Macruf Eye Hospital

Macruf Eye Hospital Daweynta iyo qaliinada indhaha oo casri ah

Jumca Wanaagsan
06/03/2026

Jumca Wanaagsan

Ma'ruf Eye Hospital waxay kuu diyaariyeen xalal casri ah oo dib kuugu soo celinaya dhalaalkii iyo caafimaadkii indhahaag...
03/03/2026

Ma'ruf Eye Hospital waxay kuu diyaariyeen xalal casri ah oo dib kuugu soo celinaya dhalaalkii iyo caafimaadkii indhahaaga.
Nagala soo xiriir maanta:
β€‹πŸ“ž WhatsApp/Call: +252 6192021222
🌐 Website: marufeyehos.com
πŸ“ Location: Daallo-jidka soddonka, Mogadishu-Somalia
​

Aragtidu waa mid ka mid ah hadiyadaha ugu qaalisan ee qofka binu-aadamka ah leeyahay. Marka ay da'du kororto, indhuhu wa...
02/03/2026

Aragtidu waa mid ka mid ah hadiyadaha ugu qaalisan ee qofka binu-aadamka ah leeyahay. Marka ay da'du kororto, indhuhu waxay u baahan yihiin baaritaan iyo daryeel gaar ah si looga hortago xanuunada keena arag-beelka. Ma'ruf Eye Hospital waxay kuu diyaariyeen adeegyo dhammaystiran oo loogu talagalay waayeelka.

daryeel araga waalidkaa iyo naftaadaba maanta:
β€‹πŸ“ž WhatsApp/Call: +252 6192021222
🌐 Website: marufeyehos.com
πŸ“ Location: Daallo-jidka soddonka, Mogadishu-Somalia
​

Aragtidu waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, balse waxay u baahan tahay daryeel joogto ah si looga hortago xanuuna...
01/03/2026

Aragtidu waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, balse waxay u baahan tahay daryeel joogto ah si looga hortago xanuunada keena arag-beelka. Ku baraarug daryeelka indhahaaga maanta si aad u ilaaliso iftiinka noloshaada.

​

Jumca Mubarak
27/02/2026

Jumca Mubarak

Ilaahow noo ilaali indhaheena, noo ilaali araggeena, kana dhowr cudur iyo dhibaato. Aamiin. 🀲✨Araggu waa nimco weyn oo A...
24/02/2026

Ilaahow noo ilaali indhaheena, noo ilaali araggeena,
kana dhowr cudur iyo dhibaato. Aamiin. 🀲✨
Araggu waa nimco weyn oo Alle bixiyo.
Isbitaalka Macruuf wuxuu idinla wadaagayaa ducadan,
isagoo idiin rajeynaya arag caafimaad qaba iyo badbaado.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 61 92021222
πŸ“ Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho
🌐 Website: Maufeyehos.com

Xasaasiyadda indhaha waxay u baahan tahay daryeel degdeg ah. Isbitaalka Macruuf wuxuu kuu hayaa Baarista iyo Daaweynta x...
23/02/2026

Xasaasiyadda indhaha waxay u baahan tahay daryeel degdeg ah. Isbitaalka Macruuf wuxuu kuu hayaa Baarista iyo Daaweynta xasaasiyadda indhaha oo casri ah.
Nasoo booqo maanta.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 61 92021222
πŸ“ Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho

Ma isticmaashaa taleefanka muddo dheer? πŸ“±πŸ‘€Raac xeerka 20-20-20 si aad u ilaaliso caafimaadka indhahaaga:πŸ”Ή isticmaal 20-k...
22/02/2026

Ma isticmaashaa taleefanka muddo dheer? πŸ“±πŸ‘€
Raac xeerka 20-20-20 si aad u ilaaliso caafimaadka indhahaaga:
πŸ”Ή isticmaal 20-kii daqiiqo mar
πŸ”Ή Fiiri meel 20 tallaabo kuu jirta.
πŸ”Ή Muddo 20 ilbiriqsi ah samee .
haddi aad rabto baaris iyo daaweyn la xariira xarunta

πŸ“ž Kala xiriir: +252 61 92021222
🌐 Website: marufeyehos.com
πŸ“ Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho

Araggaagu waa hantidaada ugu qaalisan! πŸ‘οΈβœ¨Isbitaalka Macruuf wuxuu si gaar ah kuugu diyaariyey daryeel caafimaad oo dham...
19/02/2026

Araggaagu waa hantidaada ugu qaalisan! πŸ‘οΈβœ¨
Isbitaalka Macruuf wuxuu si gaar ah kuugu diyaariyey daryeel caafimaad oo dhammaystiran oo ku saabsan indhahaaga.
Hel baaris sugan iyo daaweyn aad ku kalsoonaan karto.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 6192021222
πŸ“ Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho
🌐 Website: marufeyehos.com

Ramadaan Wanaagsan! Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa'iideysta khayrka bishan, indhaheenana ha ku nuuriyo xaqa iyo Quraan...
17/02/2026

Ramadaan Wanaagsan!
Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa'iideysta khayrka bishan, indhaheenana ha ku nuuriyo xaqa iyo Quraanka.
Isbitaalka Macruuf wuxuu idin rajeynayaa caafimaad iyo cibaado suuban.

Ku quruxso okiyaalaha casriga ah ee aad ka heleyso Ma'ruf Eye Hospital! πŸ‘“βœ¨Marna waa xarago, marna waa arag-xoojiye aad k...
15/02/2026

Ku quruxso okiyaalaha casriga ah ee aad ka heleyso Ma'ruf Eye Hospital! πŸ‘“βœ¨
Marna waa xarago, marna waa arag-xoojiye aad ku kalsoonaan karto.
Kaalay oo dooro midka ku habboon wajigaaga maanta.

πŸ“ž Kala xiriir: +252 61 92021222
🌐 Website: marufeyehos.com
πŸ“ Goobta: Daallo - Jidka Soddonka, Muqdisho

Address

Daallo Jidka Sodonka
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

252619202122

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruf Eye Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Macruf Eye Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram