Dr Abdirashiid Mohamed Mukhtar

Dr Abdirashiid Mohamed Mukhtar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Abdirashiid Mohamed Mukhtar, Doctor, Somalia, Mogadishu.

25/10/2022
Taxanaha CaafimaadkaKu Celis Codsi Ka Yimid AsxaabtaCayil Maanta Ayaa Kugu Dambayso Hadii Labo Bil Aad Dhaqan Galiso Tal...
27/09/2020

Taxanaha Caafimaadka
Ku Celis Codsi Ka Yimid Asxaabta

Cayil Maanta Ayaa Kugu Dambayso Hadii Labo Bil Aad Dhaqan Galiso Talaabooyinkaan

1. Subax kasta hurdada Ka kac marka saacadu tahay 4:30 salaada subax ka hor, hana ku laaban hurdada, jiifka lagu daaho uma fiican cayilka

2. Jooji cunista wax kasta oo saliid lagu kariyay sida bariiska, suugada, hilibka, sambuuska, burka, aan soo koobo wax kasta oo saliid lagu kariyay muddo 2 bil ah faraha ka qaad

3. Cun cuntooyinka biyaha lagu kariyay sida digirta, biyo ayaa lagu kariyaa, soorta, baastada kaligeed, hilibka ariga oo biyaha lagu kariyo, micnaha shay kasta oo biyo la kariyo ayaad cunaysa, Iskana yaree gaari raacista oo socod ku tag meesha aad rabo muddo labo bil ah oo xiriir ah

4. Jooji waxyaabaha macaanka ah oo sokortu ku badan tahay iyo biyaha qasan waxay siyaadiyaan cayilka iyo xayrta caloosha
5. Seexo habeen kasta saddex aac ka hor, hana cashayn wixii cishaha ka dambeya cashada xiliga dambe ah waxay siyaadisaa cayilka

6. Quraaco subax kasta saacadu inta aysan gaarin 7:00 subaxnimo, quraacda oo la daahiyo waa waxa ugu horeeya ee dadka cayilan ka siman yihiin

7. Cab labo galaas oo biyo ah inta aadan cuntada cunin ka hor, cabista 2 galaas oo biyo ah cuntada ka hor waxay kaa saacidaysaa in calooshada aysan qaadin cunto badan madama biyo aad ka dharagtay

8. Samee dhowr jimicsi oo kala duwan adiga oo internerka kasoo dagsanaya barnaamijyo ama Application-ada loo yaqaano WorkOut oo ah barnamijyo jimicsi oo aad ku samayn karto gurigaaga

Qodobka Kugu Muhimsan Adigoo Mahadsan Hoos Iigu Reeb

LA Wadaag Walaalaha Kale Si Ay Kuula Faaiidaystaan

Faa'iiddooyinka laga helo koostada. Spinachka ama koostada waxay ka mid yihiin cagaarka ugu wanaagsan ee la cuno, sidoo ...
05/09/2020

Faa'iiddooyinka laga helo koostada.

Spinachka ama koostada waxay ka mid yihiin cagaarka ugu wanaagsan ee la cuno, sidoo kale koostada meel aysan ka bixi kareynin ma jirto xitaa Gurigaaga ayaad ku beeran kartaa.

Waxaa halkaas ka arki kartaa in aad ka heli karto meel kasta iyadoo qiimo jaban haddaba maxay faa'iido leedahay cagaarka Koostada?

Koostada ama spinach-ka waxaa ka buuxa vitamiino kala gaddisan sida Vitamin A, C and K, magnesium, iron iyo manganes dhamaantood waxay wax tar u leeyihiin jirka bini'aadamka.

Vitamin A

✓Vitamin A waa kobciyaha jidhka wuxuu muhiim u yahay Wadnaha, sambabada wuxuuna kor u qadaa difaaca jidhka sidoo kale wuxuu qurxiyaa maqaarka,Timaha iyo araga indhaha.

Vitamin C

✓Vitamin C waxaa kaloo loo yaqaan og Ascorbic acid wuxuu qani ku yahay koostada iyo liinta, waa vitamin wax tar u ah jirka sidoo kale wuxuu kor u qaadaa difaaca wuxuuna ka hor tagaa Cuduradda dilaaga ah sida dhiig karka Wadnaha xanuunka iwm.

Vitamin K

✓Vitamin K wuxuu kaalin weyn ka qaataa guntinda dhiiga, Vitamin K wuxuu joojiyaa dhiig baxa badan ,waa vitamin muhiim u ah jidhka haddii uu ku yaraado jidhka vitamin k waxaa suurta gal ah in uu dhiig Bax yimaado sidoo kale vitamin k wuxuu kaalin weyn ka qataa qaab dhiska jirka sida murqaha iyo lafaha.

Spinachka lama soo koobi karo fa'iidooyinka ka buuxa laakiinse waxa u isticmaali kartaa noocyo kale gaddisan sida adigoo cabbitaan ka dhiganaya ama ku dara suugada sidoo kale koostada waxaad suugo uga dhigi kartaa soorta iyo cuntooyinka kale gadisan.

Ku naaxi naftaada koostada.

Qalinkii:Dr Cadceed.

Ha hilmaamin inaad uga faa'iidayso walaalaha iyo asxaabtaada kale .

Nagula soo biir boggan si aad ula socoto qormooyin iyo muuqaalo xiiso badan.

Address

Somalia
Mogadishu
2580

Telephone

+252618590797

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdirashiid Mohamed Mukhtar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category