12/04/2026
🚨⚪️ 𝐒OO LAABASHO KU SOO SOCOTA ! 🇩🇪
Real Madrid waxaa la sheegayaa in Toni Kroos uu si dhow ugu soo laabanayo kooxda… balse markan k**a ciyaari doono garoonka 👔✨
Halyeeygii h**e ee kooxda ayaa la filayaa inuu ku biiro maamulka “Casa Blanca” xilli ciyaareedka soo socda. Tani waxay fureysaa bog cusub oo noloshiisa ah 🎯
Maskaxdii khadka dhexe ee Kroos ayaa hadda la filayaa inay caqli iyo khibrad ku biiriso kooxda — balse ka shaqeysa gadaasha (coulisses) 🔥
Hanad Adam Maxamed Khadar Ibraahim Daahir