IBNU Daahiye Clinic Centre

IBNU Daahiye Clinic Centre Inu Dahie clinic Waxaad kaheleeysaa daawo tayaleh howl wadeeno cafimaad oo tababaran iyo taqatiir qibrad leh

Waad heli karta mana ogid in uu yahay daawada aad raadineesid bal nala aqri qormadaan!🫑Barbaroonigu waxaa uu yahay nafaq...
11/11/2021

Waad heli karta mana ogid in uu yahay daawada aad raadineesid bal nala aqri qormadaan!

🫑Barbaroonigu waxaa uu yahay nafaqo dhameestiran misana aan wada heli karno dhamanteen waxaa ka buuxa vitamins, macdan , fiber , waxyaabaha jirka ka yareeya infectionka iyo sido kale waxyabaha jirka ka saara sunta taaso u keenta kansarka iyo cuduro badan oo kale.

👉Fiberka ku jira dartiis waxaa uu caafimad u yahay cudurada caloosha iyo mindhiciraha ku dhaca isla sidaasna waxaa uu caawiya miisan dhimista.

👉Waxa kaloo laga hela flavonoid cuntayinka ay ku jirto flavonoidka waxay jirka ka ilaalshan cuduradaan so socda sida:
1.Wadna xanuunka🫀
2. Songorowga
3. Ilawshaha badan
4. Cudurka jareeska keena ee ku dhaca neerfaha (alzheimer's disease)🧠
5. Kansarka

👉Vitamin C, phenolic compound iyo carotenoid ( indhaha iyo mmaqaarka u wanaagsan) aya ka mida waxyabaha sido kale laga helo barbarooniga.

27/04/2020

🗣 History of coronaviruses 🗣
On 31 December 2019, WHO was informed of cases of pneumonia of unknown cause in Wuhan City, China. A novel coronavirus was identified as the cause by Chinese authorities on 7 January 2020 and was temporarily named “2019-nCoV”.

Coronaviruses (CoV) are a large family of viruses that cause illness ranging from the common cold to more severe diseases. A novel coronavirus (nCoV) is a new strain that has not been previously identified in humans.

Countries around the globe have heightened their surveillance to quickly diagnose potential new cases of 2019-nCoV. More people infected with this virus have since been identified in China, as well as cases imported into other countries, including in the European Region.

Countries in the European Region are encouraged to continue preparing in case this new virus is imported, in line with the International Health Regulations (2005). WHO has published guidance for all countries, including how to monitor for sick people, test samples, treat patients, control infection in health centres, maintain the right supplies and communicate with the public.

Based on currently available information, WHO does not recommend any restriction of travel or trade. Standard recommendations to prevent infection spread for travellers in or from affected areas include regular hand washing, covering mouth and nose when coughing and sneezing, and avoiding close contact with anyone showing symptoms of respiratory illness.

🗣 Taariiqda caronaviras🗣

31 Disember 2019, WHO waxaa laga soo sheegay kiisaska cudurka sambabka ee aan la garanayn sababta ka dhacday Magaalada Wuhan, Shiinaha. Buug cusub oo loo yaqaan 'coronavirus' ayaa loo aqoonsaday inuu sababay mas'uuliyiinta Shiinaha 7dii Janaayo 2020 waxaana si ku meel gaar ah loogu magacaabay "2019-nCoV".

Coronaviruses (CoV) waa qoys ballaaran oo fayras keena oo keena cudur u dhexeeya hargabka caadiga ah iyo cudurrada aad u daran. Cilmiga coronavirus-ka (nCoV) waa nooc cusub oo aan horay dadku u aqoonsan.

Wadamada daafaha adduunka ayaa kor u qaaday ilaalintooda si dhakhso ah loo baaro kiisaska cusub ee suurtagalka ah ee 2019-nCoV. Dad badan oo uu ku dhacay fayraskan ayaa tan iyo markii lagu aqoonsaday dalka Shiinaha, iyo sidoo kale kiisas loo dhoofiyay dalal kale, oo ay ku jiraan Gobolka Yurub.

Wadamada ku yaal Bariga Yurub ayaa lagu dhiirigelinayaa inay sii wadaan diyaarinta haddii ay dhacdo in fayraskan cusub la keeno, si waafaqsan Xeerarka Caafimaadka Caalamiga ah (2005). WHO ayaa daabacday hagitaan loogu talagalay dhammaan waddammada, oo ay ku jiraan sida loola socdo dadka buka, tijaabooyinka tijaabada, loo daaweeyo bukaannada, loo xakameeyo caabuqa xarumaha caafimaadka, loo ilaaliyo saxda saxda ah iyo la xiriirka dadweynaha.

Iyada oo ku saleysan macluumaadka hadda jira, WHO kuma talineyso wax xaddidaadda socdaalka ama ganacsiga. Talooyinka heerka caadiga ah ee looga hortagayo infekshinka faafo ee socotada gudaha ama ka socota aagagga ay dhibaatadu saameysey waxaa ka mid ah gacmo-dhaqista joogtada ah, daboolidda afka iyo sanka markii aad qufacayso ama hindhisayso, iyo ka fogaanshaha xiriir dhow oo lala yeesho qof kasta oo muujinaya calaamadaha cudurka neef-mareenka.

CIRID-DHIIG WAQTIGA CADAYGA~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~Xiliyada aad cadeysaneyso ma isku aragtaa dhiig caashirkan kaga bogo !...
08/10/2019

CIRID-DHIIG WAQTIGA CADAYGA
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~

Xiliyada aad cadeysaneyso ma isku aragtaa dhiig caashirkan kaga bogo !

Waa Maxay Cirid Xanuun (Gingivitis) ?

Waa cudur ku dhaca ciridka Calaamadaha ugu wayn ee lagu garto cudurkane wa in aad isku aragto dhiig marka aad cadaaysaneyso Waa cudur anan ku baraarugin dadka somalida ah inta oo wax kaqabasho leeyahay Hadii adan iska daweeyn oo adan la tacaalin waxa oo ku keni karaa

1: ciridka ku qodma oo ilkaha inta qarsonayd dibada usoo baxan taaso keeni karta in ilkaha dareen kooda siyado oo waxii kulul iyo waxii qaboow eey ku dhiban

2: ilkuhu in eey ku liqliqdan oo eey ugu dambeeyn dibada iskaga soo baxan

3: afka in oo ku uro oo neeftadu is badasho

Maxaa keena cudurkan

Waxa keni karo cudurkan bacteria ku dhex jirta huurada ku dhax sameeysanta ilkaha hadii aan la nadiifin mudo 24-28 saadacod ah

Waxaa kaloo keni kara hormonal changes ama is bad badalka hormonada sida qaangarka ama marka eey gabadhu oorka qaado ama marka eey xaamilada tahay gabadha

Maxaa looga hortagi karaa

Inaad ku dadaasho nadafada afka ugu yaraan aad cadayato ugu yaraan malintii 2bo jeer

Meel walba oo aad joogto waa in aad sameey sato dhaqtar ilkood
Waana inaad 6bilood kasta u tagtaa oo aad soo boqato dhaqtarka ilkaha si uu ula socda xaalada caafimaat ee afkaaga

Sidee loo daweeyni karaa

Scalling {dhaqida ama nadiifinta afka }
Chlorohexidinin mouth wash waa dawo lagu luqluqda maalintii laba jeer inta aadan cadayan kahor kuhay dawada afka 30 ilbiriqsi gadibna tuf adiga oo aan liqin.

dheh page-kan si aad ula socotid xogo muhiim ah.

MAHADSANIDIIN

🌟TIMIRTA⭐Geedka barakaysan ee timirta waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku samaysmeyn badi da...
27/09/2019

🌟TIMIRTA⭐

Geedka barakaysan ee timirta waa geed ka baxa dhulka kulaylaha ah gaar ahaan dhulka aanay ku samaysmeyn badi dalagyada kale ee la quutaa, dhulka ay timirtu ka baxdo waxa kale oo la yidhaa lama dagaan, waana dhul saxare ah oo cimilo ahaana aad u kulul.

Timirtu waxa ay leedahay faa'iido badan waxana ay caawisaa qaybo badan oo kamid ah jidhka aadamaha. Haddaba faa'iidooyinka iyo mucjisada uu koobsaday geedka timirtu maaha mid qoraal lagu soo koobi karo laakiin waxa aynu xusi doonaa waxyaahaba ugu caansan ee laga dhaxlo isticmaalka timirta.

1. timirtu waxay aad u caawsa dheefshiidka jidhka waxaanay yaraysaa calool istaaga(constipation).

2. timirtu waxay hoos yaraysaa caabuqa jidhka ku dhaca maadaamo ay ku jirto maado la dhaho (magniisum)

3. waxay faaido u tahay inay yarayso cadaadiska dhiiga

4. Waxay ka joojisaa in Ilkaha uu Suus galo, sababtoo ah waxa ku jirta Maadada "Fluoride"

5. Waxay daawaysaa Xanuunada Ciridka ku dhaca waxan laga helaa
Vitamin C .

6.Waxay ka joojisaa in Ilkaha uu Suus galo, sababtoo ah
waxa ku jirta Maadada "Fluoride"

7. Waxay ka ilaalisaa Jidhka Sumaha waayo waxaa ku jira Maadooyinka Sodium, Potassium iyo Vitamin C.

8. Waxay daawaysaa Dhiig la'aanta sababtoo ah waxa ku jira Maadooyinka Iron, Copper iyo Vitamin B2.

9. Waxay daawaysaa Jil jileeca Lafaha oo waxa ku jira Maadooyinka Calcium, Phosphorus iyo Vitamin A

10. Waxay daawaysaa Appetite la'aanta, sababtane waa maadada Potassium-ka ee ku jirta.

Timirtu waa cunnada ugu haboon ee lagu furo soonka caafimaad ahaan sababtoo ah waxay u roontahay dheefshiidka, waana cunnada sida tartiibka ah calooshu u shiido.

waxaa intaa sii dheer inay dheecannada iyo fitamiinada jirka ku jiro ay isu dheelli tirto markuu qofka muddo gaajaysnaado, waxayna sare u qaadaa appetite-ka qofka iyadoo gaajada si dhakhso ah u yarayso.

waxaa intaa sii dheer inay gaaska iyo aash*tada caloosha ay ka ilaaliso inay dhaawac gaarsiiso dahaarka caloosha, sidaas awgeed waa in aan ku dadaalnaa in soonka aan ku afurnaa timir anagoo sunanda nabigeena suuban raacayno.

🌟MUHIIMADA AY LEEDAHAY MARAYNTA WAKHTIGA.🔝🔝Waxaan ognahay in maalinti ay ka kooban tahay 24 saacadood oo kaliya. Waqtigu...
21/09/2019

🌟MUHIIMADA AY LEEDAHAY MARAYNTA WAKHTIGA.🔝🔝

Waxaan ognahay in maalinti ay ka kooban tahay 24 saacadood oo kaliya. Waqtigu waa wax dhamaad leh, adiga ayeyna ku jirtaa hadba sida aad uga faa’ideysan laheyd.

Hadii aad lumisid lacag waxaa laga yaabaa iney kusoo marto fursad aad dib ugu heli kartid lacagti kaa luntay, laakin lama soo celin karo saacad khasaartay. In kastoo aanan saacad kusoo siyaadin karin maalinta, casharkaan wuxuu kaa caawinayaa sida aad faham buuxa uga yeelan laheyd muhiimadda ay leedahay in aad maareyso waqtiga iyo sida maareynta waqtiga ay kaaga caawin karto helidda waqti dheeraad ah oo aad waxyaaba kale ku qabsato. Maareynta waqtiga waxaa ka faa’ideysan kara qof walba.

👉Muhiimadda maareynta waqtiga
Muhiimada waqtiga iyo maareyntiisa waxey isugu soo shubaneysaa hadba sida uu waqtiga khaas ahaan ama xirfad ahaan u saameeyo noloshaada. Maareynta waqtiga waa habeynta maalintaada aad ku sameysid si aad u sida ugu fiican ugu isticmaashid daqiiqad walbo. Maareyn waqti oo heer sare ah waxey kuu ogolaaneysaa sida aad isugu dheeli tiri laheyd shaqadaada iyo nolosha gurigaaga. Natiijada ka dhalata waqti aan la maareynin waxaa ka mid ah inaad marwalbo dhaafto waqtiga k**a dambeynta ah ee loogu talo galay inaad wax ku qabato iyo inaad la noolaato walwal dheeri ah.

Hadii aad horay ugu fashilantay maareynta waqtigaaga weli waxaad haystaa waqti aad wax uga qabato, sameyso waqti k**a dambeys ah ee aad ku qabato shaqooyinka, baro sida shaqooyinka qaar dad loogu wakiishado, kala garo shaqooyinka leh mudnaanta koowaad si aad waqtigaaga ugu bixisid waxa kuugu qiimaha badan.

Waa maxay sababta ay kuu anfaceyso inaad maareyso waqtigaaga?
Mar hadii aad taqaanid sida loo maareeyo waqtiga waxaad dareemeysaa faa’idooyin badan oo kaaga imaanaya maareynta waqtiga, waxaana kamid ah faa’idooyinkaas:

Inaad ku qabato hawl badan waqti kooban
Hadii aad leedahay xirafad waqti maareyn ah waxaad awood u yeelaneysaa inaad waqti yar ku sameysid hawlo badan adoon ku bixin juhdi badan. Inaad hawsha kuugu mudnaanta badan waqti siisida waxey fure u tahay qabashada arrimo badan. Hadii aad heshid hal saac oo dheeri ah oo aad ku qaban karto hawl wax soo saar kuu leh waxaad heleysaa 312 saacadood oo wax soo saar leh sanadki.

Shaqo dhameystiran iyo nolol micna wayn kuu leh Wax ka niyad jab badan malan hadii aad maalinti oo dhan tahay qof mashquulsan hadana aadan aheyn qof wax soo saar leh. Dareenka laga helo hawsha dhameystiran waxey dhiira gelin kuu sii siineysaa shaqada. Marka aad guriga joogtidna waxey kuu fududeyneysaa inaad nasato ood ku raaxeysato waqtigaaga. Hadii aad si hoose ula socotid sida aad waqtigaaga u isticmaashid waxaad heyleysaa waqti aad ku qabato waxyaabaha ay naftaada jeceshahay.

Go’aan qaadasho la’aantaada oo yaraata
Walwalka aad ka walwalshid inaad dooratay doorasho wanaagsan iyo in kale ayaa ah arin waqti badan cunta, waa dabiici in go’aannada waa weyn ay qaataan waqti, laakin go’aannada yar yar aad qaadato maalin walbo ayaa sidoo kale kaa cuni kara waqti badan, garashada waxa aad rabtid inaad sameysid waxey kuu badbaadin kartaa waqti badan. Inti aad maalin walbo waqti badan ku dheygaagi laheyd hawsha kuu taala iyo waxa aad qaban laheyd isku day inaad qorsho joogta ah sameysatid maalin walbo.

Inaad si dhaqsa ah ku gaartid hammigaaga
Dad badan ayaa leh hiigsi iyo hammi wayn, hasa yeeshee faham la’aanta muhiimadda ay leedahay in waqtiga lamaareeyo ayaa ka hortaagan gaaridda hammigooda.

Tusaale, dabcan hammigaaga waxaa kamid ah inaad bilowdid nolol wanaag, laakin waxaadan heli karin waqti aad ku aadid jiimka, waxaa suurta gal ah in waqtiga aad u baahan tahay aad haysid laakin aadan arki karin, waxa kaliya aad u baahantahay waa inaad waqtigaas heshid si aad u gaartid hammigaaga.

Kalsoonidaada oo kor ukacda
Maareynta waqtiga waa arin kor u qaadi karta kalsoonidaada, waxaad awood u heleysaa inaad naftaada siiso daryeel, hadii aad is daryeeshid waxaad dareemeysaa ama u ekaaneysa qof ay nolosha isugu duba dhacsan tahay. Waxaad si joogta u heleysaa wax kiciya kalsoonidaada mar walba oo aad dareentid inaad hawl soo afjartay.

Waqti badan oo kuu soo hara si aad u sameysid waxyaabaha aad jeceshahay
Hadii aad ka fakartid waqtiga ay kugu qaadato inaad seexato, shaqeyso, cunteyso, socota iyo isnadiifiso, waxaa kuusoo haraya 4 saacadood maalin walba oo aad ku qaban kartid waxyaabaha aad jeceshahay. Barashada maareynta waqtigaaga waxey kuu sahleysaa inaad hesho fursado badan oo aad uga shaqeyn karto kobacaaga shaqsi ahaaneed, iyo inaad waqti laqaadato qoyskaaga iyo asxaabtaada.

Hoos udhigidda walwalka iyo in shaqada ay kaa tan badan tahay
Waxaa laga yaabaa in maalinti ay kusugayaan mashruuc, inaad cunugaaga geyso isbitaal ama dugsi, inaad shir la qaadato dad, inaad usoo adeegto gurigaaga. Marka hawlaha ku sugaayo ay si isla eg ay muhiim kugu wada yihiin waxaad dareemeysaa in howsha ay kaa tan badan tahay. Maareynta watiga wuxuu kaa caawinayaa sida aad u eegi laheed hawlaha ku sugaayo oo u kala sooci laheyd iyo inaad mudnaanta siisid hawlaha lagaaga fadhiyo, waxaad durbadiba arki kartaa hawsha la xiriirta shaqada iyo tan la xiriirta naftaada, waxaad sidoo kale garan kartaa sida hawlaha qaar loogu sameeyo wakil.

20/09/2019

■ Malaria

◇ Magaca malaria waa labo eray oo laga soo min guuriyay kalmad talyaani ah.marka aan u kala qaadno labo oo kala ah
1. Mal oo loola jeedo xun
2. air oo loola jeedo hawo
Marka labada eray macna ahaan la, isku xiro waxaay noqoneeysaa hawo xun (bad air)

◇ Magaca malaria waxaa bixiyay dhaqtar Talyaani ah oo la oran jiray ( Francisco tort) isaga oo arkay in ay dadka aaminsanayaa in cudurkaan ay keento hawada xun oo katimaada meelaha biyo fariisiga ah

◇ Duumadu waa cudur afka qalaad lagu yidhaahdo (malaria). Waana mid ka mid ah xanuunnada faa- fa Duumadu waa caabuq raaca wareega dhiiga oo wax yeeleeya unugyada dhiiga cacas ( red blood cell )

◇ Waxaa sababa ( causative agent)

Waxaa sababa noole il ma aracto ah oo loo yaqaano borotosowa wuxuuna ukalabaxaa 4 nuuc oo kala ah
▪ plasmodiun falciparum (pf)
▪ plasmoium vivax
▪ plasmodium ovale
▪ plasmodium malaria

Cudurkaan duumada wuxuu ku dhacaa dad yoowga ku nool dunida boqolkiiba 40% dadka unugu cudurkaan ama qatarta ugu jira waa caruurta 5 sano kayar

◇ Waxaa xanuunka malaariyada dadka usoo gudbisa kaneecada gaar ahaan mid dhadiga loona yaqaano ( Anophelous mosquito)

◇ Calaamadaha dumada (Symptoms)

¤ Qandho heerkeedu sareeyo
¤ Qarqaryo xiliyada qaar
¤ Murqo iyo margiyo xanuun
¤ Labalabo
¤ Daal
¤ Gariir
¤ Af qaraar
¤ Dhabar xanuun
Mararka qaar shuban gaar ahaan ilmaha yayar

◇ Daawada duumada treatment of malaria

1.Nuucyada kala ah ovale. Malaria. vivax waxaa lagu daweeynayaa Chloroquine marka ugu h**eeysa waxaa lasiinayaa 600mg kadib waxaa lasiinayaa 300mg hal maalintii 1x1 waana dadka waaweyn waana injection marwaliba oo lasiinayo daawada qofka waxaa loo eegayaa Da,da iyo miisaanka

2. Nuuca blasmodium falciparum waxaa lasiinayaa ( quinine tab 600mg sadax waqti maalinkii 1x3 15xabo ama ilaa iyo 21 xabo hadii uusan afka kaqaadan karin bukaanka waxaa loogu balayaa cirbad ayadoo loogu darayo faleembada sokorta ah (Dextrose) sidookale waxaa jira dawooyinkale oo loo qaato maleeriyada. ( Like Share )

calaamadaha iyo astaamaha uurka ……….1👉Naasaha, naasaha oo barara. Horaantii uurka isbeddelada hormoonnada ayaa ka dhigi ...
11/09/2019

calaamadaha iyo astaamaha uurka ……….

1👉Naasaha, naasaha oo barara. Horaantii uurka isbeddelada hormoonnada ayaa ka dhigi kara naasahaaga mid jilicsan, dareensan ama xanuun leh. Ama naasahaagu waxay dareemi karaan inay buuxsameen oo culus yihiin.
2 👉 lallabbo oo leh ama matagto. Cudurka Subaxa, kaas oo ku dhici kara wakhti kasta oo maalinta ama habeenka ah, mararka qaarkood wuxuu bilaabmaa ugu horraan saddex toddobaad ka dib markii la dhasho. In kasta oo sababta lallabboodka muddada uurku aanu caddayn, haddana hormoonnada uurka ayaa door muuqda. Haweenka uurka leh waxay sidoo kale ogaan karaan urinta aan waligood dhibin ka hor hadda lallabbo.
3👉Kaadida oo kordha. Waxaa laga yaabaa inaad dareento naftaada kaadida marar badan sida caadiga ah.
4 👉daal. Daalku sidoo kale wuxuu sare ugu kacaa astaamaha h**e ee uurka. Xilliga uurka h**e, heerarka hoormoonka ayaa kacsan - oo kaa dhigi kara inaad dareento hurdo.
5👉Rabitaan cunno ama damac. Markaad uur leedahay, waxaad arki kartaa inaad sankaaga ku jiidanayso cuntooyinka qaarkood. Rabitaanka cuntada ayaa sidoo kale caan ah, sidoo kale. Sida calaamadaha kale ee badan ee uurka, doorbidyada cunnooyinkaani waxay u dhici kartaa isbeddelada hormoonnada.

signs and symptoms of pregnancy...........

1👉 Tender, swollen breasts. Early in pregnancy hormonal changes might make your breasts tender, sensitive or sore. Or your breasts might feel fuller and heavier.
2👉 Nausea with or without vomiting. Morning sickness, which can strike at any time of the day or night, sometimes begins as early as three weeks after conception. While the cause of nausea during pregnancy isn't clear, pregnancy hormones likely play a role. Pregnant women might also find that smells that never bothered them before now cause nausea.
3👉 Increased urination. You might find yourself urinating more often than usual.
4👉.Fatigue. Fatigue also ranks high among early symptoms of pregnancy. During early pregnancy, levels of the hormone progesterone soar — which can make you feel sleepy.
5👉Food aversions or cravings. When you're pregnant, you might find yourself turning up your nose at certain foods. Food cravings are common, too. Like most other symptoms of pregnancy, these food preferences can be chalked up to hormonal changes.

04/09/2019
WAX BADAN KA OGOW XANUUNKA LOO YAQAAN VERTIGOWareerka vertigo waa midka mid ah cabashada ugu badan ee loo soo gudbiyo xa...
01/09/2019

WAX BADAN KA OGOW XANUUNKA LOO YAQAAN VERTIGO

Wareerka vertigo waa midka mid ah cabashada ugu badan ee loo soo gudbiyo xaruumaha caafimaadka. Xaaladaan waa dareen ah qofku inuu dareemo in hareerihiisa uu dhaqdhaqaaqayo isaguna taagan yahay ayadoo aysan jirkin wax dhaqdhaqaaq ah, bukaanada waxey inta badan ku macneeyaan dareen wareer wato.

Maxaa sababo xaalada
Waxaa jiro laba qeyb oo xaaladaan ah, waxeyna kala yihiin. Peripheral vertigo oo ah marka ay cillada ka jirto gudaha dhegta ama dareemaha loo yaqaano vestibular nerve, waa neerfaha isku xira gudaha dhegta iyo maskaxda.

Central vertigo waxey dhacdaa marka uu dhib ka dhaco gudaha maskaxda, gaar ahaan qeybta loo yaqaano cerebellum. Qeybta cerebellum waa qeybta maamusha isuduwidda dhaqdhaqaaqa iyo balansiga qofka.

Kudhawaad 93 boqolkiiba waxaa xaalada sababo peripheral verigo oo ka dhalata


Benign paroxysmal positional vertigo. BPPV waa wareer ka dhasha bedelka booska madaxa, waxaana sababa maadada la yiraahdo calcium crystals oo dhax sabeeysa kanaalka semicircular oo ku yaalo gudaha dhegta
Miniere’s disease. Waa cillad ka dhacda gudaha dhegta, waxeyna saameysaa isuduwida iyo maqalka
Acute peripheral vestibulopathy. APV waa caabuq ku dhaca gudaha dhegta oo isla marki sababa wareerkaan
Waxaa yaabaha dhifka ah ee sababa weaxaa ka mid ah perilymphatic fistula, cholesteatoma erosion iyo otoscelerosis
Waxyaabaha sababi kara central vertigo waxaa ka mid ah

Faalug
Buro ka soo baxda qeybta la yiraahdo cerebellum ee maskaxda
Goonjab
[divider style=”single” top=”1″ bottom=”1″]
Akhriso: Waalida schizophrenia
Akhriso: Xanuunka maskaxda ku dhaca ee faalug
[divider style=”single” top=”1″ bottom=”1″]
Astamaaha
Lalabo
Matag
Madax xanuun
Socodka oo lagu kufkufo
Calaamadaha digniinta ah
Calaamadahaan waxey wadan karaan dhibaatooyin halis ah

Vertigo oo si k**a ah ku timaada ayadoo wax isbedel ah uu san qaabka istaaga qofka ku sameyn
Vertigo wadata astaamaha maskaxda sida dhaqdhaqaaqa murqaha oo aan laisu duwi karin
Vertigo lala xiriiriyo dhagabeel
Dhibaatooyinka lala xiriiriyo xaaladaan
Waxyaabaha siyaadiyo halista waxaa ka mid ah

Xanuunada ku dhaca wadnaha, gaar ahaan kuwa ku dhaca dadka da’da ah
Infekshan ku dhacay dhegta dhawaanahaan
Taariikh h**e oo ah dhaacwac maskaxda soo gaaray
Dawooyinka qaar sida kuwa loo isticmaalo walwalka iyo waalida..

Xigasho baro caafimaad

Always brush your teeth with the toothbrush:Did you know that each person's mouth to live seven hundred types of bacteri...
29/08/2019

Always brush your teeth with the toothbrush:

Did you know that each person's mouth to live seven hundred types of bacteria (700 different strains of bacteria) is the best protection against risk is looga toothbrushes.
The benefits of toothpaste include:
1- protects teeth from decay and decay.
2- preventing certain parts of the heart.
3- Rheumatic fever.
4- it destroys the mouth.
5- Type of diabetes can be prevented.
Best Practices:
You should brush each time after eating, when you want to sleep, and when you wake up.
# # Encourage your children to brush their teeth when they reach food and encourage them to practice brushing their teeth to keep their teeth and teeth healthy.
Please forward this message and Touch ... Share .... Like

❤As somali❤

Cadayga ku dadaal goor walba:
Ma ogtahay in Qof walba afkiisa ay dhex noolyihiin todob boqol oo nuuc oo bagteeriya ah (700 different strains of bacteria) waxa ugu fiican looga hortago qatarteeda waa cadayga.
faaiidooyinka cadayga waxaa ka mid ah:
1- wuxuu ilkaha ka ilaaliya Suuska iyo burburka.
2- waa ka hortagga wadna xanuunka qaybo ka midah.
3- sido kale jilba xanuunka (Rheumatic fever).
4- urka afka ayuu baabi'iyaa.
5- cudurka sonkorta nuuc ka midah ayuu jaanis u diidaa.
QAABKA UGU FIICAN:
waa inaad cadaysatid mar walba oo aad cunto ka dib, markaad seexan rabtid iyo markaad kasoo kacdid hurdada.
🌟caruurtaada kula dadaal cadayga marka cuntada gaaraan kuna dhiiri gali inay dabeecad ka dhigtaan cadayga si ay ilkahooda iyo caafimaadkooda guudba u ilaaliyaan.
Fadlan fariintan sii gudbi oo Taabo ...Share....Like

SECOND AND THIRD TRIMESTER NUTRITIONDuring the third trimester of pregnancy it is important for the mother to eat foods ...
28/08/2019

SECOND AND THIRD TRIMESTER NUTRITION

During the third trimester of pregnancy it is important for the mother to eat foods that contain vitamins and minerals such as milk, nuts, nuts and herbs.
They contain a variety of vitamins and minerals like thiamine (vitaminB1), vitamin D, calcium, magnesium which play an important role in the development of bone marrow as well as reduce the risk of high blood pressure.

It is also important that the mother eat foods containing omg 3 oil is important for the braindevelopment of foods such as different types of fish and walnuts.

Also, it is not necessary for the mother to stimulate the water because the water is important for the mother and baby and the mother helps the child eat the food that is absorbed and absorbed by the digestive tract and absorbed by the body.

It is also important that the mother eat fiber foods that reduce constipation during the last months of pregnancy.

SECOND AND THIRD TRIMESTER NUTRITION

Waqtiga ay hooyadu kujirto 3biloodee dhexe ee xiliga uur ka waxa muhim ah inay hooyadu cunto cunoyin ka koban vitamin iyo minerals sida canaha, looska, kudarta iyo dhirta cagaran
waxay na ka kooban yihiin fitamino iyo macdano kala duwan sida thiamine (vitaminB1),vitamin D, calcium, magnesium kuwaas oo qayb muhima kaqat korinka adkashaha lafah ilmaha sido kale waxay yareyan halista ay hooyadu ugu jirto dhiikarka(high blood pressure )

Sido kale waxa muhim ah inay hooyadu cunto cunoyinka laga helo omg 3 oil waxa ay muhim utahay koritanka maskaxda ilmaha (braindevelopment ) waxa laga hela cunoyinka sida nocyada kala duwan ee kalluunka iyo (wal nuts) ka oo ah nooc kamida looska .

Sidokale waxa lagama mar man ah inay hooyadu kardhiso cabitanka biyaha maxa yelay biyuhu waxay muhim uyihin hooyada iyo ilmahaba hooyada waxy ka cawinayan in cunaday cuntay sifudud loo burburiyo logana nuugo midhicirada silogu daro qulqulka dhiga oo sifudud logu gadhsiyo nafaqada dhaman xubnaha jidhka .

Sido kale waxa muhim ah inay hooyadu cunto cunoyin ka gaska leh (fiber foods )kuwas oo yareeya calool staga ama calool fadhiga (constipation )yimada bilaha udanbeya ee xiliga uurka.

Address

Al~Cadaala Street
Mogadishu

Telephone

+252616216050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IBNU Daahiye Clinic Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram