Dr-Awil Mohamed Omar.

Dr-Awil Mohamed Omar. MBBS,MD,OB/GYN.👨‍⚕️
(1)

Dhacdo aad ucajiib ah.🤰Magaalada Harar ee dalka Itoobiya Hooyadan oo 35 jir ah muddo 12 sanno ahna Reer lahayd waxna aan...
06/05/2026

Dhacdo aad ucajiib ah.🤰

Magaalada Harar ee dalka Itoobiya Hooyadan oo 35 jir ah muddo 12 sanno ahna Reer lahayd waxna aan dhalin ayaa halmar Ilaahay ku irsaaqay 5 Carruur ah.🤱🤱🤱

Waxay sheegtay in 12 kaa sanno ay kunoolayd kurbo balse Halmar Ilaahay siiyey 5 Carruur ah.

Ilaahay Awooddiisu waa cajiib.

Voss Tv.

say mansha Allah
Saynab Salah Saynab Qawle Suleekha Bintu Saynab Saynn Dhagayare Saynab Yuusuf

30/04/2026

Maxay ku Faraxday Hooyadu?.
COMENT-GA noogu reeb!!.

26/04/2026

Matahay Dadka Aaminsan Qurafadka Dumarka Loo sheego ?

Matahay Dadka Aamin Qurafadka Dumarka Loo sheego❓️.Fadlan igu Reeb Aragtidaada Comment ⤵️
26/04/2026

Matahay Dadka Aamin Qurafadka Dumarka Loo sheego❓️.

Fadlan igu Reeb Aragtidaada Comment ⤵️


26/04/2026

Calaamadaha Khatarta ah ee Xiliga Uurka ❓️

Afarta Arimood ee u fiican Hooyoda iyo ilmaha❓️🤰.1:- Cabista biyo badan.2:- Cunista cunto iskudhelintiran.3:- Hurdo ku f...
22/04/2026

Afarta Arimood ee u fiican Hooyoda iyo ilmaha❓️🤰.

1:- Cabista biyo badan.
2:- Cunista cunto iskudhelintiran.
3:- Hurdo ku filan.
4:- Nasasho ku filan.

follow share like 👍

20/04/2026

"Allow Hooyo Inoo daa"

●Dumarku waa Tiirka Noloshada?✅️
●La'antood Noloshu waxba Mahan✅️

Shaqo wacan iyo Chumce Mubarak asxabta👋.
27/10/2023

Shaqo wacan iyo Chumce Mubarak asxabta👋.

"JUMCE DAYIB 👋Asxabta Sharafta badan"
13/10/2023

"JUMCE DAYIB 👋Asxabta Sharafta badan"

Vitamin Supplements  in Children. ☆•Vitamins supplements in Children start 4 month of age.☆•Iron supplements start 4-6mo...
23/09/2023

Vitamin Supplements in Children.
☆•Vitamins supplements in Children start 4 month of age.
☆•Iron supplements start 4-6month of age.
☆•Preterm baby iron supplement start 2 month .

N/P Fadlan faafi. Like garee si u gaaro dad badan??.

Address

Mogadishu

Telephone

+252907696924

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr-Awil Mohamed Omar. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr-Awil Mohamed Omar.:

Share