Dr.Abdullahi Farah Asseyr

Dr.Abdullahi Farah Asseyr MD. Consultant Pediatrician & Neonatologist ,Pediatric Allergy Fellowship. Prof. Pediatrics

13/08/2025
04/08/2025

Dr. Oksana waa dhaqtarka khibrad leh ee ku takhasusay cudurada haweenka iyo qalliimadooda. Waxay hadda ka howlgashaa isbitaalka Welcare ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay si naxariis leh ugu adeegto haweenka Soomaaliyeed.
Waxaa intaas dheer,
Dr. Ramez waa dhakhtar ku takhasusay qalliimada guud iyo laser-ka. Wuxuu leeyahay khibrad ballaaran oo ku saabsan daaweynta cudurrada u baahan qalliin, sida qalliinka caloosha, mindhicirka, qanjirada, burooyinka iyo daryeelka dhaawacyada adag.
Waqtigan xaadirka ah, Dr. Ramez wuxuu si rasmi ah uga howlgalay Isbitaalka Welcare ee magaalada Muqdisho,
𝐒𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐨 𝐖𝐞𝐥𝐜𝐚𝐫𝐞 wixii fafaahin ah la xariir numberka gaaban 2505 ama
252615064780/252615038905

28/07/2025
21/07/2025

Isbitaalka Takhasusiga Welcare EE Magaalada Mogadishu, Waxaa Baaritaan Caafimaad U Yimid Ambaashator Abdirahman Diinaari oo ah Wasiir H**e, Weriye Ruug Cadaa ah Iyo Qoraa Wayn OO Falan Qeeya Dhacdooyinka Caalamka . Kadib Markii Sanad Ka Hor Loogu Sameeyay Qallin Wayn Asagoo Qallinka Ka Dib Jiiftay Muddo 5 Maalmood ah, Allana Ku Siiyay Caafimaad Taam ah.
Baaritaanka Ka Dib Ambaashatoor Abdirahman Diinaari , Wuxuu soo Booqday Isbitaalka Qaybihiisa Kala Duwan , Wuxxuna Jeclaystay In UU Ka Warbixiyo Casriyaynta Isbitaalka, Wax Qabadkiisa Iyo Horumarka UU Sameeyay Muddadii UU Ka Maqnaa Dhamaan Intaba.

16/07/2025

Isbitaalka Takhasusiga Welcare waxa kugu diyaar ah Prof. Dr. Cabdullahi Faarax Caseyr uu yahay Khabiir Soomaliyeed ee Cudurada Caruurta guud , kuwa dhalada ku jira , dhiciska iyo kuwa jirada ku dhashada intaba.

19/05/2025

QIIMO DHIMIS % 50,
Qaliimada Dr. Cawaale Cabdulaahi o ah dhaqtraka Qallimada Guud iyo Labaroskoobiga, laga bilaawo 20 / 05 / 2025 ila dhamaadka bisha 31 May 2025.
ka so gaar Dr. Cawaale Cabdulaahi diyaar kugo ah isbitaalka takhasusiga ah ee Welcare.

17/05/2025

Nagu soo Booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Welcare Oo Hel Daryeel iyo Daweyn Dhameystiran si gaar ahaan Qeebtisa Emergency & Cudurada Guud.

Alhamdullillah, Alhamdullillah , Alhamdullillah, Waxaa Alle Mahaddii ah in Waaliddiinta Gabadha Lagu Magacaabo Maria Ter...
15/05/2025

Alhamdullillah, Alhamdullillah , Alhamdullillah, Waxaa Alle Mahaddii ah in Waaliddiinta Gabadha Lagu Magacaabo Maria Teresa Javiour oo ah 11 Sano jir, una dhalatay Dalka Phillipine ay Qoraalka English ka ah iyo Medical Report Aan Saxiixay Waqtigaas , Sawirkii Maria Teresa OO Makiinad Ku Neefsanaysa Xilligaas, Ay Ku Soo Qoreen Mahad celin Ballaran & Ducababa ,Facebook Isbitaalka Takhasusigaa EE Welcare Magaalada Mogadishu. Fadlan Nala Daawo Warbixintan Qiimaha Badan.
Welcare Specialty Hospital

Prof. Dr. Cabdullahi Faarax  Caseyr uu yahay Khabiir Soomaliyeed ee Cudurada Caruurta guud , kuwa dhalada ku jira , dhic...
15/05/2025

Prof. Dr. Cabdullahi Faarax Caseyr uu yahay Khabiir Soomaliyeed ee Cudurada Caruurta guud , kuwa dhalada ku jira , dhiciska iyo kuwa jirada ku dhashada intaba

Address

Km5 Dikfer Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdullahi Farah Asseyr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Abdullahi Farah Asseyr:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram