Saacid SANCA Hospital

Saacid SANCA Hospital ISBITAALKA SAACID SANCA WAA XARUN CAAFIMAAD OO UU TAAGAN KA JAAWABISTA BAAHIYAHAAGA CAAFIMAAD I.A

Daaweynta caado wareerka.
06/01/2025

Daaweynta caado wareerka.

Isbitaalka Saacid Waxaad ka Heli kartaa Adeeg Caafimaad oo 24 Saac Ah
04/01/2025

Isbitaalka Saacid Waxaad ka Heli kartaa Adeeg Caafimaad oo 24 Saac Ah

Daaweynta Infection-ka.
02/01/2025

Daaweynta Infection-ka.

Baaritaanada iyo Daaweynta Xanuunada Taranka iyo Dhalmo la aanta Raggasoo Booqo Saacid Hospital Sacna.
30/12/2024

Baaritaanada iyo Daaweynta Xanuunada Taranka iyo Dhalmo la aanta Ragga
soo Booqo Saacid Hospital Sacna.

Isbitaalka Saacid waxaad ka heleysa baaritaanada qanjirada dhuunta.
28/12/2024

Isbitaalka Saacid waxaad ka heleysa baaritaanada qanjirada dhuunta.

GALAB WANAAGSAN.
26/12/2024

GALAB WANAAGSAN.

Qeybta Sheybaarka.
23/12/2024

Qeybta Sheybaarka.

Waxaa xarunta Saacid idiinkugu Diyaar ah Qalab Casri ah oo lagu Baaro Hormuunada iyo Shahwada_Ragga  ee ka Cabanaya Dhal...
21/12/2024

Waxaa xarunta Saacid idiinkugu Diyaar ah Qalab Casri ah oo lagu Baaro Hormuunada iyo Shahwada_Ragga ee ka Cabanaya Dhalmada oo Ka Daahday ama Hami yari Dhanka Gogosha
Soo Booqo Xarunta Saacid Hospital Sanca.

Waxan Diyaar idiinkugu ah Xarunta Saacid Hospital Computerka Naasaha Noogu Kaalay Saacid Hospital Sanca.
19/12/2024

Waxan Diyaar idiinkugu ah Xarunta Saacid Hospital Computerka Naasaha
Noogu Kaalay Saacid Hospital Sanca.

Baaritaanada iyo Daaweynta Xanuunada Haweenka La Kulan Dhaqtarka HaweenkaEe isbitaalka Saacid
16/12/2024

Baaritaanada iyo Daaweynta Xanuunada Haweenka La Kulan Dhaqtarka Haweenka
Ee isbitaalka Saacid

Daaweynta Hamiyarida iyo Kacsi la aanta Ragga la Kulan Dhaqtarka Ragga ee Isbitaalka Saacid.
15/12/2024

Daaweynta Hamiyarida iyo Kacsi la aanta Ragga la Kulan Dhaqtarka Ragga ee Isbitaalka Saacid.

14/12/2024

Sabaax maxamed Dr Abubakar wuxuu iga daweeyey cuduro badan.

Daaweynta Hurdo la aanta iyo  Madax Xanuunka Habeenkii.  Hospital Sanca
12/12/2024

Daaweynta Hurdo la aanta iyo Madax Xanuunka Habeenkii.
Hospital Sanca

 Naasnuujintu waxa ay wanaajisaa caafimaadka Ilmaha, Caanaha naasku waxa ay ka kooban yihiin fitamiino, macdanno, iyo an...
09/12/2024


Naasnuujintu waxa ay wanaajisaa caafimaadka Ilmaha,
Caanaha naasku waxa ay ka kooban yihiin fitamiino, macdanno, iyo antioxidants-ka uu ilmuhu u baahan yahay si uu u koro

Fadlan Hooyo Macaan Ilmahaga Sii Naaska si uu u helo Koriinsho Fiican.

Daaweynta Bararka iyo Caabuqa Quumanka Caruurta. Nagu soo booqo
08/12/2024

Daaweynta Bararka iyo Caabuqa Quumanka Caruurta. Nagu soo booqo

07/12/2024

Shukri axmed oo ka mahad celisay daaweyn uu u sameyey Dr Abubakar oo ka mid ah dhaqaatiirta isbitaalka Saacid.

05/12/2024

Nasro abdi Mohamed oo la dhibaneyd xasaasiyad ayaa daaweyn u sameyey Dr Abubakar.

Daaweynta xasaasiyada.
05/12/2024

Daaweynta xasaasiyada.

Address

YAAQSHID, SANCA KASOO HORJEDKA MASJIDKA MAANA XAMZA
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saacid SANCA Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category