Galkacyo City Hospital

Galkacyo City Hospital The only heart clinic in Mogadishu-Somalia. it is well equipped and well managed Clinic.

08/12/2024

Isbitaalka dib ayaa loofurayaa mardhow insha allah

Waa fursad aad iyo aad muhiim u ah, waxaadna kubarandoontaa sida loo monitor gareeyo loona daaweeyo bukaanada ICU kujira...
26/01/2023

Waa fursad aad iyo aad muhiim u ah, waxaadna kubarandoontaa sida loo monitor gareeyo loona daaweeyo bukaanada ICU kujira.
Waxaad kubarandoonta sida loodaaweeyo cases ka sepsis ka, shock, patients with the monitors and ventolators, electrolyte imbalances, iyo fluid management.
Sidoo kale waxaad barandoonta sida loo set gareeyo ICU monitors.

Iska diiwaangali whatsApp numberkaan: +923202105077

ka faa`ideyso xirmooyinkaan caafimaadka
10/10/2022

ka faa`ideyso xirmooyinkaan caafimaadka

Fadlan baro ECG oo ah computer ka wadnaha kuna baro 3 saac kaliya.   waa course loogu talogalay ardayda caafimaadka iyo ...
29/09/2022

Fadlan baro ECG oo ah computer ka wadnaha kuna baro 3 saac kaliya.
waa course loogu talogalay ardayda caafimaadka iyo dhaqaatiirtaba in ay ECG kubartaan waqti fudud.

waxaad barandoonta ECG abnormalities from basic to advanced

fadlan laxariir whatsapp kaan +252614299062

02/09/2022

Kalkaaliye ayaa looga baahan yahay isbitaalka marka fadlan hadii aad qibrad kalkaaliyenimo leedahay codsi iyo cv gaaga oo copy ah keen Galkacyo City Hospital illaa biri galab inshallah.

Mahadsanid

31/08/2022

Kala xariir DrMahdi Mohamud Sahal halkaan oo kalatasho xaaladaada caafimaad

Waxaa loogu talogalay   iyo shaqaalaha caafimaadka kaleFadlan kudarso cilmiga aad baratay clinical skills iyo xirfad sha...
21/08/2022

Waxaa loogu talogalay iyo shaqaalaha caafimaadka kale

Fadlan kudarso cilmiga aad baratay clinical skills iyo xirfad shaqo oo wanaagsan si ay aqoonta aad schoolka ama jaamacadda kusoo qaadatay tayo uyeelato.

25/07/2022

Dhaqaatiirta indhaha ayaa isbitaalka imaanaya bisha soo socota 10 keeda insha allah, isdiiwaangalintuna weysocotaa hada.

Magaciisu waa Dr. Amiir shah khan iyo dr Garas.

Runtii dadkeyga markasta waxaan larabnaa in aan ukeeno dhaqaatiir aqoon sare leh marka hadda dhaqtarkaan waa dhaqtar sameeyey qaliimo ay sameyn waayeen dhaqaatiirta mogadishu iyo kuwa kale ee wadanka jooga waana dhaqtar taqasus indhahaa leh oo pakistani ah.

Dhaqtarku waxa uu qaliin indhahaa kusameeyey mama daas video ga kujirta ee dhageyso.

Iska diiwaangali numberkaan 0612509745

Kumbiyuutaradu waa lacag la’aan ee ogow hooyadda uurka leh caafimaadkeeda iyo ilmaha, kilyahaaga iyo beerkaaga iyo dhama...
24/07/2022

Kumbiyuutaradu waa lacag la’aan ee ogow hooyadda uurka leh caafimaadkeeda iyo ilmaha, kilyahaaga iyo beerkaaga iyo dhamaan uurkujirta oo lasoco caafimaadkaaga.

Fadlan ka faa’ideyso kumbiyuutarada uurkujirta iyo wadnaha ee aan ugu talogalney in bulshada gobolka mudug ka faa’ideystaan fursadaan oo imow isbitaalka .

Goobtu waa agagaarka hotel embassy, kasoo horjeedka shirkadda korontada ee Geco.

Wac numberkaan 0612509745

Waxaan bulshada gobolka mudug uhaynaa fursad kale oo ah in ay iska baaraan cudurka cagaarshoowga ogaadaana beerkooda.Baa...
24/07/2022

Waxaan bulshada gobolka mudug uhaynaa fursad kale oo ah in ay iska baaraan cudurka cagaarshoowga ogaadaana beerkooda.

Baaritaanka cagaarshoowga B
Baaritaanka cagaarshoowga C
Kumbiyuutarka uurkujirta
Iyo talaalka oo laguu diwaangalinayo

Fadlan yey ku dhaafin fursadaan, waxayna soconeysaa bishaan july 24 illaa iyo bisha 01/08/2022

29/07/2021

Congratulations to those who completed ECG course with Prof.Dr. M. Nawaz Lashari

Waa Course muhiim ah ee ka faa’ideysi wacan insha allah. Lecture ka waxaa ZOOM kubixinaya Prof. M. Nawaz Lashari oo ah H...
19/07/2021

Waa Course muhiim ah ee ka faa’ideysi wacan insha allah.
Lecture ka waxaa ZOOM kubixinaya Prof. M. Nawaz Lashari oo ah HOD of Cardiology department, Civil Hospital,
Dow university of health sciences, karachi

Address

Hodan District, Digfeer Road, Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252615287221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galkacyo City Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category