
21/07/2025
Waxaan ka qeybgallay Somali Business & Health Expo – 3rd Edition sanadkaan. waxaan la kulannay boqolaal haween waxaana la wadaagnay adeegyada takhasusiga ah ee aan bixino sida:
🔹 Daryeelka guud ee haweenka
🔹 Ultrasound iyo baaritaannada kala duwan
🔹 Cosmetic Gynecology Services
🔹 Iyo la-talin caafimaad oo gaar ah
Waxaa sharaf noo ahayd inaan wacyi gelin iyo adeeg bixinba isugu keenno hal meel. Waxaana mar walba naga go’an in aan sare u qaadno tayada caafimaadka haweenka Soomaaliyeed.