Ali Yare Ali

Ali Yare Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Yare Ali, Medical and health, Mogadishu, Mogadishu.

Markii aad dooneeyso inaad kala xaqiiqsato inuu Abgaal Cismaan dagaal iyo rag-iska-dhicin diyaar u yahay iyo markii uu b...
07/09/2023

Markii aad dooneeyso inaad kala xaqiiqsato inuu Abgaal Cismaan dagaal iyo rag-iska-dhicin diyaar u yahay iyo markii uu baashaal iyo luggooyo ku jiro waxaad u baahantahay inaad eegto sida ay saakay iyaga oo aan hal askari dowladeed heysan ay Khawaarijta jab dhabarka ugu saareen deegaanka Nuur Dugle iyo sidoo kale doraaday Daaru nicma khawaarijta u jabiyeen.

Balse Markii ay baashaal ku jiraan waxay waxay colkooda abaanduule uga dhigaan Wasiiradda shidan.

Bismillah.Dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa markii 6-aad isku dayeeysa xiritaanka bogga aan Facebook ku leeyahay, an...
07/09/2023

Bismillah.

Dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa markii 6-aad isku dayeeysa xiritaanka bogga aan Facebook ku leeyahay, aniguna waxaan u soo laaban doono sidii aan horayba 5 jeer dib ugu soo laabtay IA.

Waxaan kula wadaagayaa boggaan aan ugu talogalay in aanu tafsiirkeennii aanu hakad gelin, maadaama dalku ku jiro dagaalka Khawaarijta. Halkan igala socda jamaahirta like follow soo dhaha 🙏

Address

Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Yare Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share