Hon Hassan Ibrahim

Hon Hassan Ibrahim waxan ku so gudbin doonaa xogo muhiim ah oo iskugu jira mid aqooneed, mid siyaasadeed, iyo mid ka hadleysa waxbarashada

04/04/2025

Jimco Wanaagsan dhamman Ummadda muslimiinta

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xa...
31/03/2025

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo qoraal ka soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ku tilmaamay “tallaabo loo baahan yahay oo qeyb ka noqon karta xal u helidda duruufaha siyaasadeed iyo khataraha amni ee dalka.”

Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku bilaabay

30/03/2025

Ciid Mubarak dhamman Muslimiinta gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed Munaasabada Munaasabada Ciidul-Fidriga awgeed waxan allah ka rajeyneynaa Ciidan ciideeda in allah nabad iyo barwaaqo iyo caafimad nagu gaarsiiyo

30/03/2025

Ciid Wanaagsan dhamman Ummadda muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynihii h**e Maxameda C/laahi Farmaajo Aya tacsiyo u diray dadkii ku naf waayey weererkii ka dhacay hotel qaahira ...
12/03/2025

Madaxweynihii h**e Maxameda C/laahi Farmaajo Aya tacsiyo u diray dadkii ku naf waayey weererkii ka dhacay hotel qaahira ee Magalada Baladweyne
Sidokle wuxuna u duceyey dadkii ku dhaawacmay iyo hantida ku burburtay

11/03/2025

Waxan ku jirnaa 10 dhexe ee Bisha Ramadan waa fursan weyn aan ka faa ideysano
Waa 10kii dambi dhaafka walal yaal an ka faa'ideysano I.a

JIMCO KARIIM SXPYAAL
21/02/2025

JIMCO KARIIM SXPYAAL

13/02/2025
Kala soo xariir WhatsApp number ((252617212176)))Hadii aad ka cabanayso xanuunkan oo kale ama aad ciridkaaga iyo ilkahaa...
16/10/2022

Kala soo xariir WhatsApp number ((252617212176)))

Hadii aad ka cabanayso xanuunkan oo kale ama aad ciridkaaga iyo ilkahaaga ku aragtay ama aad qof ehelkaaga ah ku aragtay suaalna aad kaqabto+ iga soo wac AMA WhatsApp ka igala sooxariir mhdsanidin ((((+252,617212176))))

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617212176

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Hassan Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hon Hassan Ibrahim:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram