Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa

Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa Isbitaalka Dalmar waxaa diyaar ku ah dhakhaatiir takhasus ah & howlwadeen u nugul daryeelka bukaanka.

27/05/2025

Wax kasto oo ku saabsan 𝐐𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐡𝐲𝐫𝐨𝐢𝐝-ka dhawaan ka daawo 𝐛𝐚𝐫𝐭𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞; https://www.youtube.com/

Lakunan 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝, dhakhtarka cudurrada guud ee Isbitaalka Dalmar, xarunta Al-Nuur, Heliwaa, kaas oo daaweynaya dhammaan xanuunnnada 𝐒𝐨𝐤𝐨𝐫𝐨𝐰𝐠𝐚, 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐠-𝐤𝐚𝐫𝐤𝐚, Xanuunnada 𝐐𝐚𝐧𝐣𝐢𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐚𝐲𝐫𝐨𝐨𝐝𝐤𝐚, 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐭𝐧𝐚 𝐈𝐧𝐟𝐞𝐤𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚𝐤 𝐑𝐚𝐠𝐠𝐚 iyo 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚, iyo Xanuunnda 𝐌𝐚𝐪𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 2666 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]


Waxaan ku faraxasannahay in aan qayb weyn ka ahayn taabogelinta ciyaarta k**a dambeysta Tartanka Ramadanka kooxaha degma...
10/04/2025

Waxaan ku faraxasannahay in aan qayb weyn ka ahayn taabogelinta ciyaarta k**a dambeysta Tartanka Ramadanka kooxaha degmada Heliwaa, kaas oo ka dhacay garoonka Heliwaa Stadium.





29/03/2025

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, xarunta Al-Nuur ee degamda Heliwa oo fariinta hambalyada Ciidda la wadaagay bulshada Islaamka iyo kuwa ku xiran Isbitaalka. Nabad iyo Caafimaad kula ciida qoysaskiisa iyo asxaabtiinna.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Dalmar. Caafimaad iyo Nabad ...
29/03/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan bulsho-weynta Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku xiran Isbitaalka Dalmar. Caafimaad iyo Nabad kula ciida qoysaskiina iyo asxaabtiina.

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]



Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, Xarunta Al-Nuur ee Degamada Heliwaa oo Afur-wadaag iskugu yimid. [Hiigsi...
29/03/2025

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, Xarunta Al-Nuur ee Degamada Heliwaa oo Afur-wadaag iskugu yimid.

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]



Bisha Soonqaad, dad badan hurdo yari baa ku dhacda sababtoo ah saacadaha cuntada iyo cibaadada oo is beddela. Hurdo xuma...
18/03/2025

Bisha Soonqaad, dad badan hurdo yari baa ku dhacda sababtoo ah saacadaha cuntada iyo cibaadada oo is beddela. Hurdo xumadu waxay keeni kartaa daal, feejignaan yari, iyo caafimaad darro. Si aad hurdo fiican u hesho, raac talooyinkan hoose.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir 0614918080 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]



𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎, 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎, 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟓𝟎%Munaasabadda 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 awgeed qalliinnada 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬𝐭𝐚 𝟓𝟎% aan ku samaynay wax...
04/03/2025

𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎, 𝐁𝐈𝐒𝐇𝐀𝐀𝐑𝐎, 𝐐𝐈𝐈𝐌𝐎 𝐃𝐇𝐈𝐌𝐈𝐒 𝟓𝟎%

Munaasabadda 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 awgeed qalliinnada 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐨-𝐝𝐡𝐢𝐦𝐢𝐬𝐭𝐚 𝟓𝟎% aan ku samaynay waxaa kamid ah; qalliinnada 𝐠𝐮𝐮𝐝, qalliinnada 𝐂𝐮𝐧𝐚𝐡𝐚, 𝐃𝐡𝐞𝐠𝐚𝐡𝐚 & 𝐒𝐚𝐧𝐤𝐚, qalliinnada 𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚, Qalliinnada 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚 iyo adeegyada 𝐟𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐤𝐚𝐡𝐚.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir 0614918080 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa caafimaadkaaga]



28/02/2025

Qaar kamid ah howlwadeennada Isbitaalka Dalmar, xarunta Al-nuur, ayaa bulshada Soomaaliyeed la wadaagay fariinta hambalyada munaasabadda bisha barakaysan ee Ramdan. Hiigsigeennu waa Caafimaadkiinna. Caafimaad ku sooma.




SOONQAAAD SAN, dhammaantiin. Bishan barakaysan ee Ramadan waa waqti cibaado, naxariis, caafimaad, iyo isxilqaan. Bahda I...
28/02/2025

SOONQAAAD SAN, dhammaantiin. Bishan barakaysan ee Ramadan waa waqti cibaado, naxariis, caafimaad, iyo isxilqaan. Bahda Isbitaalka Dalmar waxay idiin rajaynayaan caafimaad qab iyo barako. Waxaan mar walba diyaar u nahay daryeelkiina, hiigsigeennu waa Caafimaadkiinna. Caafimaad ku sooma.




Waxaa si wanaagsan noogu soo dhamaaday adeegyada caafimaad aan gaarsiinaynay bulshadii kasoo qayb gashay 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚...
26/02/2025

Waxaa si wanaagsan noogu soo dhamaaday adeegyada caafimaad aan gaarsiinaynay bulshadii kasoo qayb gashay 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 oo ka dahcay Beerta Xamar, Muqdisho.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩:
https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1
[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]





Isbitaalka Dalmar, 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐥-𝐍𝐮𝐮𝐫 ee Degmada Heliwaa waxa ka howlgala 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐓𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐮𝐬 𝐚𝐡 iyo howlwadenno heegan u ...
18/02/2025

Isbitaalka Dalmar, 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐥-𝐍𝐮𝐮𝐫 ee Degmada Heliwaa waxa ka howlgala 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫 𝐓𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐮𝐬 𝐚𝐡 iyo howlwadenno heegan u ah daryeelka bukaanka.

Latasho Dhakhaatiirteenna Isbitaalka Dalmar.
Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 0614918080
𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]


16/02/2025

Qaar kamid ah adeegyada 𝐃𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 iyo 𝐐𝐚𝐥𝐥𝐢𝐢𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚 ee Qaybteenna 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚. Latasho Dhkhaatiirteenna Indhaha ee Isbitaalka Dalmar.

Si aad ballan u qabsato nagala soo xiriir lambarka gaaban 𝟐𝟔𝟔𝟔 ama 0614918080
𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩: https://wa.me/message/JFWDHDKL23X2A1

[Hiigsigeennu waa Caafimaadkaaga]


Address

Al-Nur Branch, Heliwaa
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dalmar Hospital, Xarunta Al-Nuur, Heliwaa:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category