Ryana Medical Facilit -RMF

Ryana Medical Facilit -RMF Medical Facility

إغفر لنا يا غفور  بفضلك وكرمك يا الله 🤲🤲🤲
20/06/2023

إغفر لنا يا غفور بفضلك وكرمك يا الله 🤲🤲🤲

18/06/2023

قال الشاعر:

‏"لاَ تَسْأَلَنَّ بُنَيَّ آدَمَ حَاجَةً
وَسَلِ الَّذِي أَبوَابُه لاَ تُحْجَبُ
اللهُ يَغْضَبُ إِن تَرَكْتَ سُؤَالَهُ
وَبُنَيَّ آدَمَ حِينَ يُسْأَلُ يَغْضَبُ."

اللهم إفتح أبواب رحمتك 🤲🤲🤲

بفضلك يا ودود، يا رب العالمين 🤲🤲🤲
17/06/2023

بفضلك يا ودود، يا رب العالمين 🤲🤲🤲

أكثروا بالصلاة على النبي المختار. اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.
16/06/2023

أكثروا بالصلاة على النبي المختار.
اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.

06/02/2021

Pharmacist Qualifications / Skills:

Analyzing information
Administering medication
Judgment
Verbal communication
FDA health regulations
Pharmacology
Managing processes
Legal compliance
Productivity
Quality focus
Attention to detail

Happy Friday for all
01/01/2021

Happy Friday for all

Hambalyo Hambalyo  Hambalyo Waxaan soodhaweyneynaa dhamaan Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee lamagacaabay gaar ahaan Was...
19/10/2020

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan soodhaweyneynaa dhamaan Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub ee lamagacaabay gaar ahaan Wasiiradda Wasaaradda Caadimaadka Mw. Fowsiya Abiikar NUUR, waxaan Alle uga baryeynaa inu Alle lagarab galo xilka loomagacaabay.

02/10/2020

Jimco wanagsan dhamaan macaamiishena.
Xarunta waxaan idinkuguso kordhinay ULTRASOUND free ah dhamaan bulshada.
Fadlan boqo xarunta

  Si jogta ah ugu dhaq gacmaha sabuun iyo biyo mudo 30 second ah, ka fogow gobaha dadka ay ku badan yihiin, marka aad qu...
30/09/2020


Si jogta ah ugu dhaq gacmaha sabuun iyo biyo mudo 30 second ah, ka fogow gobaha dadka ay ku badan yihiin, marka aad qufaceyso afka ku dabol maro ama tiish marka aad iska darento calamadaha COVID-19 ha aadin gobaha dad weynaha iskugu yimadaan, iskuna karan tiil gurigaga si dadka kale u qaadsin.
Farintan waxa idin so gudbineysaa
Ka hortaga aya ka wngsan iska daweynta
Wali ma dhaman cabuqa COVID-19.
FADLAN KATAXADIR CAAFIMAADKAAGA.

10/09/2020

Jimco Wanagsan dhaman Umadda Soomaaliyeed meelkasta oo aad jogtaan, Adkaarta iyo Akhrinta Suratul Kahfi halabadiyo Malinta iyo Habenka Jimcaha ah.

iyo

19/08/2020

Full time professional Midwife 24/7 with minimum 3 yrs experience.

08/07/2020

OGEYSSIS OGEYSSIS Dhaman shacabka degan Muqdisho waxa la'ogeysiinaya in "VISIT CARD-ka) Dhakhtarka Caruruta lagadhigay bilaash iyo Qiimo dhimis 20% dawooyinka ah mudada -30August, 2020.
Si aad ugu guleysato raac tilmamahan
1. Like saar page-ka
2. Share
3. Comment nogu reeb (Magacaga, Mobile Number)
waxay kutasha Isgoyska Danwadagaha, Xaafada Buulo Xuubey, Deg. Wadajir.
Wixii fahfaahina kala xidhidh 0616504747/0612222278

Address

Danwadag Street, Wadajir District
Mogadishu
252

Telephone

+252616504747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ryana Medical Facilit -RMF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ryana Medical Facilit -RMF:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram