
27/10/2024
Xariirka kadhaxeeya xasuusta(memory) iyo saliida malayga (fish oil) waxa kale ee looyaqaan Omega 3 fatty acids shaqo cayn kee ah ayay kaqabataa cafimaadka maskaxda waxay korisaa unug yada qaada fariimaha maskaxda sido kale waxay sare uqaada dadka waweyn xasuustoda sida dadka ugu jira qatarta xanuunka ladhaho (Demesia) ama xasuus la,anta waxay yaraysaa qaabuqa kudhaca maskaxda oo looyaqaan (chronic inflammation cognitive linked to neurodeganative diseases ) Omega3 specially EPA waxay kahortagtaa caaquba iyo dhawac kuyimaada maskaxda waxayna fa,iido utahsy xasuusta iyo caqli caafimaad qaba
Omega3 waxay awood sii donta isku xirka macluumadka iyo barashada dib usoo celinta xogtii lahelay marka lajoogo mental health ama caafimaadka maskaxda Omega3 fish oil waxay door muhiima cafimaadka maskaxda iyo xasuusta
Meelaha laga heli karo hoos kafiiri qore Maxamed Sama Wade DrSamawade