Rasmi Hospital

Rasmi Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rasmi Hospital, Hospital, Ceelasha Biyaha kasoo Horjeedka Wakaalada Biyaha, Mogadishu.

Ma raadinaysaa adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo?Rasmi Hospital waxay kuu hayaan: ✔️ Ultrasound sax ah✔️ Sheybaar ...
26/02/2026

Ma raadinaysaa adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo?
Rasmi Hospital waxay kuu hayaan:
✔️ Ultrasound sax ah
✔️ Sheybaar casri ah oo natiijo deg-deg ah
✔️ Farmashiye leh daawo tayo leh
Nala soo xiriir
📞 613047774 / 613047773

🌙 Afur WanaagsanRasmi Hospital waxay idiin rajeynaysaa Ramadaan barako leh iyo caafimaad joogto ah.🥗 Talooyin Caafimaad ...
26/02/2026

🌙 Afur Wanaagsan
Rasmi Hospital waxay idiin rajeynaysaa Ramadaan barako leh iyo caafimaad joogto ah.

🥗 Talooyin Caafimaad Leh:

✅ Ku billow biyo iyo timir si tamarta si tartiib ah kugu soo noqoto.
✅ Ka fogow cunno aad u dufan badan iyo mid aad u shiilan.
✅ Cun khudaar iyo miro si aad u hesho fiitamiino kugu filan.
✅ Cab biyo badan inta u dhexeysa afurka iyo suxuurta.
✅ Haddii aad qabto sonkor, dhiig-kar ama xanuun kale – la tasho dhakhtar.
🏥 Rasmi Hospital – Adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo 24/7
📞 613047774
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo cibaadada 🤲

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.
22/05/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊.

22/05/2025

Maxaad ugu safreysaa magaalada Mogadishu adigoo adeeg caafimaad oo dhameystiran ka heli kara deegaankaaga Celasha Biyaha?
Rasmi Hospital ayaa kaa kaafiyay baahidaas adigo ka heli kara adeeg caafimaad oo dhameystiran.

- .
- .
.

𝗪𝗢𝗥𝗟𝗗 𝗛𝗬𝗣𝗘𝗥𝗧𝗘𝗡𝗦𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗔𝗬.
17/05/2025

𝗪𝗢𝗥𝗟𝗗 𝗛𝗬𝗣𝗘𝗥𝗧𝗘𝗡𝗦𝗜𝗢𝗡 𝗗𝗔𝗬.

Qaar ka mid ah acmaasha La Qabto Maalinta Jimcaha1. Akhrinta Suuratul Kahf    •Waxaa sunnah ah in la akhriyo Suuratul Ka...
16/05/2025

Qaar ka mid ah acmaasha La Qabto Maalinta Jimcaha
1. Akhrinta Suuratul Kahf
•Waxaa sunnah ah in la akhriyo Suuratul Kahf.
2. Ducada Saacadda La Aqbalo
•Maalinta Jimcaha waxaa jirta saacad ducada la aqbalo; culimadu waxay yiraahdeen: waqtiyada ugu badan waa intay socoto salaadda Jimcaha ama galabtii asar ka dib ilaa qorrax dhaca.
3. Salaanta Nabiga ﷺ
•In badan oo sali iyo salaam ah loo diro Nabi Maxamed ﷺ. Waxaa la sheegay in maalinta Jimcaha ay si gaar ah ugu badato ajarka.
4. Istighfaar iyo dikri badan
Waa maxay camalka aad ugu jeceshahay maalinka jimcaha?

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧Dhamaan , Maamulka ,Shaqalaha, howl wadenada Iyo Macaamiisheena 𝗥𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹 , Bulshada Soomaaliyeed iyo...
30/03/2025

𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
Dhamaan , Maamulka ,Shaqalaha, howl wadenada Iyo Macaamiisheena 𝗥𝗮𝘀𝗺𝗶 𝗛𝗼𝘀𝗽𝗶𝘁𝗮𝗹 , Bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka, waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneyd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan, bash-bash iyo barwaaqo Allaha inagu gaarsiiyo ciidaha soo socda.

Kuwada ciida caafimaad
Farxad ku ciida
Ciid wanaagsan

تقبل الله منا ومنکم صالح الأعمال کل عام وأنتم بخیر

Hamdi Mohamed Bulle oo ka mid ah ardeyda wax ka barata Silver Pen College ayaa maanta sualaha dhextaal-ka Sual ka mid ah...
12/03/2025

Hamdi Mohamed Bulle oo ka mid ah ardeyda wax ka barata Silver Pen College ayaa maanta sualaha dhextaal-ka Sual ka mid ah ee tartan aqooned-ka bisha barakeysan Ee Silver Pen Colleg ka jawabtay kuna guuleysatay Course dhameystiran oo ah barashada Computer-ka Hambalyo Hamdi

Guuleystaha suasha dhextaal-ka maanta ee tartan aqooneed-ka bisha barakeysan ee ramadan ee loo qabanaayo qaar ka mid ah ...
10/03/2025

Guuleystaha suasha dhextaal-ka maanta ee tartan aqooneed-ka bisha barakeysan ee ramadan ee loo qabanaayo qaar ka mid ah ardeyda Silver Pen College Hambalyo Farhiyo

Guuleystaha maanta tartanka sualaha dhextaalka  zaki Hambalyo
09/03/2025

Guuleystaha maanta tartanka sualaha dhextaalka zaki Hambalyo

Rasmi Hospital ayaa waxa uu taabagalinayaa tartan aqooneed-ka bisha barakeysan ee ramadan kaas oo lagu qabanaayo Radio B...
08/03/2025

Rasmi Hospital ayaa waxa uu taabagalinayaa tartan aqooneed-ka bisha barakeysan ee ramadan kaas oo lagu qabanaayo Radio Bulsho ee ceelasha biyaha tartan-ka waxa loo qabanayaa qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata SILVER PEN COLLEGE qeybaha kala duwan ee caafimaad-ka sida:
1: Medical Nursing
2: Medical Midwifery
3: Medical Laboratory
4: Medical Lap and Pharmacy
Suala diyaarinta iyo iskubada rid-ka tartan-ka waxa gacan weyn ka geystay Macallimiinta SILVER PEN COLLEGE
Waxaana noosoo dhamaaday 7aad kiisii 1aad
7da ardey ee badiyey 7aad-ka uu tartan-ka socdey ayaan idinla wadaagney
Kuso dhawaada RASMI HOSPITAL

Afur wanaagsan
07/03/2025

Afur wanaagsan

Address

Ceelasha Biyaha Kasoo Horjeedka Wakaalada Biyaha
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category