 - Junne - 2025
2. Codsigaaga waxaa ku soodiri kartaa: mr.abdullahi.hassan.abdi@gmail.com

📞 Nala soo xiriir:
☎️ 061-3221103 / 062-3221103
📍 Goobta: weydow/Garasbaaley/Muqdisho/Somalia
📱 Nagala soco barteena Facebook: Ayaanle Medical Center

We offer a comprehensive range of medical treatments, prescription medications, and advanced laboratory testing, ensuring that all individuals have access to the care they need without financial burden.

14/04/2025

Wixii gabar caato ahaa aad ogeyd wey iskala kiciyeene ee adiga ma doqonimo ayaa ku heysato mise aduunka ayaadan war u haynin oo war moog ayaa tahay

09/04/2025

Hadii aad ubaahan tahay in aad dumarka wax dheeraatid fadlan Nagala sooxiriir 613221103

Qiimuhuna waa mid ku raaligelin doono
Ayaanle Medical Center

Waxaa la  ogaysiinayaa shaqa doonayaasha in Ayaanle Medical Center  –muqdisho ay ka banaan tahay shaqa Farmashiiste (Hal...
26/02/2025

Waxaa la ogaysiinayaa shaqa doonayaasha in Ayaanle Medical Center –muqdisho ay ka banaan tahay shaqa Farmashiiste (Hal Boos).

Shuruudaha laga rabo qofka soo codsanaaya booskaan waxaa ka mid ah:-

1. in uu haysto shahaado Diploma/Degree ama aqoon caafimaad.

2.in uu leeyahay 3sano oo khibrad ah, dhanka farmasiga iyo daawooyinka.

3.in uu yahay qof si hufan shaqadiisa uga soo bixi karo,oo aamin ah.

4. in uu yahay qof ku fiican wadashaqaynta iyo Xallinta Mashaakillada.

FG: Arji qabashada waxa ay ku egtahay 28 February 2025.

Hadii aad doonaysid shaqadaan, fadlan CV-gaaga iyo codsigaaga ku soo dir:-
1. E-mail: mr.abdullahi.hassan.abdi@gmail.com
2. WhatsApp: 61 7857669

Ayaanle Medical Center waa xarun caafimaad oo ku taal Muqdisho gaar ahaan xaafada weydow degmada Garasbaaley. Si aad u c...
30/01/2025

Ayaanle Medical Center waa xarun caafimaad oo ku taal Muqdisho gaar ahaan xaafada weydow degmada Garasbaaley. Si aad u codsato booska caawiye farmashi (Pharmacy Assistance), waxaa muhiim ah inaad buuxiso shuruudaha soo socda:

1.Aqoon iyo Shahaado: Ugu yaraan shahaado jaamacadeed oo la xiriirta cilmiga caafimaadka.

2. Khibrad: Khibrad shaqo oo h**e oo la xiriirta farmashiyaha ama goob caafimaad oo la mid ah.

3. Aqoon Luqadeed: inaad si fiican ugu hadasho oo u qorto luqadaha lagama maarmaanka u ah shaqada, sida af-Soomaali iyo af-Ingiriis.

4. Ogow Qaanuunka iyo Anshaxa: Fahamka qaanuunka iyo anshaxa la xiriira farmashiyaha iyo adeegyada caafimaadka.

Waxaad buuxisaa linkiga house

https://docs.google.com/forms/d/1nD9sG-5E32ScZrmHEx2OCHMKSk5AUcpezOBc0FhtAGo/viewform

Ama waxaa cv-gaaga noogu soodiri kartaa
WhatsApp: +252617857669
E-Mail: mr.abdullahi.hassan.abdi@gmail.com

Mahadsanid

CAADA WAREERKA iskaaga daawey $4 dollars oo keliya
23/01/2025

CAADA WAREERKA iskaaga daawey
$4 dollars oo keliya

Waxaa la ogeysiinahaa dhammaan dad waynaha ku dhaqan magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda in Ayaanle Medical Center uu id...
22/01/2025

Waxaa la ogeysiinahaa dhammaan dad waynaha ku dhaqan magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda in Ayaanle Medical Center uu idiin haayo jaanis mar la arag ah oo ah in aad isku daaweyn kartid $4 dollars oo keliya (Daawada & Sheybaarba)

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir
613221103 / 623221103 what's app iyo wicitaan

isku daawey $4 dollars oo keliya oo nagu soo booqo xarunteena
20/01/2025

isku daawey $4 dollars oo keliya
oo nagu soo booqo xarunteena

waxaynu nahay daryeelaha qoys iyo qof
20/01/2025

waxaynu nahay daryeelaha qoys iyo qof

Address

Weydow/Garasbaaley
Mogadishu

Opening Hours

Monday 05:30 - 22:30
Tuesday 05:30 - 22:30
Wednesday 07:00 - 19:30
Thursday 05:30 - 22:30
Friday 10:00 - 22:30
Saturday 07:00 - 19:30
Sunday 07:00 - 19:30

Telephone

+252614375799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayaanle Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ayaanle Medical Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category