Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist

Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist, Sobe Road, in front of Hayat Supermarket, Mogadishu.

Maku aragtaa ubadkaaga neef qabatiin joogto ah, la kulansii ubadkaaga dhaqtarka caruurta si uu u helo daaweyn caafimad o...
23/10/2025

Maku aragtaa ubadkaaga neef qabatiin joogto ah, la kulansii ubadkaaga dhaqtarka caruurta si uu u helo daaweyn caafimad oo dhameystiran.

Hooyo nuuji ubadkaaga, naas nuujintu waxa ay ubadka u leedahay faaidooyin badan oo muhiim u ah.
21/10/2025

Hooyo nuuji ubadkaaga, naas nuujintu waxa ay ubadka u leedahay faaidooyin badan oo muhiim u ah.

Mala dhibanyahay ubadkaaga xasaasiyad, booqo dhaqtarka caruurta si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran.
18/10/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga xasaasiyad, booqo dhaqtarka caruurta si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran.

Ururka Caalamiga ah ee Dhakhaatiirta Carruurta (IPA) wuxuu xaqiijiyay in acetaminophen (paracetamol) ay weli tahay daawo...
16/10/2025

Ururka Caalamiga ah ee Dhakhaatiirta Carruurta (IPA) wuxuu xaqiijiyay in acetaminophen (paracetamol) ay weli tahay daawo aan halis lahayn oo loo isticmaali karo xanuunka iyo qandhada xilliga uurka, maadaama aan jirin caddeyn adag oo muujinaysa xiriir toos ah oo lala leeyahay autism.

Statement on Autism Spectrum Disorder: Evidence-Based Care and Family Support

Dhaqtarka waxa uu ubadka u qaban doonna dhamaan adeegyadan oo dhameystiran, la kulansii ubadkaaga dhaqtarka.
16/10/2025

Dhaqtarka waxa uu ubadka u qaban doonna dhamaan adeegyadan oo dhameystiran, la kulansii ubadkaaga dhaqtarka.

Ubadkaaga hadii uu ka cabanaayo mindhicir xanuun, la kulansii dhaqtarka caruurta uurkujirta iyo quudintooda Dr.Yahya Sho...
14/10/2025

Ubadkaaga hadii uu ka cabanaayo mindhicir xanuun, la kulansii dhaqtarka caruurta uurkujirta iyo quudintooda Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
09/10/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Mala dhibanyahay ubadkaaga saxaro adeeg, la kulan dhaqtarka si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran.
08/10/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga saxaro adeeg, la kulan dhaqtarka si ubadkaagu u helo daaweyn caafimaad oo dhameystiran.

Fadlan ka ilaali ubadkaaga daangada hadii uu afar sano ka yaryahay.
06/10/2025

Fadlan ka ilaali ubadkaaga daangada hadii uu afar sano ka yaryahay.

Haddii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah inaad la xiriirto dhakhtar si loo hubiyo caafimaadkiisa.
23/09/2025

Haddii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah inaad la xiriirto dhakhtar si loo hubiyo caafimaadkiisa.

Mala dhibanyahay ubadkaaga gaas calooleed, la kulansii dhaqtarka caruurta, uurkujirta iyo quudintooda, si ubadkaagu u he...
22/09/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga gaas calooleed, la kulansii dhaqtarka caruurta, uurkujirta iyo quudintooda, si ubadkaagu u helo daaweyn caafimad oo dhameystiran.

Address

Sobe Road, In Front Of Hayat Supermarket
Mogadishu
2521

Telephone

+252613490055

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Yahya Shoole -Pediatric Gastroenterologist:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram