DrHashi

DrHashi waxaan ahay DrAbdukadir Hashi kutaqasusay qaliimada guud iyo daaweynta, qaliimada cudurdada haweenka.

waxaan halkan kusoo gudbi doonaa IA wacyigelin anfaci karta hooyada iyo dhamaan bulshada qeybaheeda kaladuwan.

14/06/2025
12/06/2025

Case dhif iyo nadir ah

02/06/2025

Wa bukaanka igu soo booqday isbitaal ka waxay aheyd hooyo miiga ama baadiya katimid waxay kacacabanysay dhiig bax joogto ah oo aan caadi aheyn, lalabo ama matag xad dhaaf ah, marki aan baaritaan usameeyay wxay noqotay partial molar pregnancy waa nooc ka mid ah uurarka aan caadiga ahayn oo ka tirsan cudurrada loo yaqaan Gestational Trophoblastic Disease (GTD). Waxay dhacdaa marka ukunta (egg) si khaldan loo bacrimo, taasoo keenta in cunug aan caadi ahayn.
Badanaa waxay dhacdaa marka labo shahwo (s***m) ay hal ukumo bacrimiyaan isku mar, tani waxay keentaa in ukunta bacrimaysaa ay yeelato saddex nuqul oo kromosoom ah (69 halkii ay caadi ahaan ka ahaan lahaayeen 46).

22/03/2025

waxaan ahay DrAbdukadir Hashi kutaqasusay qaliimada guud iyo daaweynta, qaliimada cudurdada haweenka.
waxaan halkan kusoo gudbi doonaa IA wacyigelin anfaci karta hooyada iyo dhamaan bulshada qeybaheeda kaladuwan.

Conjoined twins with gastroschysis ayan manta qaliin ugu samenay isbitaalka Banadir Hospital FMOH
11/05/2021

Conjoined twins with gastroschysis ayan manta qaliin ugu samenay isbitaalka Banadir Hospital FMOH

16/04/2021

Qaarka kamid ah qaliimadii aan ka sameyay isbitaal ka hoyada iyo dhalaanka e Banadir Hospital FMOH

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrHashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrHashi:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category