Somali Health Info

Somali Health Info Latest Medical News Information from relaible resources around the world, directly on your hands!

21/06/2025

Maama ..Rali noqo...

11/06/2025

Kidney Failure Review

11/06/2025
Dhamaan Bahda caafimaadka way casuuman yohiin
01/06/2025

Dhamaan Bahda caafimaadka way casuuman yohiin

18/05/2025

Duumadu ma aha qaniinyo kaliya… Waa halis naftaada!

Ma ogtahay in cudurka Duumadu (Malaria) uu yahay mid si fudud loo qaado laakiin si adag loo daweeyo haddii aan si degdeg ah loo qaban?

✅ Haddii ilmahaagu qandho daran, madax xanuun iyo gariir leeyahay… ha sugin!
✅ Ka hortag hadda! Isticmaal sisinyeeri, kana fogow meelaha biyaha fadhiya.
✅ Waxaa muhiim ah in calaamadaha la barto oo dhakhtar loola cararo.

📌 dhakhtarka wuxuu ku sugan yahay Kaafi Hospital
📞 061 700 2627

Wacyi iyo Ka Hortag waa Badbaadada naftaada,

"Kickstart your mornings with a natural, refreshing drink—clove lemon tea! 🍋🌿 Combining the anti-inflammatory benefits o...
16/03/2025

"Kickstart your mornings with a natural, refreshing drink—clove lemon tea! 🍋🌿 Combining the anti-inflammatory benefits of cloves and the vitamin C-rich goodness of lemon, this powerful infusion supports weight loss, improves digestion, and helps prevent arthritis.

☕ Start your day on a healthy note! 🌟

Animals on CT scan 😳
16/03/2025

Animals on CT scan 😳

Cilmi baaris wadajir ah oo ay sameeyeen Jaamacadda SIMAD, London School of Hygiene & Tropical Medicine, iyo Ministry of ...
21/01/2025

Cilmi baaris wadajir ah oo ay sameeyeen Jaamacadda SIMAD, London School of Hygiene & Tropical Medicine, iyo Ministry of Health- Somalia oo kaashanaya UNICEF Somalia iyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO Somalia) ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho.

Cilmi baaristan ayaa daaha ka qaaday in abaartii 2022 ay sababtay dhimashada in ka badan 71,000 oo qof, kuwaas oo 41% ay ahaayeen carruur da’doodu ka yar tahay 5 sano.

Trump oo sheegay inay ka baxeen Heyada caafimaadka aduunka WHO !!!!😳😳😳😳
21/01/2025

Trump oo sheegay inay ka baxeen Heyada caafimaadka aduunka WHO !!!!😳😳😳😳

Address

Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Health Info posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Health Info:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram