Swed University

Swed University The SWED University established in 2014. This emporium has to be reached its zenith within First year in dental education.

The Goal of the University is to improve leaps and bounds in keeping quality education imbibed with proficiency and human value.

26/09/2023

Ma tahay arday soo dhameystay dugsiga sare?
Ma xiisaynaysaa barashada kuliyadda afka iyo ilkaha?
Nagu soo biir oo ka mid noqo xirfad layaasha caafimaadka afka.
𝗔𝗱𝗿𝗲𝘀𝘀:
Hoda,iskoyskaTaleh
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀:
Telephone:
0613294559/0617210813
Emaail:Sweduniversity1@gmail.com



19/09/2023
03/08/2023

Ma tahay arday soo dhameystay dugsiga sare?
Ma xiisaynaysaa barashada kuliyadda afka iyo ilkaha?

Nagu soo biir oo ka mid noqo xirfad layaasha caafimaadka afka.
𝗔𝗱𝗿𝗲𝘀𝘀:
Hoda,iskoyskaTaleh
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀:
Telephone:0615944841
Emaail:Sweduniversity1@gmail.com



كل عام وانتم بخير العام الهجري الجديد(١٤٤٥).
19/07/2023

كل عام وانتم بخير
العام الهجري الجديد(١٤٤٥).

Jumca wanaagsan
14/07/2023

Jumca wanaagsan

Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa  sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay  1-da luulyo1960-kii markii a...
01/07/2023

Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay 1-da luulyo1960-kii markii ay gobolada koonfureed xorriyadda ka qaateen guumaystihii talyaaniga.


𝗖 𝗜 𝗜 𝗗     𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡 Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda ...
27/06/2023

𝗖 𝗜 𝗜 𝗗 𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡
Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidul Adxa.

Ciid Wanaagsan!


Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa  sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay 26 jun 1960-kii markii ay gob...
26/06/2023

Waxaan ummadda soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa sannad guurada 63 aad ee ka soo wareegtay 26 jun 1960-kii markii ay gobolada waqooyi xorriyadda ka qaateen guumaystihii ingriiska.



21/06/2023
Waxaa inoo soo idlaaday imtixaanka finanka ee jaamacadda,dhammaan waxaan u rajaynaynaynaa ardaydeena guul iyo natiijo wa...
21/06/2023

Waxaa inoo soo idlaaday imtixaanka finanka ee jaamacadda,dhammaan waxaan u rajaynaynaynaa ardaydeena guul iyo natiijo wanaagsan.


Dhamman Ardayda dugsiga sare ee dalka ee maanta ufariisatay imtixaanka qaran ee shahaadiga waxaan Alle uga baryeynaa in ...
27/05/2023

Dhamman Ardayda dugsiga sare ee dalka ee maanta ufariisatay imtixaanka qaran ee shahaadiga waxaan Alle uga baryeynaa in uu u fududeeyo imtixaankooda,waxaana urajeynaynaa guul wada jira.

Guulaysta.

.

Address

Building 11 , Taleeh Street #4 Hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Swed University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Swed University:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram