Somali Specialist Hospital

Somali Specialist Hospital ISBITALKA SOMALI SPECIALIST EE TAQASUSIGA AH. WAA ISBITAAL GUUD OO ISKALEH DHAMAAN QEYBAHA DHAQATIRTA

21/10/2024

Dr.Abdullahi Goley oo ah dhaqterka qaliimada Guud isbitaalka oo Ka warbixinaya 𝗖𝘂𝗱𝘂𝗿 𝗞𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗰𝗼 𝗺𝗮𝗾𝗮𝗮𝗿𝗸𝗮
Nagala soo xiriir 61 3366603

Maka cabaneysaa 𝐆𝐚𝐚𝐬  balan ka qabso dhaqterka ugu fiican ee daaweya cudurka gaaska wac 0613366603
07/10/2024

Maka cabaneysaa 𝐆𝐚𝐚𝐬 balan ka qabso dhaqterka ugu fiican ee daaweya cudurka gaaska wac 0613366603

06/10/2024

Bukaankan ayaa La soo soo gaarsiiyey qeybta 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐞𝐠 𝐃𝐞𝐠𝐠𝐚 eh ee isbitaalka Somali Specialist Hospital Isagoo ka cabanaaye 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐛𝐨𝐠𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐞 Dabiib u Ka helyey dhaqtiirta isbitaalka waakan Bukaanka oo ka mahad celineya 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐞𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚.

11/09/2024

Dhaqtarka Cudurada Guud & Wadnaha oo ku guulestay inuu dabiibo bukano badan oo ka cabanayay Naqaska oo ku dhago calool istaag Iyo dhibatooyin badan
Hada soo booqo Somali specialist Hospital
wac 0613366603 / 0613366604

06/08/2024

Dhaqtarka caruurta Dr. Abdirahman Moallim Waxaad ka heli kartaa xarunta isbitaalka Somali specialist hospital. Dhaqtarka oo ah khabiir Mudo ku soo shaqeenaayay daweynta xanuunada caruurta Waxaad ka heleysaa daryeelka iyo Baxnaanada ay u Baahanyihiin ilmahaga.

Kala xiriri : 613366603

01/08/2024

Isbitaalka somali specialist hospital waxaa lagu dabiibay salmaan oo ah wiil aad u da' yar kaa oo la dhibanaa xanuunka qumanka ee kusoo noqnoqday mar badan.
Xanuunkaan oo ku hayay qandho daran, dhuunta oo xanuunta, qufac joogta ah iyo jirka oo xanuuna ayaa ragaadiyay salmaan.
Dr. Abdirahman Moallim oo ah khabiir daweeya cudurada caruurta ayaad ka heleysaa xarunta isbitaalkeena. Fadlan waalid soo booqo dhaqtarka si uu kuugu dabiibo ilmahaaga.
Kala xiriir, 613366603/613366604

31/07/2024

Dr. Abdirahman Moallim oo ah khabiir daweeya cudurada caruurta ayaad ka heleysaa xarunta isbitaalkeena. Fadlan waalid soo booqo dhaqtarka si uu kuugu dabiibo ilmahaaga.
Kala xiriir, 613366603/613366604

Dhaqtarka caruurta kusoo booqo xarunta isbitaalka Somali Specialist Hospital waxaan idiin sameenay qiima dhimis 50%.Dr. ...
02/07/2024

Dhaqtarka caruurta kusoo booqo xarunta isbitaalka Somali Specialist Hospital waxaan idiin sameenay qiima dhimis 50%.
Dr. Abdirahman Moallim, Dhaqtarka Caruurta, Pediatric Specialist.
nagala soo xirir 0613366603

06/02/2024

Xarunta isbitaalka waxaa lagu soo kordhiyay adeegga tima beerista.

kala xiriir whatsapp 61 9826290.

29/01/2024

Qurxinta afka iyo ilkaha

kala xiriir 613366603.

16/01/2024

Maamo xaliimo oo ka warbixineysa xaalada wiilkeeda sudeysi.

wiilkan yar oo aan ku dabiibnay xarunteena isbitaalka ayaa waxaa qaabilay Dr. Abdirahman Moallim oo ah dhaqtarka caruurta.

kala xiriir 613366603, ama whatsapp 61 9826290.

Address

KPP
Mogadishu
252

Telephone

+252615022499

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category