Xarunta Sheikh Jini Ceejiye

Xarunta Sheikh Jini Ceejiye QU.RAANKA ALLE AYAA DAAWO KUGU FILAN ISKU DAWEY QURAANKA WALAAL HADII AD ISAGA SHAKISANTAHY SHAYADHIN

Asc Waa Walaalkiina Sheikh Mohamed Omar Abdi Daawle  Oo loo Yaqaano inta Badan Sheikh Jini Ceejiye Maanta Waxaan Halkaan...
18/02/2026

Asc Waa Walaalkiina Sheikh Mohamed Omar Abdi Daawle Oo loo Yaqaano inta Badan Sheikh Jini Ceejiye Maanta Waxaan Halkaan Uga Faaideynaa Walaalaha igu Xiran Wax yaabaha Soonka Aan jibinin iyo wax yaabaha Soonka jibiyo iyo wax yaabaha Soonka Nusqaan u Keena iyo Wax yaabaha Soonka Ajarkiisa Kor u Qaado iyo Qaababka Quraanka Aad u Dhameyn Karto Bishaan Barakeysan Ee Ramadaan

1. Wax yaabaha Soo Aan jibinin waxaa ka mid ah Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba

Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:

1. Cunid & cabid
2.Jimaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman

Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka

Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro

Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafir
2. Uu xanuunsado xanun daran
3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira

Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin xabibkeena N.n.k.h. scwscwscwacw.
Jadwal fiican oo aad raaci kartid Bisha Ramadanka, kuna anfici doona

habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib : 4 bog
Salaada duhur kadib : 4 bog
Salaada casar kadib : 4 bog
Salaada maqrib kadib : 4 bog
Salaada cishe kadib : 4 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada Subax 8 bog
Salaada Duhur 8 bog
Salaada Casar. 8 bog
Salaada Maqrib 8 bog
Salaada Cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada Subax. 10 bog
Salaada Duhur 10 bog
Salaada Casar 10 bog
Salaada Maqrib 10 bog
Salaada Cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada Subax 12 bog
Salaada Duhur 12 bog
Salaada Casar 12 bog
Salaada Maqrib 12 bog
Salaada Cishe 12 bog

□Qaybtaan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada Subax 20 bog
Salaada Duhur 20 bog
Salaada Casar 20 bog
Salaada Maqrib 20 bog
Salaada Cishe 20 bog

Sii Faafi Kheyr kaan insha Allah Si Ey Uga Faaideystaan walaalo Badan oo Kheyr ka Jacel

أهنئكم بحلول شهر رمضان المبارك   Ramadaan Mubaarak dhamaan walaalaha Muslimiinta  meel  kasto Ey Joogaan  ilaahey hanaga...
17/02/2026

أهنئكم بحلول شهر رمضان المبارك Ramadaan Mubaarak dhamaan walaalaha Muslimiinta meel kasto Ey Joogaan ilaahey hanaga dhigo Dadka bishaan ka Faaideysta aamiin yaa rabi

17/02/2026

أهنئكم بحلول شهر رمضان المبارك Dhamaan walaalaha muslimiinta Meel kasto Ey joogaan waxaan idin lee yahay Ramadaan mubaarak Dadka bishaan barakeysan ka faaideystay alle hanaga dhigo acmaasha wanaagsan bishaan bisheeda alle nabad iyo caafimaad. Hanugu gaarsiyo aamiin yaa rabi

11/02/2026

Sheikh Jini Ceejiye Oo u Duceeyay Dadkii Khamiistii H**e Waqtiga ilaaliyay Hadana U Sheegay Bari Oo Khamiis Ah iney ilaaliyaan Waqtiga insha Allah

21/01/2026

Sheikh Jini Ceejiye Oo Sheegay Bari Oo Khamiis Ah iney tahay Lacag La,aan Xarunta

03/01/2026

Jini Caashaq Ah Oo Gabadhaan ka Qeylinaayay iyo Sheikh Jini Ceejiye Maxaa Kala Qabsaday Maanta kala xiriir Sheikha 0615501484

بلغني خبر وفاة أمِّ القارئ الشيخ حسن الواجدي   إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ. اللهم ارحمها رحمةً واسعة، وا...
23/12/2025

بلغني خبر وفاة أمِّ القارئ الشيخ حسن الواجدي إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.

اللهم ارحمها رحمةً واسعة، واغفر لها، وعافِها واعفُ عنها،
وأكرم نُزُلَها، ووسِّع مُدخَلَها، واجعل قبرَها روضةً من رياض الجنة،

21/11/2025

Kalaamka ilaahey waa Qaboojiyaha Qalbiga Qalbiga ayuu Xasiliyaa ilaahow qalbigeena Kalaamkaaga Noo Daji Aamiin yaa rabi

09/11/2025

Gabadhaan waxaa lagu Sixray Sharaab ama Cawitaan maanga sheeg ah Balse Maanta ayaa waxaa loogu Keenay Sheikha Jini Ceejiye Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Cusub Sheikha kala xiriir Tel 0904644865

08/11/2025

Xarunta Cusub Ee Magaalada Boosaaso ayaa Maanta la Soo Gaarsiyay wiilkaan oo lagu ileystay kubada sida U Ciyaaraayo Subxanallah

07/11/2025

Sheikh Jini Ceejiye ayaa ka Shaqo Bilaawi Doono Magaalada Boosaaso Maalinta Bari Oo sabtida Ah insha Allah kala xiriir Tel 0904644865/0904644866

17/10/2025

Fariin ku Socoto Xaasidiinta Doonaayey in Ey Damiyaan Nuurka ilaahey Balse ilaahey ka Diiday midaas waxaan lee yahay Caradiina ku dhinta Shaqadaan ma joogsan Doonto inta ey nafta igu jirto insha Allah

Address

ISGOYSKA BAAR UBAX WADADA CARWO IIDKA
Mogadishu

Telephone

+252615501484

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Sheikh Jini Ceejiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram