Somali Women Health Counseling

Somali Women Health Counseling 1.Talobixinta Caafimaadka Haweenka Somalia.
2.Xifdinta Sirta, Sharafta iyo karamada Haweenka
3.Tixgalin iyo Dhagesi dheraad ah

Some common complications of pregnancy 🤰 👇1: Hypertension 2: Gestational Diabetes 3: Infections 4: Preeclampsia 5: Prete...
17/04/2024

Some common complications of pregnancy 🤰
👇
1: Hypertension
2: Gestational Diabetes
3: Infections
4: Preeclampsia
5: Preterm Labour
6: Depression & Anxiety
7: Pregnancy loss & miscarriage
8: Stillbirth
9: Other Complications ex, iron deficiency anaemia

What are some common complications of pregnancy?Some women experience health problems during pregnancy. These complicati...
17/04/2024

What are some common complications of pregnancy?

Some women experience health problems during pregnancy. These complications can involve the mother's health, the fetus's health, or both. Even women who were healthy before getting pregnant can experience complications. These complications may make the pregnancy a high-risk pregnancy.

Getting early and regular prenatal care can help decrease the risk for problems by enabling health care providers to diagnose, treat, or manage conditions before they become serious. Prenatal care can also help identify mental health concerns related to pregnancy, such as anxiety and depression.

👉hadaa ubahan tahy talooyinka ku saabsan arimaha cafimaadka fariin noo reeb 🙏

17/04/2024

Waxaa kuso kordhine qeeyb loogu tala galay dadk isku buuqsan inlagu caawiyo ayado lasiinayo talooyin lana dhagesanayo. Qofki ubahan page keyna halaso xariiro balan ayaa lagu qabanaya fariin noo reeb sodhawaw.

16/04/2024

Page kan waxa ka heleysa talooyin ku saabsan cafimaadka waxaana diyaar ku ah Dhaqaatiir aqoon u leh talooyinka cafimaadka. Waana bilaash wacyi galinteyna ku saab san arimaha cafimaadka ...
👉Marwalba waxaa ilalineyna xaquuqda bukanada iyo sirtooda mahadsanid
plz

3da bil udanbeeya cunooyinka u wanagsan ma**da uurka leh 🤰
16/04/2024

3da bil udanbeeya cunooyinka u wanagsan ma**da uurka leh 🤰

3da bil labaad uurka cunoyinka uwanagsan in la cuno
16/04/2024

3da bil labaad uurka cunoyinka uwanagsan in la cuno

3da bil ugu horeysa cunooyink ufiican ma**da uurka leh
16/04/2024

3da bil ugu horeysa cunooyink ufiican ma**da uurka leh

Waxaa rabna ina wax ka ogaano dhalmo la'aan waxa sababa cafimad ahan iyo goorta ladhihi karo.FG: hada sualo qaas ah qabt...
30/01/2023

Waxaa rabna ina wax ka ogaano dhalmo la'aan waxa sababa cafimad ahan iyo goorta ladhihi karo.

FG: hada sualo qaas ah qabtid nala soxariir


Aslam Aleykum, Gabadha Somaliyed meel walb joogtan hadi aad lakulantay dhibatoyin oo aadna kabaqeyso ina sheegto  waxa d...
20/08/2022

Aslam Aleykum,
Gabadha Somaliyed meel walb joogtan hadi aad lakulantay dhibatoyin oo aadna kabaqeyso ina sheegto waxa diyaar ku ah Anago ilalineyna sirta Online counseling free ah. Nalaso xariir plz naftada qatar hagalin hada hooyo tahy iyo hada gabar tahay balan qabto .. Waa bilaash taloyinkaas Sodhawaada .

Address

Hodon
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 16:00
Tuesday 09:00 - 16:00
Wednesday 09:00 - 16:00
Thursday 09:00 - 16:00
Sunday 09:00 - 16:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Women Health Counseling posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram