11/09/2025
๐ Fursad Dahabi ah oo Deeq Waxbarasho Ah! ๐
Ma doonaysaa inaad hesho Deeq Waxbarasho?
HAYAT Hospital ๐ฅ Oo Kaashanaya Qaar Ka mida Jaamacada Caafimadka Gobolka Banaadir waxay kuugu bishaaraynaysaa Waxbarasho Caafimad Oo Deeqaha ah Sannad-dugsiyeedka 2025โ2026.
*Buuxi Form ka Hoose*
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdfQSxS9W-TnE3fRroFP_qxV9LFmY7d_3kVhCFgqb60nTWKHA/viewform?usp=sf_link
โจ Deeqdu waa heerka Koowaad ee Jaamacadda (Bachelor Degree).
โจ Waxaa ka faaโiideysan kara dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee dhameeyay dugsiga sare sanadkan iyo sanadihii h**e.
โจ Waxaa furan dhammaan facultiyada iyo kuliyadaha.
โจ Waxaa lagu helayaa tartan iyo daah-furnaan buuxda.
๐ก Ha lumin fursadan, codso maanta si aad uga mid noqoto ardayda mustaqbalka ifaya.
๐ APPLY NOW โ Mustaqbalkaagu halkan ayuu ka bilaabmayaa!
๐ Ama nala soo xiriir
WhatsApp Message https://wa.me/+252615987822