Hospital Uniso

Hospital Uniso Hospital Uniso is a healthcare provider offering quality care.

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.
26/03/2026

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.



Lakulan Dhakhtarkeenna Daaweynta Cudurada Dheefshiidka & Buroyinka kansarka si aad u hesho daryeel xirfad leh, talo sax ...
26/03/2026

Lakulan Dhakhtarkeenna Daaweynta Cudurada Dheefshiidka & Buroyinka kansarka si aad u hesho daryeel xirfad leh, talo sax ah, iyo xal ku habboon caafimaadkaaga.

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment




๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ waxaa kuugu diyaara qalab casri ah oo fududeenaya in la helo ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ผ sax ah iyo nati...
24/03/2026

๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ waxaa kuugu diyaara qalab casri ah oo fududeenaya in la helo ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ผ sax ah iyo natiijooyin leesku haleyn karo.

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment

Qeybteena Daryeelka Caruurta & Dhalaanka waxa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ปโœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso...
23/03/2026

Qeybteena Daryeelka Caruurta & Dhalaanka waxa diyaar kugu ah ๐——๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—ป

โœ…Ha dib dhigan daryeelkaaga! Ballan qabso maanta adigoo isticmaalaya link-ga hoose: ๐Ÿ”— https://www.hospitaluniso.so/appointment

19/03/2026

Howlwadeennada Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh, Ciid Yareey Wanaagsan!

๐ŸŒ™

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ-๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™โœจDhammaan bahda Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya waxay hambalyo diirran u dirayaan idinka, qoysas...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ-๐˜๐€๐‘๐„๐„๐˜ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™โœจ

Dhammaan bahda Isbitaalka Jaamacada Soomaaliya waxay hambalyo diirran u dirayaan idinka, qoysaskiinna, deriskiinna iyo saaxiibadiinaba.
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid farxad leh, caafimaad iyo barwaaqo leh.

19/03/2026

Dr. Muna Ahmed Adan, oo ah dhakhtarka carruurta ee Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya, ayaa fariin wacyigelin ah oo ku saabsan aaladaha saamaynta xun leh ee ay ku ciyaaraan carruurta maalmaha ciidda la wadaagtay waalidiinta Soomaaliyeed.

๐ŸŒ™

09/03/2026

Agaasimaha Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya (UNISO), Prof. Dr. Maxamed Amiin, ayaa bogaadiyay shaqada bahda caafimaadka, isagoo ku tilmaamay adeeggooda bulsho mid cibaado iyo barako xambaarsan inta lagu guda jiro bisha Ramadaan.

08/03/2026

๐ŸŒ™ Afur-wadareedkii Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya

Nala daawo muuqaal kooban oo muujinaya afur-wadareedkii ay isugu yimaadeen maamulka, hawlwadeenada iyo marti sharaf kale.

๐ŸŒ™ ๐€๐Ÿ๐ฎ๐ซ-๐ฐ๐š๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐šCaawa bahda Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya waxay ku kulmeen munaasab...
07/03/2026

๐ŸŒ™ ๐€๐Ÿ๐ฎ๐ซ-๐ฐ๐š๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Caawa bahda Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya waxay ku kulmeen munaasabad Afur-wadareed oo si wanaagsan u qabsoontay, taas oo isu keentay maamulka, hawlwadeenada iyo marti sharaf kale.

Kulankani wuxuu ahaa fursad lagu xoojiyo wadajirka iyo xiriirka shaqo ee bahda isbitaalka.

Jawiga habeenka wuxuu muujiyay qadarin, iskaashi iyo himilada wadajirka ah ee ah adeeg caafimaad oo tayo leh oo loo fidiyo bulshada.

๐ŸŒ™ Ramadan Kariim

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.
05/03/2026

Jimca wanaagsan dhammaan bulshada qaaliga ah ee ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya.

Anfur Wanagsan dhamaan bulsha-weynta ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya (HOSPITAL UNISO)
05/03/2026

Anfur Wanagsan dhamaan bulsha-weynta ku xiran Isbitaalka Jaamacadda Soomaaliya (HOSPITAL UNISO)

Address

Holwadaag Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hospital Uniso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category