Baano

Baano Click the link below to download the App https://onelink.to/baano

Baano is a comprehensive mobile healthcare app offering helpline support, hospital bookings, diagnostic test ordering with home sample collection, health tips, and appointment reminders.

Adiga oo gurigaaga jooga ayaad lambarka dhakhtarka aad rabto ka jaran kartaa App-ka Baano.Kala soo deg App-ka Playstore ...
16/05/2026

Adiga oo gurigaaga jooga ayaad lambarka dhakhtarka aad rabto ka jaran kartaa App-ka Baano.
Kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441.

13/05/2026

Workshop ciwaankiisu ahaa “HealthTech Advances: Improving Lives Through Digital Solutions”, oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Baano iyo Horseed International University HIU oo marti inoogu ahaa Mohamed Nor Hussein iM252

13/05/2026

Muuqaal Guud: Shirweynaha oo diiradda lagu saaraayay horumarinta ganacsiga, hal-abuurka iyo teknoolojiyadda casriga ah.

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono taageerayaasha iyo taabageliyaasha shirweynaha   oo diiradda lagu saaraayay ...
12/05/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan qayb ka noqono taageerayaasha iyo taabageliyaasha shirweynaha oo diiradda lagu saaraayay horumarinta ganacsiga, hal-abuurka iyo teknoolojiyadda casriga ah.

Madashan waxay ahayd madal ay ku kulmeen dhalinyaro, ganacsato iyo hal-abuurayaal kuwaas oo wadaagaya fikrado cusub iyo fursado mustaqbalka wax ka beddeli kara.

Teknoolojiyaddu waa furaha horumarka, ka Baano ahaan waxaana naga go’an inaan taageerno jiilka cusub ee hal-abuurka iyo entrepreneurship.

12/05/2026

Muuqaal Guud: Workshop ciwaankiisu ahaa “HealthTech Advances: Improving Lives Through Digital Solutions

Waxaa si guul leh u qabsoomay workshop ciwaankiisu ahaa “HealthTech Advances: Improving Lives Through Digital Solutions”...
12/05/2026

Waxaa si guul leh u qabsoomay workshop ciwaankiisu ahaa “HealthTech Advances: Improving Lives Through Digital Solutions”, oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Baano iyo Horseed International University HIU oo marti inoogu ahaa Mohamed Nor Hussein iM252

Waxaan diiradda lagu saaray sida tiknoolajiyada casriga ah ay u horumarin karto adeegyada caafimaadka.

Caafimaadku waa nimco, ogaanshihiisuna waa tallaabada ugu horreysa.Maanta waxaan bulshada u qabanay baaritaanno caafimaa...
11/05/2026

Caafimaadku waa nimco, ogaanshihiisuna waa tallaabada ugu horreysa.

Maanta waxaan bulshada u qabanay baaritaanno caafimaad oo bilaash ah, oo ay ka mid ahaayeen 𝐬𝐨𝐧𝐤𝐨𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚, 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚 (𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐏𝐫𝐞𝐬𝐬𝐮𝐫𝐞) 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝.

Waxaan ku faraxsanahay inaan aragno dad badan oo helay fursad ay ku ogaadaan xaaladdooda caafimaad, sidoo kale helaan talooyin ka caawinaya in ay helaan nolol caafimaad leh.

Bulshadeennu waxay mudan tahay daryeel, wacyigelin iyo adeeg caafimaad oo la heli karo. 🤝

Baano oo kaashaneysa Horseed International University HIU ayaa qabanaysa workshop cinwaankiisu yahay: 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵𝗧𝗲𝗰𝗵 𝗔𝗱𝘃𝗮𝗻𝗰𝗲...
11/05/2026

Baano oo kaashaneysa Horseed International University HIU ayaa qabanaysa workshop cinwaankiisu yahay: 𝗛𝗲𝗮𝗹𝘁𝗵𝗧𝗲𝗰𝗵 𝗔𝗱𝘃𝗮𝗻𝗰𝗲𝘀: 𝗜𝗺𝗽𝗿𝗼𝘃𝗶𝗻𝗴 𝗟𝗶𝘃𝗲𝘀 𝗧𝗵𝗿𝗼𝘂𝗴𝗵 𝗗𝗶𝗴𝗶𝘁𝗮𝗹 𝗦𝗼𝗹𝘂𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀
Workshop-ka oo lagu qabanayo Arkaan Hall 12/5/2026 Talaado, ayaa diiradda lagu saari doonaa adeegsiga xalalka digital-ka si kor loogu qaado helitaanka iyo tayada adeegyada caafimaadka.

Waxaa marti inoo ah 𝙈𝙤𝙝𝙖𝙢𝙚𝙙 𝙉𝙪𝙧 𝙃𝙪𝙨𝙨𝙚𝙞𝙣 iM252 oo si qoto dheer uga hadli doona doorka tiknoolajiyada iyo horumarinta adeegyada caafimaadka.

Tani waxay muujineysaa dadaalka Baano ee horumarinta caafimaadka iyada oo loo marayo tiknoolajiyada casriga ah.

11/05/2026

Anigoo xanuunsan ayaan adeegsaday App-ka Baano, muddo ka yar 4 daqiiqo ayaana dhakhtarka aan rabay kula kulmay.

Samafale Dahir Cali Kulmiye, Guddoomiyaha Alpha Trust, ayaa ka hadlay sida ay Baano ugu fududeysay helitaanka adeeg caafimaad oo degdeg ah, isagoo sheegay in xitaa dalalka horumaray ay mararka qaar saacado badan la sugo dhakhtarka.

Waxaan ku faraxsanahay kalsoonida iyo erayada dhiirrigelinta leh ee uu nala wadaagay bandhigga buugga GO’AAN Adag.

Kala soo deg App-ka Playstore ama App Store https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441.

09/05/2026

Adeega dalbo kalkaaliye waa adeeg aan ugu talogalnay bulshada in ay helaan daryeel caafimaad ayaga oo gurigooda jooga.

La soo deg app-ka Baano, oo dalbo kalkaaliye caafimaad https://onelink.to/baano ama naga soo wac 2441.

Address

Afgoye Road, KM5, Wadajir District Mogadishu
Mogadishu
252

Telephone

+252610675050

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Baano:

Share